
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Sports3 Oct 2018
Halyeeyga Man United Paul Scholesayaa si toos ah u weeraray Jose Mourinho kuna tilmaamay inuu ceebeeyay kooxda kadib markii ay barbaro la galeen Valencia kulankii ka tirsanaa koobka horyaalada yurub ee Champions League. Mourinho ayaa cadaadiska uu kusii kordhayaa mudooyinkii ugu dambeeyay, afar kulan oo xiriir ah kuma badin Old Trafford kooxda Red Devils dhamaan tartamada oo dhan […]
Sports11 Sept 2018
4 Sept 2018
Sports26 Aug 2018
Sports26 Aug 2018
Sports25 Aug 2018
Waxaa laga yabaa in aad markiiba ku jah-wareerto ciwanka maqaalkan, laakiin waxa aan ka hadley-no ma’aha wadankii Soomaaliya iyo Ururka hubeysan Al-shabaab, laakiin waa caaryahan lagu naaneyso Somalia oo ku biiray kooxda Kubadda Cagta Al-shabaab ee ka dhisan dalka Saudi Arabia. 29 jirkan magaciisa rasmiga ah uu yahay Wergiton do Rosario Calmon una dhashay […]
Sports16 Aug 2018
Sports16 Aug 2018
Muuqaal muujinaya weeraryahanka kooxda Liverpool Maxammed salaax isaga oo gaari wada taleefanka gacantana isticmaalaya marka uu kooxda soo gaadhay kooxda waxay ku wargelisay booliska. Kooxda Liverpool boggeeda Tweeterka waxay ku qortay inuu Saalax uu Moobaaylkiisa eegayey waxa uu xilligaasi eegayeyna baaritaan ay ku wadaan. Afhayeenka Kooxda wuxuu sheegay ka hor inta ay booliska wargelinin iney […]
Sports29 Jul 2018
Goolhayihii xulka qaranka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo naadiga Elman, Axmed Cabdullaahi Macallin, ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Isparta ee dalka Turkiga. Sida uu BBC u sheegay Sh. Maxamed Maxamuud oo ah guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee Turkiga, cayaartoyga ayaa dalkaas u joogay muddo sannad ah daryeel caafimaad. “Sababta uu u aaday magaalada Isparta […]
Sports29 Jul 2018
Cahid Tamiimi oo ah gabar yar oo reer Falastiin ayaa xabsiga laga sii daayay kaddib markii 8 bilood ay ku xirnayd halkaasi, waxaana la xiray kaddib markii dharbaaxo iyo laad ay ku dhufatay askari Israa’iil agagaarka dhulka lahaysto ee Daanta galbeed. Cahid Tamimi ayaa sannadkii hore kasoo muuqatay muuqaal ay kula doodaysa askari Israa’iili ah […]
Sports29 Jul 2018
Iyadoo wafdiga Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ay ku sugan yihiin Magaalada Asmara ee dalka Eritrea, ayaa Wasiirka Warfaafinta Somaliya Daahir Maxamuud Geelle, wuxuu ka hadlay doorka Eritrea ay ka qaadan karto isu soo dhawaanshaha Somaliya iyo Imaaraadka Carabta. Daahir Geelle oo la hadlay Idaacada VOA, ayaa wuxuu sheegay marka laga hadlaayo xiriirka Eritrea iyo […]