
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News16 Sept 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku tilmaamay wareegto uu soo saaray madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhamaaday ee Somalia oo uu ku sheegay inuu ku hakinayo awoodaha Raysal wasaaraha, mid hareer marsan Dastuurka KMG ah ee Somalia. “Warqadda ka soo baxday Madaxwaynaha ee cinwaankeedu ahaa hakinta Awoodaha Wasiirka koowaad iyo dardargalinta […]
Breaking News14 Sept 2021
Gabiley, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan ku sugnaa Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa saaka si balaadhan loogu soo dhaweeyey Kalabaydh iyo Gabiley, halkaas oo Madaxweynaha lagu qaabiley roog-cas, Caleemo qoyan iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo […]
Breaking News11 Sept 2021
Ciyaaryahanka poul pogba ayaa lagu so waramaya inay doonayso kooxda real madrid ugana dhawdahay kooxaha kale ee psg iyo juventus isla markana ay doonayso inay si bilaash ah ula so wareegto xagaaga danbe oo ay kento garoonkeeda Waxa kale oo doonaya psg iyo juventus oo aa iyagu u dhawayn inay qatan ciyaaryahankan marka loo eego […]
Breaking News11 Sept 2021
Ole Gunnar Solskjaer ayaa isaga ka hadlayay shirkii jaraa id ee ka horeyay ciyaarta uu sheegay in uu u dhibi doono ciyaaryahan goal ku laadka kooxda iyadoo hore u ladi jiray ciyaaryahanaka bruno fernandes balse uu wax ka badal dhacay kadib imanshaha ronaldo Tobobaraha oo ka hadlayay ayaay yidhi “Bruno waxa uu u ahaa hormuud […]
Breaking News9 Sept 2021
Ronaldo ayaa imi kooxda man united iyado lala xidhiidhinayo man city warbaahintuna ay sidaasi hadal haysay balse si lama filaan ah ayuu u gaadhay go aan ah inuu ku biiro kooxdiisi hore ee man united isla markana uu uga so tago koxdii uu joogay mudada 3 sano ah ee juvantus Sida hada ay ugu farxeen […]
Breaking News8 Sept 2021
Segio ayaa ku so biiray kooxda barcelona ka hor intaanay kala so wareegin kooxda man city Sergio Aguero ayaan weli u ciyaarin kooxda barcelona madama uu dhaawac kaga maqanyahay Waxa soo cusboonaday warar sheegaya in loo so bandhigay weeraryahankan no 10aad oo uu iska diiday sergio ayaa isagoo la hadlaya warbaahinta waxa uu sheegay in […]
Breaking News8 Sept 2021
Kooxda liverbool ayaa doonaysa inay la so wareegto ciyaaryahankeedii ugu qaalisana ee suuqa iibka tobobaraha kooxda ayaa isaguna ah mid diyaar u ah in uu ka bixiyo ciyaartoygaasi £80 milyan oo gini ah ciyaaryahanka lagu magacaabo Jude Bellingham ayaa u ciyaara xulka qaranka egland isago ay da,diisu yartahay waxaana uu jooga hada kooxda reer germany […]
Breaking News7 Sept 2021
Ciyaaryahankii hore ee reer netherland aya sheegay inay ku qaldantay man united keenista xidig ay la so sexeexatay kaso anay ahayn inay la so wareegto van basten ayaa dhulka la galay xidiga ay isku wadanka yihiin ee van de beek Isago tilmaamay inaanan ahayn in ay la so saxeexato kooxda man united xidigaasi Van de […]
Breaking News7 Sept 2021
Goalhaye ederson moreas ayaa waraysi ay ka qaday kooxda man city sheegay booska uu ka ciyaari laha isagoo tilmaamay inuu ku wanaagsanan laha booskaasi hadii uu ka ciyaari lahaa Waxaana uu waraysiga guduhiisa ku sheegay hadal mid xiise leh ka dhigay waraysigii isago tilmaamay in aanu ka ciyaareen weerarka ee uu ka ciyaari laha khadka […]
Breaking News7 Sept 2021
Kooxda man united aya la filaya inay ka maqnandoonan kulanka u so horeya 6 ciyaaryahan taasi oo ku noqon karta mid niyad jab ah iyado arinka uu ilawsin karo ronaldo oo ku so bilaabanaya sida la rajeenaya kulan kiisii u horeeyay ee ay la ciyaari doonaan kooxda man united ka so horjeedka new castal united […]
Breaking News6 Sept 2021
Ciyaaryahanka hore ee kooxda sevila Luuk De Jong ayaa ku soo biiray kooxda barcelona maalintii ugu danbeesay seeqa iibka ciyaartoyga waxaana uu ku so biiray kooxda barcelona madama oo ay kooxda barcelona soo wajahday niyad jabb aad u wayn kadib markii ay ka tageen ciyaartoyda Lionel Messi iyo Antoine Griezman Dhaawacna uu kaga maqan yahay […]
Breaking News6 Sept 2021
Ciyaaryahanka Reiner Jesus ayaa ku so laban doona kooxda real madrid isagoo cabsi ka qaba booskii uu ka ciyaari laha marka uu ka soo labto kooxda oo uu amaah uga maqna isago ku maqna kooxda reer germany ee borussia dortmund Kooxda borussia dortmund ayaa heshiis burburin ku sameesay ciyaaryahanka Reiner Jesus Iyadoo dib ugu celin doonta […]