
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Oct 2018
Saddexdii maalmood ee u danbeysey ayaa dad ka badan 44 qof lagu diley iska-hor-imaad ka dhacay galbeedka Itoobiya kaas oo u dhexeeyey laba qowmiyadood. Sida laga soo xiganayo dadka degan ismaamulka Benishangul-Gumuz ee galbeedka dalkaasi, shaqaaqada ayaa bilaamatey Jimcihii lasoo dhaafay kadib markii afar qof oo Dowladdooda ka tirsan lagu diley dhulka Oromada oo ay […]
Somali News3 Oct 2018
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb-galay fadhigii baarlamaanka ee looga hadlaayey xeer hoosaadka baarlamaanka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ah Madaxweynihii 8aad ee Somaliya yeelato sida uu qabo dastuurku marka uu xilka ka dego waxaa loo dhaariyey Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka inta ka dhiman noloshiisa. […]
Somali News26 Sept 2018
Maxakamada ciidamada qalabka sida ee putland ayaa maant u fadhiistay dacwada xubno ku eedaysan ka mid ahaanshaha xubnaha alshabab iyo daacish, gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee putland ee gobolada barri sanaag,haylan iyo gardafuu gashaanle sare cawil axmed faarax ayaa warbaahinta u akhriyey xukunka,
Somali News20 Sept 2018
Somali News20 Sept 2018
Somali News20 Sept 2018
Somali News20 Sept 2018
Somali News13 Sept 2018
Somali News13 Sept 2018
Somali News11 Sept 2018
Somali News11 Sept 2018
Somali News11 Sept 2018