
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 Mar 2019
Nairobi, (HCTV) – Malaayiin qof oo ka mid ah Dadkii Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta kala socday Baraha Internet-ka ee loo yaqaano (Social Media), ayay u suurto-geli wayday inay kala socdaan, laga bilaabo Jimcihii la soo dhaafay oo ku beegnaa 22-ka bishan March ee Sannadkan 2019. Madaxa Shaqaalaha Madaxtooyada Kenya, Nzioka Waita oo Warbaahinta la […]
Somali News23 Mar 2019
Beira, (HCTV) – Hay’adaha Gargaarka ka shaqeeya ayaa kor u qaaday cabsida laga qabo inay xanuuno ka dhashaan nadaafad-darrada ka dhalatay Roobab duufaano watay oo 8-dii Maalmood ee u dambeeyay ka da’ayey Dalkaasi, kuwaasi oo ay ka dhasheen Dadad waaweyn oo daboolay goobihii ay ku kaydsanaayeen Biyihii Nadiifta ahaa ee Dadku cabbayeen. Qaylo-dhaantan ay soo […]
23 Mar 2019
Wasiir ku xigeenkii shaqada iyo Shaqaalaha oo oo lagu dilay Weerarkii Maanta. Marxuum mudane Saaqar Ibrahim Cabdalla oo sidoo kale ka mid ahaa Mudaneyaasha Baarlamanka ayaa lagu dilay Weerar ismiidaamin ah oo Alshabaab ay maanta ku qaadeen Xarunta Wasaaradad Shaqada ee Muqdisho. #HCTV la wadaag saaxiibadaa.
Breaking News20 Mar 2019
Somali News20 Mar 2019
20 Mar 2019
Waxaa saaka ka ambaba baxay waftigii uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed oo saddexmaalmood Booqasho Rasmi ah ku joogay Somaliland. masuuliyiinta arrimaha dibadda ee somaliland oo uu hogaaminayay wasiir yaasiin Maxamuud faratoon ayaa madaarka caalamiga ah ee Cigaal kusii sagootiyay waftiga Eriteriya oo raacay diyaaradda Ethiopia. waa waftigii ugu sareeyay […]
Breaking News20 Mar 2019
Breaking News14 Mar 2019
Madaxweynaha Somaliland Ayaa Sheegay In Wada Hadalada SOmaliland Iyo Somalia Ay Ka Dhacayaan Magaalada Acra Ee Wadanka Ghana, Iyadoo Wadahaladaasi Ay Qayb Ka Noqonayaan Wadama Reer Galbeedka.
Breaking News14 Mar 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dalka dib ugu soo laabtay Maanta ka dib safar maalmo qaatay oo uu ku Joogay Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
Breaking News6 Mar 2019
Breaking News6 Mar 2019
Breaking News6 Mar 2019