Somali News31 Mar 2020
Hindia (HCTV) – Dawladda Hindiya ayaa Tareennadii laga joojiyey inay Dadka u kala daabulaan Magaalooyinka dalkaasi, waxay si ku meel-gaadh ah uga dhigtay Waadhadh loogu talo-galay in la dhigo Dadka uu ku dhaco Xanuunka dunida faraha baas ku haya ee Covid_19. Diyaar-garowga caynkaas ah ayaa waxa keenay Cabsi laga qabo in hanaanka Caafimaad ee dalka […]
Somali News31 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu saxeexay wax ka bedelka iyo kaabista ay goleyaasha Baarlamaanku ku sameeyeen xeerka isgaadhsiinta ee dalka. Ma jiro war rasmi ah oo ay madaxtooyadu ku xaqiijisay in Madaxweyne Biixi saxeexay xeerkan, laakiin warar xogogaala oo uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Biixi […]
Somali News31 Mar 2020
Gaza (HCTV) – Markii Maamulka Xamaas ee falastiiniyiintu ku dhawaaqeen in Qasa laga helay labadii qof ee ugu horreeyay ee qaba Caabuqa Coronavirus, waxa Dadweynaha lagu war-geliyey in si ku meel-gaadh ahna loo xidhi doono Meheradaha halkaas ku yaalla, si looga Taxadiro in Cudurku sii faafo. Arrintan oo ay qayb ka ahayd in la yareeyo […]
Somali News31 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aanay diyaaradda Ethiopian Airlines safarrada ay ku timaaddo Magaalada Hargeysa iyaga wax fasax ah uga haysanin. Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Salaad (Oomaar) ayaa kiis gaar ah ku tilmaamay Safarrada ay Diyaaradda Ethiopian Airlines ku timaaddo magaalada Hargeysa. Wasiirka oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi “Ogolaansho […]
Somali News30 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in ilaa hadda ay gacanta ku hayaan saddex qof oo looga shakisan yahay Corona Virus. Saddexda qof ayaa laga qaaday Shaybaadh waana la sugayaa jawaabta, kuwaasi oo uu midkood yahay Shiine. Saddexda Qof ayaa Guddigu sheegtay in lagu hayo Degmada Lawyacaddo ee Gobolka Selel ee Somaliland, isla-markaana ay […]
Somali News30 Mar 2020
Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN iyo Dalka Spain oo uu Faro-baas ku hayo Coronavirus, ayaa waxa soo kordhay Tirada Dadka ku dhintay xanuunkaasi 24-kii Saacadood ee u dambeeyay. IRAN ayaa Tirada Dadka xanuunka u dhintay maraysa 2,757 Qof, taasi oo ay ku jirto 117 Qof oo cusub, kuwaasi oo dhintay 24-kii Saacadood […]
Somali News30 Mar 2020
Muqdisho (HCTV) – Ciidammada xoogga dlka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dilen 142 Askari oo ka mid ahaa kooxda Al-shabaab. Ciidammada ayaa sheegay inay 142 Askari Al-shabaab ka dileen intuu socday hawl-gal ay Ciidammadu ka wadaan Gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka Soomaaliya. Hawl-galkan oo bilaabmay 18-kii bishan dhamamaanaysa ee March ayaa Al-shabaab lagaga qabsaday Magaalada muhiimka […]
Somali News30 Mar 2020
Garoowe (HCTV) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray Awaamiir cusub oo lagaga hor-tagayo Caabuqa Coronavirus ee Dunida Faraha baas ku haya. Kulan ay Magaalada Garoowe ay maanta ku yeesheen Madaxweynaha Puntland iyo Guddiga ka hor-tagga Covid_19 ayaa lagaga soo saaray War-saxaafadeed Xambaarsan Awaamiir ay ka mid tahay in Bandoo lagu soo rogay Gaadiidka […]
Somali News29 Mar 2020
KIGALI, (HCTV) – Dalka Rwanda ayaa bilaabay inuu raashin taageero ah uu u qaybiyo muwaadiniintiisa ay saamaynta ku yeelatay xayiraada lagaga hortagayo fiditaanka cudurka COVID-19. Talaabadan ayaa ah mid Madaxweynaha dalkaasi President Paul Kagame uu hoosta kaga xariiqay khudbad uu qarankiisa u jeediyey Jimcihii, March 27, halkaasi oo uu ku wargaliyey masuuliyiinta dawladiisa inay qaadaan […]
29 Mar 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Ciidamada dab-damiska dalka Ethiopia ayaa bilaabay nadiifinta caasimada dalkaasi ee Addis Ababa si ay hoos ugu dhigaan inuu fido cudurka coronavirus. Dedaaladan kor loogu qaadayo nadaafada ayaa waxa isku soo dubariday saraakiisha Dawladda Hoose ee magaalada Addis Ababa, kuwaas oo 90 gaadiidka Dab-damiska ah soo dhoobay wadooyinka kala duwan ee caasimada […]
Somali News29 Mar 2020
Garoowe (HCTV) –Nin Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland ugu karantimaysnaa shaki laga qabay inuu qabo Xanuunka Covid_19 ayaa Geeriyooday. Sidaana waxa Warbaahinta u sheegay Masuuliyiinta Puntland, kuwaasi oo sheegay in laga cabsi qabo in Ninkaasi u Geeriyooday Covid_19, laakiin ku simaha agaasimaha Cisbitaalka guud ee Garoowe Mohamud Abdirashid oo isaguna xaqiijiyey Geerida Ninkan ayaan isagu […]
Somali News29 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddiga Qaran ee u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga Cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa soo saaray Awaamiir cusub. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ah Guddoomiyaha Guddida Guddiga Qaran ee u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga Cudurka Coronavirus, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa lagu sheegay in laga bilaabo 30-ka bishan […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation