
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News1 Apr 2020
London (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska saaka ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur-Cadde). Nuur-Cadde ayaa muddooyinkii u danbeeyay halkaas ku xunuunsanayay, waxana geeridiisa xaqiijiyay qoyska marxuumka. Nuur-Cadde ayaa waxaa loo magacaabay Ra’isulwasaare bishii November sanadkii 2007,markaas oo ay dowladda fariisnkeeda uu ahaa […]
Somali News1 Apr 2020
Makka (HCTV) – Dawladda boqortooyada Sucuudiiga ayaa ayaa Muslimiinta Adduunka Daafahiisa ku nool ka codsatay inay sugaan illaa Xaaladda Coronavirus uu Adduunka geliyey kala Caddaanayso oo aanay gudo-gelin hawlaha ay ugu diyaar-garoobayaan inay soo gutaan waajibaadka Xajka. Sidaana waxa Slaaasadii Shalay Telefiishanka Dawladda boqortooyada Sucuudiga ka sheegay Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Sucuudiga. horraantii bishii […]
Somali News1 Apr 2020
Dabeysha Covid19, duruufaha caalamka, dareenka shacabka Somaliland iyo talaabooyin darruuri u ah Qaranka..W/Q. Saleeban Cabdi Cali Kalshaale.. Durba isbedel, ayaa laga dareemayaa nololsha caadiga ah ee bulshada dhexdeeda. Marka loo kuur-galo hadal haynta iyo haasawaha dadweynaha, Waxa jirta cabsi caafimaad, welwel nololleed iyo jahawareer ruux kastaa ka qabo sida uu sebenkan xaalka adduunku yahay iyo […]
Somali News1 Apr 2020
Congo (HCTV) – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee Unicef ayaa sheegtay in dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo uu deg-deg ugu baahan yahay gargaar caafimaad, waa haddii la doonayo in la badbaadiyo mustaqbalka dhallaanka waddankaasi. Dalkaasi baaxadda weyn, isla-markaana ay colaadda ragaadisay ayaa la tacaalaya shan xanuun oo dilaa ah, kuwaasoo kala ah: Malaariyo, Jadeeco, […]
Somali News1 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiye ku-xigeenkii Xisbiga Kulmiye ee Dalka Maraykanka Eng Farxaan Axmed Maxamuud, ayaa shaaciyey inuu xilka iyo xubinnimadiisii Xisbigaasba iska casilay, ka dib markii uu arkay in hoggaanka Xisbigu ay ku fashilmeen himiladii loo abuuray Kulmiye iyo hoggaaminta habboon ee laga filayey Xukuumadda talada haysa wakhtigan ee Kulmiye. Eng. Farxaan Axmed, ayaa Warqadda […]
Somali News31 Mar 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Ethiopia ayaa dib u dhigtay doorashooyinka Baarlamaanka iyo ta Madaxtooyada oo qorshaysnayd in la qabto bisha August ee sanadkan xanuunka Coronavirus oo ku fidaya dalkaasi awgeed, sida ay ku dhawaaqeen komishanka doorashooyinka dalkaasi. Codbixinta bisha August ayaa loo arkayey tijaabo muhiim u ah ajandayaasha isbadalada Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed. Dalkan […]
Somali News31 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay shaacisay in laba qof laga helay xanuunka coronavirus, sida ay sheegtay Wasaarada Caafimaadka Somaliland. Labadan qof ee laga helay caabuqa xanuunka coronavirus ee Somaliland oo ah laba qof oo ku kala sugan yihiin magaalooyinka Burco iyo Berbera. Sidaasi waxa lagu sheegay shir jaraa’id oo goor dhaweyd […]
Somali News31 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku dhaliilay xukuumada Somaliland in aanay xakamayn baabuurta qaadka soo galiiya gudaha Somaliland iyo duulimaadyada diyaarada Ethiopian airline, si looga hortago xanuunka Coronavirus oo si xawli ah u fidaya. Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga Waddani Maxamed Faarax Cabdi ayaa tilmaamay in dhibaatooyin ay ka dhalan karaan […]
Somali News31 Mar 2020
Riyad, (HCTV) – Ururka gargaarka bani’aadanimo ee Boqorka dalka Sucuudiga Boqor Salman (KSRelief) ayaa qalinka ku duugtay heshiis $10 Milyan oo dollar ah oo lagu taageerayo hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHC si loola dagaalamo xanuunka sida aadka ah u fidaya ee coronavirus. Sida ay ku warantay wakaalada wararka ee dalka Sucuudiga ee (SPA) oo soo […]
Somali News31 Mar 2020
Sanca, (HCTV) – Diyaaradaha Dagaalka ee Sucuudiga ayaa duqayn ku dilay 70 Faras, 30 dhaawac ayay noqdeen. Kadib markii saacadihii lasoo dhaafay ay weerar cirka ah ka fuliyeen Caasimadda Yemen ee Sanca. Telefishanka Almasiirah, ee dalka Yemen ayaa ku warramay in qof ka mid ah dadkii fardaha dhaqayay uu ku dhintay duqaynta, dad kalena ay […]
Somali News31 Mar 2020
Jabuuti, (HCTV) – Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isagoo Muqdisho ku sugan khadka Internetka kaga qaybgalay shir madaxeedka urur goboleedka IGAD. Shirka ay yeesheen madaxa Urur Goboleedkaasi ayay kaga arrinsadeen khatarta cudurka coronavirus, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Villa Somalia:- Shirkan oo ahaa mid Madaxdu ay ku xiriireen mareego gaar ah oo […]
Somali News31 Mar 2020
Muqdisho, (HCTV) – Hal bukaan oo laga helay cudurka ‘COVID-19’ ee Soomaaliya ayaa soo kabsaday oo qarka u saaran in lagasii daayo isbitaal lagu karantiilay oo kuyaala magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya. Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka ayaa ku taliyay in Axmed Yuusuf Yaasiin laga sii daayo isbitaal ay maamusho UN-ka Muqdisho […]