
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News22 Jan 2019
Djibouti January 22, 2019 (HCTV.TV) Raadad taariikheed oo aan hore loo ogeyn ayaa laga daah-furey dalka Jamhuuriyadda Djibouti. Sidaana waxa sheegay koox khubaro Faransiis ah oo sannadahaniba Djibouti ka waday cilmi baadhis la xidhiidha raadadka iyo taariikhda ay dadyawgii hore ee dunida soo marayka tageen. Sida ay ku warantay shabakada la yidhaahdo ancient origins dhagax […]
Somali News22 Jan 2019
Muqdisho, January 22, 2019 (HCTV.TV) – shaqaalaha Maamulka Hawadda ee xaruntoodu tahay madaarka magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia ayaa cabasho weyn ka muujiyay amaro uu ku soo rogay wasiirka Duulista Hawadda ee dalkaasi. Cabashadani oo nuqul ka mid ah uu helay Horn Cable waxa ay shaqaaluhu kaga cawdeen Wasiirka inuu ku soo rogay amar […]
Somali News21 Jan 2019
Hargeisa January 21, 2019 (HCT.TV) Shirkadda Genel Energy oo ah shirkad ka diiwaan gashan cariga Ingiriiska iyo dalka Turkiga, isla markaana hawlo sahamin dhinaca Saliidda ah ka waday sannadihii ina dhaafay deegaamada Koonfurta Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa warbixin cusub oo ay ka soo saartay sahankeeda waxa ay rajo kaga muujisay in saliid laga helo […]
Somali News21 Jan 2019
Addis Ababa, January 21, 2019 (HCTV) Shidaalka yaraan baahsan ayaa laga weriyey inay ka jirto dalka Itoobiya guud ahaan, gaar ahaana magaalada caasimadda ee Addis Ababa, ka dib markii colaad u dhaxaysa laba qoomiyadood oo reer Itoobiya ah colaadi ku dhexmartay deegaamada ay wada degaan dalka Itoobiya. Dagaaladani oo ku dhisan isir oo u ayaa […]
Breaking News21 Jan 2019
Muqdisho, January 21, 2019 (HCTV) Cilad farsamo oo loo caal-waayay ayaa soo food saartay nidaamka daabacaadda Baasaaboorka Somalia muddo ku dhaw bil iyo badh, sida ay HCTV u xaqiijiyeen Qaar ka mid ah Hawlwadeenada Waaxda Socdaalka ee Soomaaliya “waxa la noo sheegay in aanu joojino gebi ahaanba buux-buuxinta iyo dalabka baasaaboorka Soomaaliya, sababtana waxaa naloo sheegay […]
Breaking News21 Jan 2019
21 Jan 2019
21 Jan 2019
Laamaha ammaanka ee Kenya waxay sheegeen inay fashiliyeen weerar dabley hubeysan qy ku qaaday deegaan ku yaalla magaalada Gaarisa. Mas’uuliyiinta waxay sheegeen in dableyda oo lagu tuhunsan yahay inay Al Shabaab ka tirsan yihiin ayaa bartilmaameedsaday labo shirkadood oo Shiinees ah oo dhisaya waddada isku xirta magaalooyinka Gaarisa iyo Wajeer. Waxay intaasi ku dareen in […]
Breaking News20 Jan 2019
Breaking News20 Jan 2019
Breaking News20 Jan 2019
Breaking News20 Jan 2019