
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
7 Oct 2021
Breaking News7 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – Dufcadii 13aad óo tiradoodu ka badan tahay 400 Arday ayaa ka qalinjabiyey Jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa. Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo loogu qabtay xalay hotel Maansoor ayaa waxa ka soo qayb galay qaar kamid ah madaxda dalka si ay farxada ula wadaagaan ardayda qalin-jabinaysay.
Somali News7 Oct 2021
Jigjiga, (HCTV) – Waxaa maanta magaalada Jigjiga soo gaadhay wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Degaanka Oromiya Shimalis Abdhisa,. Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Jigjiga kusoo dhaweeyay madaxda degaanka u sareeysa oo uu kamid yahay Madaxweyne Mustafe cagjar, ku xigeenkiisa Ibraahim Cusmaan Faarax, iyo masuuliyiin kale. Intaa kaddib wafdiga Madaxweynaha Oromiya oo uu weheliyo […]
Somali News7 Oct 2021
Hargeysa, (HCTV) – WAR-SAXAAFADEED:- Fadhigii 80aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo maanta ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Covid-19, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Ugu horrayn, waxa uu Goluhu […]
Somali News4 Oct 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan caleemasaarka dhismaha Xukuumadda cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan munaasabadda caleemasaarka dhismaha Xukuumadda […]
Breaking News16 Sept 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku tilmaamay wareegto uu soo saaray madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhamaaday ee Somalia oo uu ku sheegay inuu ku hakinayo awoodaha Raysal wasaaraha, mid hareer marsan Dastuurka KMG ah ee Somalia. “Warqadda ka soo baxday Madaxwaynaha ee cinwaankeedu ahaa hakinta Awoodaha Wasiirka koowaad iyo dardargalinta […]
Somali News14 Sept 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka digay isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil oo garsoorka horyaala, waxaanu Raysal Wasaare Rooble uu marin habaabin ku tilmaamay guddida baadhista ee uu xalay magacaabay madaxweyne Farmaajo. R+aysal Wasaar=uhu waxa uu ku sheegay qoraal caawa ka soo baxay Xafíiskiisa inay […]
Breaking News14 Sept 2021
Gabiley, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan ku sugnaa Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa saaka si balaadhan loogu soo dhaweeyey Kalabaydh iyo Gabiley, halkaas oo Madaxweynaha lagu qaabiley roog-cas, Caleemo qoyan iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo […]
Somali News14 Sept 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Rooble iyo masuuliyiinta ka socotay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka, dardar gelinta arrimaha doorashooyinka iyo waliba Kiiska Ikraan […]
Somali News13 Sept 2021
Muqdisho, (HCTV) – Wada hadaladii u socday madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble ayaa istaagay kadib markii habeen hore lagu guulaysan waayay in heshiis laga gaadho arrimaha la isku hayo. Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdi -Casiis Lagtareen oo kamid ahaa dhexdhexaadiyaasha ku howlanaa xallinta khilaafka madaxda sare ee Soomaaliya, ayaa dib ugu laabtay Koonfur galbeed. Waxay […]
Somali News13 Sept 2021
Hargeysa, (HCTV) – Ciidamada Bileyska Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay 200 xabo oo xayawaanka xamaaratada ah ee Caasha-badhida oo nin u dhashay dalka Masar uu doonayay in uu si sharci daro ah dibada ugu dhoofiyo. Sarkaal u hadlay ciidanka booliiska Somaliland ayaa sheegay in eedeysanaha lagu qabtay xayawaankan xamaaratada ah gacanta lagu dhigay xili uu […]
Somali News13 Sept 2021