
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Mar 2020
Kabul, (HCTV) – Dalka Maraykanka ayaa sheegay inuu jarayo $1bn (Hal Bilyan oo dollar) oo ah gargaarkii uu siin jiray dalka Afghanistan. Talaabadan ayaa timid kadib markii madaxweynaha Afghanistan iyo ninka la tartamaya ay ku guuldarreysteen inay xaliyaan khilaafkooda, sameeyaan dawladd cusub. Xoghayaha Arimaha Dibada ee Maraykanka Mike Pompeo ayaa shaaciyay inuu joojinayo Maraykanku $1bn […]
Somali News24 Mar 2020
Nairobi, (HCTV) – Dalka Kenya oo ka mid ah 43dal oo Afrika ku yaala oo laga helay caabuqa xanuunka coronavirus ayaa qalabka lagu baadho xanuunkaasi iyo marada lagaga hortago ee afka iyo sanka lagu xidho ka helay aasaasaha shirkadda Ali Baba ee dalka Shiinaha Mr Jack Ma oo ugu deegay qalabkaasi 54 dal oo Afrika […]
Somali News24 Mar 2020
Garoowe, (HCTV) – Puntlland ayaa dib uga laabatay go’aan maalintii shalay kasoo baxay guddiga ka hortagga faafitaanka cudurka Coranavirus, kuwaas oo shaacisay in muddo labo tobadaad ah la xirayo goobaha cibaadada, sida masaajida. Ka labaashada go’aankaan ayaa ka yimid kadib markii culimada Diinta ay arrintaan ku tilmaameen go’aan aan munaasib ahayn waqtigaan, iyagoo maamulka ugu […]
Somali News24 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ku taliyey in Feejignaan dheeraad laga yeesho Cudurka Coronavirus oo xilligan dunida aad ugu faafaya. Faysal wuxuu xukuumadda u soo jeediyey inay xidho Xuduudaha dalka ee Cirka iyo dhulkaba, isagoo si gaar ah Carrabka ugu dhuftay in la joojiyo duulimaadyada ay […]
Somali News24 Mar 2020
Chine (HCTV) – Dawladda Shiinaha ayaa sheegtay inay khafiifin doonto xayiraado adag oo saarnaa Gobolka Hubei oo ah Gobolka uu ka dillaacay Caabuqa Coronavirus ee sababta Cudurka Covid_19, kaasi oo xilligan dunida inteeda kale faro-baas ku haya. Khafiifinta Xayiraadaha dhanka socdaalka ee saarnaa Gobolka Hubei ayaa bilaabmi doonto Arbacada Berri, taasina waxay timid markii Maalmihii […]
Somali News24 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay Tallaabo ka qaadayso Cidda la arko iyagoo ku qayilaya Marfashyada ku yaalla Magaalooyinka dalka. Xukuumadda ayaa sheegtay in laga bilaabo Maalinta Berri ah Magaalooyinka lagu soo daadin doono Ciidammo, si ay Tallaabo uga qaadaan Dadka Qaadka cuna ee sida koox-kooxda Marfashyada ugu qayila. Sidaana waxa Maanta […]
Somali News24 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Warar Shalay soo baxay ayaa sheegay in Madaarka diyaaradaha ee Hargeysa laga kaxeeyay Muwaadiniin reer Somaliland ah oo ka yimi dalalka Dibedda ee uu ka dilaacay Caabuqa Coronavirus. Dadkan oo Tiradooda lagu sheegay illaa 16 Qof ayaa qaarkood ka yimaaddeen Dalka Shiinaha oo ah halkii uu ka dillaacay Coronavirus, ayay Dawladdu geysay […]
Somali News23 Mar 2020
Nairobi, (HCTV) – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Nairobi ay shaqadeeda hakin doonto muddo toddobaad ah oo ka billaabanaysa maalinta Salaasada, si looga fogaado faafidda cudurka Coronavirus. Safiirka ayaa dadka Soomaaliya ee ku nool dalka Kenya ugu baaqay inay raacaan tilmaamaha […]
Somali News23 Mar 2020
Boosaaso, (HCTV) – Ciidamada Amniga maamul goboleedka Puntland ayaa habeenimadii Axada hawlgal ka fuliyey dhinaca bari ee magaalada Boosaaso, waxaanay ciidamadu hawlgalkaasi ay ku soo qabqabteen kooxo looga shakisan yahay argagixiso oo ka tirsan ururada Al-Shabaab iyo Daacish. Ciidamada amaanka maamul goboleedka Puntland ayaa ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay inay qabteen dhowr qof […]
Somali News23 Mar 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Dalka Ethiopia ayaa maanta oo Isniin ah soo saaray bayaan ay ku sheegayaan in laba todobaad la karan tiimaynayo dhamaan dadka u socdaala dalkaasi Ethiopia. Dalkan oo ku yaala Geeska Afrika ayaa ah dal ay ku nool yihiin 110 Milyan oo qof, waxaana laga xaqiijiyey dalkaasi 11 kiis oo cudurka Coronavirus […]
Somali News23 Mar 2020
Waxaa dhinaca bidix nooga muuqday qof xambaarsan xaabo badan waxay tallaabada u hash-laynaysaa sida Gorayada oo kale, iyadoo ay giftinada fiiqfiiqan ee xaabada ay siddo iila eekaadeen garbaha Gorayo galbinaysa dhaloheedii oo ay socod barayso. Xilli ay cadceeddu liiqa dhigtay, waxa dhinaca woqooyi ee deegaanka Magaalo-xoosh ee degmada Faraweyne ee Gobolka Maroodi-jeex, meel gaaban mudh […]
Somali News23 Mar 2020
Dubai (HCTV) – Dawladda Isku Tagga Imaaraadka Carabta ayaa joojisay duulimaadyada dalkeeda yimaadda iyo kuwa ku hakada halkaasi, muddo laba toddobaad ah. Dawladda Sucuudiga ayaa iyaduna soo Rogtay Bandoo ka bilaabmaysa Subaxdii iyo illaa Waaberiga dambe, waxaana labada Waddanba ay Tallaabooyinkaa u qaadeen inay ka gaashaantaan Faafidda Cudurka Coronavirus oo dunida aad ugu faafaya. Tallaabooyinka […]