
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News22 Dec 2018
Somali News22 Dec 2018
Somali News22 Dec 2018
Somali News22 Dec 2018
Somali News22 Dec 2018
Somali News22 Dec 2018
Somali News22 Dec 2018
22 Dec 2018
Ugu yaraan 5 qof oo ku jiro Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa wariyayaasha Soomaaliyeed ee ka hawlgalayay Telefishanka Universal, ayaa ku geeriyooday qaraxyo isku xigay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. qaraxa koobaad ayaa lala eegtay bar koontarool oo ku taalay nawaaxiga tiyaatarka qaranka, waxyar kadibna waxaa isla goobtaasi ka dhacay qarax […]
Breaking News19 Dec 2018
Breaking News3 Oct 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah. Mudane, Farmaajo ayaa u rajeeyay inuu Alle Madaxweyne Barham xilkiisa u fududeeyo, isla markaana Shacab weynaha Dalkaasi uu u noqdo mid ay mahadiyaan. Madaxweynaha Cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah, ayaa ah siyaasi caan ka ah […]
Somali News3 Oct 2018
Xaaska madaxweynaha Mareykanka Melania Trump ayaa waxaa booqasho mudo todobaad ah waxa ay uga bilaabatay qaaradda Afrika. Maalmaha nagu soo aadan ayaa lagu wadaa in ay booqato dalalka Kenya, Malawi iyo Masar, booqasheeda Afrika waxay uga goolleedahay xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee Mareykanka iyo Afrika. Waa booqashadeedi ugu waynayd, uguna horreysay ee ay ku tegto Melania […]
Somali News3 Oct 2018
Guddiga qandaraasyada qaranka jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay magaalada Hargeysa ku soo bandhigay tartan qandaraas oo loo gelay dhismaha xarunta kaydka raashinka qaranka Somaliland, tartankaasi oo ahaa mid daah furay ayaa waxaa ka qayb qaatay labaatan shirkadood oo kuwa dhismaha ah. Guddoomiyaha hay’adda ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland, Faysal Cali Sheekh ayaa […]