
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News25 Jan 2019
Addis Ababa, January 25, 2019 (HCTV.TV) Jabhad ay leeyihiin qawmiyadda Canfarta ee dalka Eritrea, balse xarunteedu tahay dalka Ethiopia ayaa ku hawlan inay isbedel ku samayso khariidada Geeska AFrika. Jabhadani oo magaceeda la yidhaahdo RSADO waxa ay la dagaalantaa dawladda Eritrea, waxaanay doonaysaa in ay wadan cusub ka samayso dhulka ay degaan qawmiyadda Canfarta ee […]
Somali News25 Jan 2019
Addis Ababa January 25, 2019 HCTV.TV) Dawladda dalka Itoobiya ayaa marti gelin doonta shirka dhaqaalaha adduunka ee sannadka 2020.. Sidaana waxa laga sheegay kulan dhex maray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed iyo aasaasaha xarunta dhaqaalaha adduunka Professor Klaus Schwab. Kulankan ka dib ayaa la sheegay inay labada dhinac isla qaateen in dalka Itoobiya marti geliyo […]
Breaking News24 Jan 2019
Muqdisho, January 24, 2019 (HCTV.TV) Dawladda federaalka ah ee Somalia ayaa gashay in ka badan 38 heshiis oo kala duwan intii u dhaxaysay 2014-2018. Kuwaasi oo qaar badan oo ka mid ah ay joojisay amaba ay dalbatay in dib looga wada xaajoodo. sida ay baahisay Wasaaradda Maaliyaddda Somalia, heshiisyadani qaar waa lagu noqonayaa qaar way […]
Somali News24 Jan 2019
<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/k6wFeviirC4″ frameborder=”0″ allow=”accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture” allowfullscreen></iframe>
Somali News24 Jan 2019
https://youtu.be/f86ZJQVcQLY
Somali News24 Jan 2019
Hargeysa, January 24, 2019 (HCTV.TV) Guddi wasiiro ah ayaa loo saaray inay ka soo talo bixiyaan sida ugu haboon ee ay beelaha iyo gobolada Somaliland u qaybsan lahaayeen kuraasida golaha wakiiladda Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay qasriga madaxtooyadda Somaliland oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac oo […]
Breaking News23 Jan 2019
Hargeysa, January 23, 2019 (HCTV.TV) Hay’adda Shaqaalaha Adduunka ee ILO ayaa la sheegay in gebi ahaanba laga joojiyey hawlihii shaqo ee ay ka waday dalka ka dib markii khilaaf soo kala dhexgalay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Inkasta oo aanay Wasaaradda iyo hay’adda midkoodna ka hadal khilaafkani, haddana sida ay Horn Cable u sheegeen qaar […]
Somali News23 Jan 2019
Hargeysa, January 23, 2019 (HCTV.TV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa la filayaa inuu kala diro Golayaasha Deegaanka ee dalka bisha February ee sannadkan 2019. Sida ay HornCable u sheegeen ilo ku dhaw dhaw Qasriga madaxtooyadda Somaliland, waxa ay kala diristani ka dambaysay ka dib markii kulan qasriga madaxtooyadda Somaliland bishii todobaad ku dhexmaray xisbiyada qaranka laga […]
Breaking News23 Jan 2019
Breaking News23 Jan 2019
Breaking News23 Jan 2019
Somali News22 Jan 2019
Muqdisho January 22, 2019 (HCTV.TV) Dawladda federaalka ee dalka Somalia iyo hay’adaha caalamiga ah ee kala shaqeeya gargaarka bani’aadminada ayaa dalbaday in ka badan 1.08 bln USD oo lagu taageero 3.4 mln Soomaali ah oo ku tabaalaysan deegaamada Somalia. Sida ay ku warantay hay’adda isku dubaridka gargaarka ee UNOCHA haddii aan qaadhaanka la siinin waxa […]