
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Mar 2019
Somali News24 Mar 2019
Somali News24 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dhaqaaqyo Maalmihii u dambeeyay Ciidammada Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ka wadeen degaannada bariga Sanaag. Madaxweyne Biixi oo Maanta Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliland u jeediyey khudbad-sannadeedka 2019-ka, ayaa sheegay in xuduudka Somaliland ee dhanka bariga ay dhaqdhaqaaqyo amni-darro ka wadeen Ciidammada Puntland. Madaxweyne […]
Somali News24 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Inta la ogyahay laba Qof ayaa ku geeriyooday degmada War-idaad oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Saraar ee Somaliland. Labadan Qof ayaa ku Geeriyooday Cudurka Soomaalidu u taqaanno Gawracatada, kaasi oo ka dillaacay degaano ka mid ah Gobolka Saraar, waxaana Cisbitaallada Gobollada Saraar iyo Togdheer lagula tacaalayaa Dad kale oo uu Xanuunkaasi […]
Somali News24 Mar 2019
Bangkok, (HCTV) – Dalka Thailand ayaa maanta oo Axad ah looga dareeray doorashooyinka guud kadib mudo uu dib u dhac ku imanayey doorashada, taas oo la filayo in Prayuth Chan-ocha, oo ah generalkii hogaaminayey afgabigii lagaga soo horjeeday dawladii ugu dambaysay ee dalkaasi uu doortay shan sano ka hor, ayaa wakhtigan la filayaa inuu dib ugu soo […]
Somali News24 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta khudbad-sannadeedka Dastuuriga ah u jeediyey labada Gole ee Baarlamaanka (Wakiillada iyo Guurtida). Madaxweynaha ayaa khudbad-sanadeedka 2019-ka kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay dhismaha Waddada u dhaxaysa Berbera iyo Wajaale, Abaarihii dalka soo maray. Madaxweynuhu waxa kale oo uu ka hadlay siyaasadda […]
Somali News24 Mar 2019
Geneva, (HCTV) – Dawlada Somalia ayaa u yeedhay safiirkeedii u fadhiyey caasimada dalka Switzerland ee Geneva si ay wax uga waydiiso sababta keentay inay ka aamustay kulan lagaga soo horjeeday Qabsashada Israel ay ku haysato buuralayda Golan-Heights ee dalka Suuriya, oo dhawaan Madaxweyne Trump uu u aqoonsaday in Israel ay leedahay. Dawlada Somalia, gaar ahaana […]
Somali News24 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Labada Gole ee Baalamaanka (Wakiillada/Guurtida) u jeedinaya Khudbad-sannadeedka 2019-ka ee Dastuuriga ah. Khudbaddan oo sannad walba uu hal mar Madaxweynuhu u jeediyo Labada Aqal ee Baarlamaanka, ayuu kaga hadlaa Xaaladaha kala duwan ee Dalka, sida Siyaasadda Arrimaha dibedda, Siyaasadda Arrimaha gudaha, Amniga iyo Arrimaha […]
Somali News23 Mar 2019
London, (HCTV) – Boqolaal kun oo qof ayaa dibad-baxyo ka dhigay badhtamaha magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska, kuwaas oo dalbanayay afti labaad oo lagaga baxayo Midawga Yurub. Waxaanay dadka soo abaabulay isku soo baxyadan ay ku boorinayaan Baarlamaanka UK in cod dambe loo qaado ka bixitaanka Midawga Yurub oo afti dib loogu soo celiyo […]
Somali News23 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha ku meel-gaadha ah ee Xisbiga WADDANI, Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jire ayaa meel fagaare ah isku waydaarsaday hadallo siyaasadeed oo qalafsan. Labadan Siyaasi oo Xalay ka qayb-galay Dood-Cilmiyeed lagu qabtay Hargeysa, ayaa iswaydaarsaday haddallo eed iyo jawaab ah. Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil […]
Somali News23 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa Maanta kulan Albaabbadu u xidhnaayeen la yeeshay Golaha Guurtida. Kulankan oo aan la’ ogolayn in Saxaafaddu xaadir ku ahaato ayaa markii uu soo idlaaday waxa si gaar gaar ah Warbaahinta ula hadlay Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland, Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo Guddoomiyaha Golaha Guutida, Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, […]
23 Mar 2019