
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
17 Dec 2021
15 Dec 2021
Breaking News25 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha Abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga WADDANI Cabdillaahi Jaamac Cismaan oo saxaafadda maanta kula hadlay Xarunta Dhexe ee Xisbiga ayaa sheegay in ay meel fiican u marayaan wada hadallada u socda Xisbiga WADDANI iyo siyaasiyiinta uu hoggaaminayo Maxamuud Xaashi Cabdi.
Breaking News25 Oct 2021
Garoowe, (HCTV) -Dawlad goboleedka Puntlland, ayaa saaka waaberigii ka billowday doorashooyin dadweynuhu ay codkoodu wax ku dooranayaan markii ugu horraysay 53 sano kadib, sida uu sheegay guddiga doorashooyinka Puntland. Doorashadan oo ka dhacaysa saddex degmo oo kala ah, Eyl, Qardho iyo Ufayn ayaa waxaa ku tartamaya siddeeda urur siyaasadeed, kuwaas oo ku loolamaya doorashooyinka xildhibaannada […]
Breaking News19 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq xiligii uu ahaa wasiirka jidadka. Wasiirka ayaa Faysal ku eedeeyay in uu markasta fagaarayaasha ka sheego, hadalo aanu iska hubsanin oo […]
Breaking News17 Oct 2021
Hargeysa,(HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 37-guurada kasoo wareegtay maalinta shuhadada SNM oo sannad walba dalka laga xuso. Munaasibaddan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen hormuudka jimciyadda mujaahidiinta SOOYAAL, xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyeyaal katirsan ciidamada kala duwan ee dalka, qaar kamid ah saraakiishii […]
Breaking News16 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyooday, sideed kalena way ku dhaawacmeen shil gaadhi oo caawa ka dhacay galbeed Hargeysa, sida ay warbaah8inta u xaqiijiyeen ciidamada heeganka Booliska iyo masuuliyiinta Cisbitaalka Hargeysa. Shilkan oo ay sababeen laba gaadhi oo Nooho iyo Dhayne ah oo isku dhacay ayay ku dhinteen 3 Dumar ah, […]
Breaking News16 Oct 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Kulanka ay yeesheen labada ayay kaga wada hadleen xoojinta xidhiidhka labada dal ee walaalaha ah, mashaariicda horumarineed ee Turkigu ka wado Soomaaliya iyo arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo […]
Breaking News15 Oct 2021
Hargeisa, (AFP) – Beneath the defiant flag of their self-declared republic, young Somalilanders considered life as fresh university graduates in their unrecognised homeland — a country in name only, proud but alone in the Horn of Africa. These students were not yet born when Somaliland declared independence from Somalia in 1991, an act still unrecognised […]
15 Oct 2021
7 Oct 2021
Breaking News7 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Dufcadii 13aad óo tiradoodu ka badan tahay 400 Arday ayaa ka qalinjabiyey Jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa. Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo loogu qabtay xalay hotel Maansoor ayaa waxa ka soo qayb galay qaar kamid ah madaxda dalka si ay farxada ula wadaagaan ardayda qalin-jabinaysay.