
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News28 Mar 2020
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay ku sheegayso in si ku meel-gaadh ah loo hakiyey duulimaadyadii Gudaha dalka. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulimaadyada ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV, kaasi oo u qornaa sidan:- Horn Cable Tv Waaxda […]
Somali News28 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Golaha Wakiillada Somaliland ayaa diiday inay ansixiyaan Labada xubnood ee Xisbiga WADDANI iyo UCID u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan komiishanka doorashooyinka Qaranka. Fadhi ay Maanta yeesheen Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland isla-markaana ay Goob-joog ka ahaayeen Xubnaha Xisbiyadu ay u soo Magacaabeen Komiishanka, ayaa Xildhibaannadu mid mid ugu gacan taageen, laakiin […]
Somali News28 Mar 2020
USA (HCTV) – Tirada Dadka uu ku dhacay Caabuqa Coronavirus gudaha Dalka Maraykanka ayaa gaadhay 104,000 qof, sida ay shaacisay shaacisay Jaamacadda Johns Hopkins University. Sidoo kale, waxa Dadka Cudurku ku dilay Dalka Maraykanka gaadhay 1,700, taasi oo tirada guud ee Covid_19 uu Dalalka dunida ka dhigaysa 27,360. Talyaaniga, waxa la shaaciyey inay 24-kii Saacadood […]
Somali News28 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu warqad ku saabsan cafiska 800 oo maxbuus u gudbiyey Hay’addaha Garsoorka, sida Xeer-ilaalinta, Wasaaradda Cadaaladda iyo Ciidanka Asluubta, si ay uga soo talo bixiyaan maxaabista cafiska loo fidinayo iyo maxbuus walba wuxuu ku xidhan yahay, si looga taxadiro xanuunka dunida aadka ugu faafay […]
Somali News26 Mar 2020
Nairobi, (HCTV) – Tifaftiraha Idaacada Laanta AfSoomaaliga ee BBC-da, Muxiyadiin Axmed Rooble ayaa sheegay in qorshe guud oo dib loogu qaabanaynayo idaacada la hadasha dibada ee (BBC World Service) oo ay ku jirto Idaacada 9:00 Habeenimo ee Caawa iyo Caalamka in la xidhi doono, isla markaana la furi doono barnaamijyo kale oo la jaanqaada xiligan […]
Somali News26 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Fadhigii 56aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), kana qabsoomay qasriga madaxtooyada Somaliland, waxa maanta lagu lafo-guray ka hortaga xanuunka saf-mareenka ah ee Coronavirus, sidii loo libin laabi lahaa dedaalka xukuumad iyo shacbi […]
Somali News26 Mar 2020
Spain, (HCTV) – Dalka Spain ayaa lagu soo warramayaa in ay aad u koraday tirada u dhimatay xanuunka coronavirus tan iyo markii uu ka dillaacay cudurku dalkaasi. Tirada guud ee caabuqa coronavirus ayaa gaadhay 8,000 24-kii saacadood ee la soo dhaafay, sida ay sheegeen saraakiishu caafimaadka ee dalka Spain. Maalin ka hor tirada dhimashada ah […]
Somali News26 Mar 2020
Muqdisho, (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa ugu hambalyeysay dowladda Soomaaliya inay gaartay go’aan qaadkii ugu dambeeyay ee barnaamijka deyn cafinta ee dalalka saboolka ah. QM waxay sheegtay inay Soomaaliya hadda xaq u yeelan doonto noocyo deeq-lacageed oo gaar ah oo lagu daboolo baahiyadeeda maaliyadeed ee dadweynaha iyo baahiyaha horumarineed, iyo marin u helidda qalabka maalgelinta […]
Somali News26 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa soo saaray Awaamiir la xidhiidha xaaladda Dalku heeganka ugu jiro ka hor-tagga Cudurka Coronavirus. Guddoomiye farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha Dawladda ee laga maarmi karo ay Fasax yihiin laga bilaabo Sabtida oo ku beegan 28-ka bishan March, 2020. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed […]
Somali News26 Mar 2020
Cudurka COVID-19 (sidoo kalena loo yaqaan fayraska Corona) ayaa hadda gaadhay dhammaan qaaradaha Adduunka, marka laga reebo tan Antarctica, sida lagu sheegay xog laga helay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO). kii Janaayo 2020, WHO ayaa shaacisay in cudurka uu yahay Xaalad Degdeg ah oo soo Waajahday Caafimaadka Dadweynaha Walaacna ku ah Caalamka, waxaana 28-kii Febraayo ay […]
Somali News26 Mar 2020
Muqdisho (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs Fowsiyo Abiikar Nuur ayaaku dhawaaqday in qofkii labaad laga helay cudurka Carona Virus, ka dib markii baadhitaan lagu sameeyay qofkaas. Fowsiya waxay sheegtay in qofkan laga helay cudurka uu yahay muwaadin Soomaali ah oo ka yimid dalka Talyaaniga oo maalmo lagu hayay xarun karantiil. 16-kii bishan ayay […]
Somali News24 Mar 2020
London, (HCTV) – Cabdiqaadir Maxamed Faarax (Biriq), oo ka mid ahaa ciyaartoydii hore ee Soomaaliya ayaa dalka Ingiriiska ugu geeriyooday Coranavurus. Marxuumka ayaa maalmihii ugu dambeeyay yaalay cusbitaalka ku yaala magaalada London halkaas oo xaaladdiisa caafimaad lagula tacaalayay. Marxuumka ayaa ka mid ah dad Soomaalida oo ku nool dalalka qurbaha oo coronavirus laga helay isla […]