
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News6 Sept 2021
Ciyaaryahanka Reiner Jesus ayaa ku so laban doona kooxda real madrid isagoo cabsi ka qaba booskii uu ka ciyaari laha marka uu ka soo labto kooxda oo uu amaah uga maqna isago ku maqna kooxda reer germany ee borussia dortmund Kooxda borussia dortmund ayaa heshiis burburin ku sameesay ciyaaryahanka Reiner Jesus Iyadoo dib ugu celin doonta […]
Sports3 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada Somaliland ku gudoonsiiyey billadii uu xaqa u lahaa Ciyaaryahan Cabdicasiis Aadan Cumar oo ku magac dheer (Gacan) kana mid ahaa xulkii gobolka Daadmadheedh ee 16-11-2020 ku guulaystay koobkii gobolada Jamhuuriyadda Somaliland ee Kubadda Cagta oo uu maalintaasi kaga maqnaa ciyaartii […]
Somali News11 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV Sports) – Ciyaar qurux badan oo xulalka Gobololada Gabiley iyo Xaysimo ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Jamhuuriyada Somaliland, ayaa xulka Gobolka Gabiley waxa ay Xulka Xaysimo kaga badiyeen 3 Gool iyo 1 gool. Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa goolkii 1aad waxa u saxeexay xulka […]
Somali News10 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV SPORTS) – Ciyaar xamaasad leh oo xulalka Gobololada Daad-madheedh iyo Sool ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa Daad-Madheedh 4 Gool iyo 0 kaga badiyey Xulka Gobolka Sool. Ciyaartan oo ka tirsanayd Ciyaaraha gobolada Jamhuuriyada Somaliland ee sideed dhamaadka (quarter-finalka) ayaa qaybtii hore ee ciyaarta oo aan wali la kala dhalin […]
Somali News9 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Ciyaar kulul oo xiiso leh ayaa Xulalka Gobolka Maroodi-jeex iyo Awdal ay iskaga hor-yimaadeen Koobka Gobolada Jamhuuriyada Somaliland, oo ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium oo loogu soo baxayey Wareega Afar Dhamaadka (Simi-final) ayaa qaybtii hore ay Goolkii 1aad ay ku horeeyeen Gobolka Maroodi-Jeex oo uu dhaliyey Guuleed Kayse. Hase […]
Somali News8 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xulalka Gobolka Hawd iyo Badhan ayaa iskaga horyimid ciyaar xiiso leh oo ka tirsan Simi-Final, Koobka Gobolada Jamhuuriyada Somaliland, oo ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium. Qaybtii hore ee ciyaarta markii ay gabogabo ku sii dhaweyd 43 daqiiqo ayaa khalad ay galeen Xulka Gobolka Badhan waxa gobolka Hawd loo dhigay […]
Somali News24 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciyaartii ugu dambaysay ee Final-ka koobka ka socday Garoonka guryo samo ayaa la soo gabogabeeyey maalintii shalay, oo ciyaar adag oo ahayd ciyaartii kama dambaysta ahayd ay ku dhex martay labada kooxood ee GADAR VILLAGE iyo kooxda MAAN oo ku ciyaaray garoonka Gurya-samo ee magaalada Hargeysa. Ciyaartan oo ay dadweyne farabadan daawashadeeda […]
Breaking News18 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciyaarta kama dambaysta ah ee Tartanka ciyaaryahanada heerka 1aad ee Garoonka 31-ka May oo loogu magac daray HCTV Cup, ayaa 19-ka bishan oo ku beegan maalinta bari oo Jimce ah dhici doonta. Ciyaartan final-ka ah ayaa waxa wada ciyaari doona labada kooxood ee isugu soo hadhay ciyaarta kama dambaysta ah ee tartanka […]
Somali News18 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Waxa si habsami leh uga socda magaalada Hargeysa Tartanka Ciyaaraha HCTV soo qaban qaabiyey ee Garoonka Gurya Samo, kaas oo ay ka qaybgalayaan ciyaaryahanada heerka koowaad oo si isku dhaf ah ugu ciyaaraya garoonka Gurya Samo. Kulamadii Ciyaarahan ayaa galay wareegii labaad ee ciyaaraha HCTV, waxaana kulankii galabta wada ciyaaray kooxaha Carwo […]
Breaking News25 Mar 2019
Sports20 Mar 2019
Sports3 Oct 2018
Weeraryahanka Juventus Cristiano Ronaldo ayaa xalay laga qabtay sawiro aysan farxad ka muuqan xilli kooxdiisa ay 3-0 kaga badisay Young Boys kulan ka tirsan koobka horyaalada yurub, waxaana fursadda ka faa’ideystay Paulo Dybala. Xiddiga reer Argentina wuxuu dhaliyay sadexley, wuxuuna noqday midkii 4-aad ee taariikhda kooxda sadexley ka dhaliya koobkaan xiisaha badan ee Champions League, […]