
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News25 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha Abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga WADDANI Cabdillaahi Jaamac Cismaan oo saxaafadda maanta kula hadlay Xarunta Dhexe ee Xisbiga ayaa sheegay in ay meel fiican u marayaan wada hadallada u socda Xisbiga WADDANI iyo siyaasiyiinta uu hoggaaminayo Maxamuud Xaashi Cabdi.
Breaking News25 Oct 2021
Garoowe, (HCTV) -Dawlad goboleedka Puntlland, ayaa saaka waaberigii ka billowday doorashooyin dadweynuhu ay codkoodu wax ku dooranayaan markii ugu horraysay 53 sano kadib, sida uu sheegay guddiga doorashooyinka Puntland. Doorashadan oo ka dhacaysa saddex degmo oo kala ah, Eyl, Qardho iyo Ufayn ayaa waxaa ku tartamaya siddeeda urur siyaasadeed, kuwaas oo ku loolamaya doorashooyinka xildhibaannada […]
Somali News20 Oct 2021
Mekelle, (HCTV) – Dawladda Federalka ee Ethiopia ayaa Weerarkan dhinaca cirka ah ku qaaday caasimada gobolkan ku yaala waqooyiga Ethiopia ee Tigray maanta oo Arbaca ah, sida uu ku waramay TV-ga gobolkaasi. Waxaanu weerarkani uu noqonayaa kii labaad ee todobaadkan ka dhaca Mekele. Ilaa iyo hada ma cada khasaaraha weerarkan. Dawlada dalka Ethiopia iyo Jabhada […]
Somali News19 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan hadhimo-sharafeed ah ku casuumay xubno kamid ah bulshada aragga naafada ka ee ku dhaqan dalka Somaliland. Kulankan oo lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada, ujeeddadiisuna ahayd sidii ay madaxweynaha iyo xubnaha dadka aragga naafada ka ahi si saraaxad leh isugu xogwaraysan lahaayeen, islamarkaana uu […]
Breaking News19 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq xiligii uu ahaa wasiirka jidadka. Wasiirka ayaa Faysal ku eedeeyay in uu markasta fagaarayaasha ka sheego, hadalo aanu iska hubsanin oo […]
Breaking News17 Oct 2021
Hargeysa,(HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 37-guurada kasoo wareegtay maalinta shuhadada SNM oo sannad walba dalka laga xuso. Munaasibaddan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen hormuudka jimciyadda mujaahidiinta SOOYAAL, xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyeyaal katirsan ciidamada kala duwan ee dalka, qaar kamid ah saraakiishii […]
Breaking News16 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyooday, sideed kalena way ku dhaawacmeen shil gaadhi oo caawa ka dhacay galbeed Hargeysa, sida ay warbaah8inta u xaqiijiyeen ciidamada heeganka Booliska iyo masuuliyiinta Cisbitaalka Hargeysa. Shilkan oo ay sababeen laba gaadhi oo Nooho iyo Dhayne ah oo isku dhacay ayay ku dhinteen 3 Dumar ah, […]
Breaking News16 Oct 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Kulanka ay yeesheen labada ayay kaga wada hadleen xoojinta xidhiidhka labada dal ee walaalaha ah, mashaariicda horumarineed ee Turkigu ka wado Soomaaliya iyo arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo […]
Somali News16 Oct 2021
Baladweynei, (HCTV) – Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Baledweyne ayaa ka dhacay gudaha Saldhiga Booliiska degmada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxaan oo noociisa la sheegayo inuu ahaa miino nooca meelaha fog laga hago ayaa ka dhacay goob Maqaaxi ah oo ku dhextaala gudaha Saldhiga, kaasoo […]
Somali News16 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Munaasibada Maalinta Geesiyaasha Qaranka Somaliland oo ah Xuska 37-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM. Gudoomiyaha Xisbiga ayaa sheegay inay maalintani ka mid tahay in si weyn loo xuso oo waliba maalmaha fasaxa lagu daro isla markaana ku maalin qiimo weyn […]
Somali News15 Oct 2021
Jimco, October, 15, 2021 (HOL) – Afhayeen u hadashay wasaarada arrimaha didabadda ee Taiwan, ayaa waxba ka majiraan ku tilmaantay warbixin uu qoray wargayska Global Times, ee ku hadla afka dowlada China, kaasi oo xukuumada Taipie ku eedeeyay in ay laaluush siiso siyaasiyiinta Somaliland iyo qoysaskooda si ay u buun buuniyaan qadiyada madax-bannaanideeda. Sida lagu […]
15 Oct 2021