
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News15 Jun 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa xalay kulan casho iyo is-barasho ah la yeeshay Madaxda Shirkadaha ugu waaweyn dalka Israa’iil, Maal-gashadayaal Caalami ah iyo Hoggaamiyeyaasha Ururrada Ganacsiga ee dalka Israa’iil. Madaxweynaha iyo xubno ka mid ah weftigiisa ayaa si mug leh uga war bixiyey fursadaha […]
Breaking News14 Jun 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku guda jira maalintii koowaad ee booqashada rasmiga ah ee dalka Israa’iil, ayaa galabta booqday saddex (3) Goobood oo Taariikh iyo xasuus ku leh dalka Israa’iil, kuwaasi oo kala ah: 𝟏. 𝐌𝐎𝐔𝐍𝐓 𝐇𝐄𝐑𝐙𝐋: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa booqday goobta […]
Breaking News14 Sept 2024
Gabiley (Hctv.tv) Daawo “Gabiley Gobolnimadeeda Waa Loo Codaynayaa ….. “Boqor Buurmadow ayaa sidaasi ka sheegay Magaalada Gabiley oo siweyn loogu soo dhaweeyey Maanta oo uu safar ku tagay
Breaking News14 Sept 2024
Hargeysa (Hctv.tv) Daawo Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Oo ay Gudida Doorashooyinka Somaliland siiyeen Shahaadooyin Musharaxnimo, Madaxweyne Biixi, Musharax Cirro, iyo Musharax Faysal. Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta Musharixiinta Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Madaxweynaha ee seddex Xisbi Qaran uga qaybgalaya doorashada Madaxtooyada guddoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimo Ee November13 2024.
Breaking News8 Sept 2024
Nairobi (hctv.tv) Daawo “Dadweynaha Dacarta ku nooli waxa ay nasiib u heleen oo ay Somaliland inteeda kale dheer yihiin…” Madaxweyne Biixi oo socdaal ku marayay Gobolada Galbeedka Somaliland
Breaking News8 Sept 2024
Borama (hctv.tv) Daawo Gudoomiyihii Urur Siyasadeedka Barwaqo ayaa si Rasmiya U Wareejiyay Ururkii Barwaaqo.
Breaking News8 Sept 2024
Nairobi (Hctv.tv) Daawo Munaasabadda Bandhiga Musharaxnimada Xilka Madaxweynaha Jubbaland kusoo bandhigayay Dr Cabdullaahi
Breaking News25 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Daawo ” Xasanow Marka Somaliland noqoto Muxaafid iyo Mucaarid Midbaanu nahay…”Xil Barkhad Batuun
Breaking News25 Aug 2024
Muqdisho (hctv.tv) Daawo Madaxda Soomaaliya ayaa ka Qeyb Galay Munaasabad lagu soo bandhigaye Wixii u qabsoomay Xukuumada uu hogaaminayo Raysal Wasaare Xamse Cabdi Bari labadii sano ee ay talada Dalka hayeen.
Breaking News25 Aug 2024
Muqdisho (hctv.tv) Daawo ”Xukuumadda DanQaran wixii ay qabatay labadii sano ee la soo dhaafay, waa sadar muuqda” Xasan Sheekh Maxamuud
Breaking News24 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Daawo “Goboladii Bariga Waxaan Kuso Arkay Dad Diyaar Ah Oo Cadawga Iska Ilaalinaya..” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Breaking News24 Aug 2024
Hargeysa (Hctv.tv) Daawo “intaaba waan arkayey in xisbiga Waddani ka shaqeynayey midnimadda Soomaaliya” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe