
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha Golaha Wakiilada isugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn. Fadhigan aan Caadiga ahayn ayaa waxa dalbaday Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, sida lagu sheegay Warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha wakiillada oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV. Halkan Hoose ka Akhri Warqadda La […]
Somali News23 Mar 2020
Nairobi (HCTV) – Guud ahaan waxaa la xidhay masaajidada kala duwan ee ku yaalla dalka Kenya, gar ahaan kuwa Xafadda Islii ee magaalada Nairobi. Amar gelinkii danbe ee Shalay ka soo baxay dowladda, ayaa lagu sheegay in la xidho meel kasta oo dadku isku yimaaddo. Wasiirka caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe, oo warbaahinta la hadlay ayaa […]
Somali News23 Mar 2020
Tehran (HCTV) – Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan ayaa diiday dalab ay Mareykanka u soo bandhigeen oo ahaa in Iran la siiyo kaalmo dhaqaale si gacan looga siiyo dagaalka ka dhanka ah caabuqa coronavirus. Khudbad uu telefishinka dalkaasi ka jeediyay, Ayatollah Cali Khamenei ayaa sheegay in Mareykanku yahay “cadowga ugu xun ee Iiraan”. Waxaa uu […]
Somali News22 Mar 2020
Gaza (HCTV) – Caabuqa Coronavirus oo si deg-deg ah dunida faafaya ayaa Axadda Maanta la soo sheegayaa Kiisas lagu arkay dalal hor leh oo uu u gudbay. Xanuunka Coronavirus ayaa la soo sheegay in labadii Kiis ee ugu horeeyay lagu arkay Marinta Qaza ee Falastiin. Labada Qof ee reer Falastiin ee laga helay Caabuqa Coronavirus […]
Somali News22 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Xoghaye cusub u Magacaabay Golaha dhexe ee Xisbigaasi, ka dib markii uu iscasilay Xoghayihii hore ee xisbigaasi, Jiir Cali Madoobe. Guddoomiyaha UCID ayaa Xoghayaha cusub ee Golaha dhexe ee Xisbiga UCID u Magacaabay Masuul Magaciisu yahay Muxyadiin Cabdiraxmaan Cali. Sidaana waxa […]
Somali News22 Mar 2020
Hargeysa(HCTV)-Dawladda Itoobiya ayaa weydiisatay dalalka Soomaaliya iyo Djibouti inay faahfaahin ka bixiyaan qaraarka Ururka Jaamacadda Carabtu uu ka soo saaray khilaafka Masar iyo Itoobiya ee webiga Niilka oo lagu garab istaagay Masar, laguna cambaareeyay Itoobiya. Labadan waddan ee Soomaaliya iyo Djibouti oo saaxiib dhow la ah maamulka Raysalwasaare Abiye ee Itoobiya ayaa ka mid ahaa […]
Somali News21 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – War-saxaafadeed:- ”18-kii March 2020, Horizon Institute, waxa uu soo saaray codsi uu u diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi inuu talaabo degdeg ah qaado si xanuunka COVID-19 looga ilaaliyo dadka ku jira xabsiyada iyo saldhigyada booliska Somaliland. Gaarahaana, Horizon waxa uu ka dalbaday madaxweyne Biixi inuu amar ku bixiyo in la sii daayo […]
Somali News21 Mar 2020
Wuhan, (HCTV) – Tirada guud ee dadka ilaa iyo hadda u dhintay xanuunka coronavirus ee adduunka oo dhan ayaa gaadhay 11,000 qof, waxaana saacadba saacada ka dambaysa kordhaya tirada dadka qaadaya xanuunkaasi oo tiradooda lagu sheegay inay gaadhayso 300,000 qof oo adduunka ku kala sugan.. Sida ay xaqiijisay xog ururin ay samaysay jaamacada the Johns […]
Somali News21 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta hadal ka jeediyey kalfadhigii golaha Guurtida ayaa sheegay in Golaha Guurtida Somaliland uu galay fasax xanuunka Coronavirus ah, isla markaana ay raaci doonto fasaxii caadiga ahaa ee golahaasi. ”Wax hawl ah oo maanta inoo yaalaa ma jiraan, dalka iyo duniduba way kala xidhan […]
Somali News21 Mar 2020
Muqdisho, ((HCTV) – Dowladda federalka Soomaaliya ayaa muddo laba maalmood ah fasaxaysa dhammaan Diyaaradaha keenaya muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran dalalka caalamka, kuwaasi oo ku dagidoona garoomo cayiman. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ayaa lagu sheegay in go’aankaan la qaatay uu yahay mid ka dhashay cabasho ka yimid muwaadiniinta Soomaaliyeed, kuwaas oo […]
Somali News21 Mar 2020
Italy (HCTV) – Xanuunka corona ayaa dalka Talyaaniga ku dilay dad ka badan inta uu ku dilay dalalka kale ee caalamka, kadib markii maalin keliya ay dalkaas ku dhinteen dad gaadhaya 427 qof. Tirada dhimashada ee dalkaas ayaa haatan mareys 4,032, taas oo ka badan tirada dadka ku dhintay dalka Shiinaha oo ah halka markii […]
Somali News21 Mar 2020
USA (HCTV) – mid ka mid ah shaqaalaha xafiiska madaxweyne ku-xigeenka dalka maraykanka ayaa laga helay caabuqa coronavirus. Sidaana waxa warbaahinta u sheegay afhayeenka madaxweyne ku-xigeenka maraykanka. “waxaanu idin ogaysiinaynaa in xubin ka mid ah shaqaalaha xafiiska madaxweyne ku-xigeenka la baadhay, lagana helay cudurka coronavirus..” ayuu yidhi, Katie miller. Afhayeenku wuxuu intaa ku daray in […]