
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Shalay, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaaday tallaabo lagaga gaashaamanayo caabuqa Adduunkii ku faafa yee COVID-19. Kadib markii la xaqiijiyey in kiisas caabuqan ah laga helay Itoobiya, Soomaaliya iyo Kiiniya. Madaxweynuhu waxa uu amray in la xidho dugsiyada, waxa uu mamnuucay goobaha ay bulshadu ku kulmaan, sidoo kale waxa oo xadiday […]
Somali News19 Mar 2020
K/Afrika (HCTV) – Wadaad ka mid ah kuwa Kiristaanka ee Dalka Koonfur Afrika ayaa Dad ugu yimid Kiniisadda uu Maamulo wuxuu waraabiyey Dariiraha loo yaqaano Dettol, taasina waxay sababtay Geerida 59 ka mid ah Dadkii cabbay. Rufus Phala oo ah Baadari ayaa 63 Qof Waraabiyey Dettol, waxaana u Geeriyooday 59 Qof, halka Afartii kalena ay […]
Somali News19 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Diyaaradaha Fly Dubai iyo Ethiopian Airlines ayaan Khamiista Maanta soo cago-dhiganin Garoonka diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa, halkaasi oo ay qorshaysnaayeen duulimaadyadii caadiga ahaa ee ay ku iman jireen. Diyaaradahan ayaa duulimaadyo maalinle ah ku yimaadda Garoonka Cigaal ee Hargeysa, ayaa baaqday Saaka, sidaana waxa Telefiishanka HCTV u xaqiijiyey Dad ka mid […]
Somali News19 Mar 2020
Guddida heer qaran ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabay U-diyaar-garowga iyo Ka-hor-tagga xannuunka Coronavirus-ku, waxa ay soo saareen go’aanno muhiim u ah bad-qabka iyo fayo-dhawrka bulshada Somaliland oo ay waajib tahay fulintoodu, si looga feejignaado cudurkan sida degdega ah ugu faafaya caalamka, kaasoo haleelay bulshooyinka ku dhaqan in ka badan […]
Somali News19 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Rugta Ganacsiga Somaliland ayaa u Bushaaraysay Shacabka oo ka wer-wersanaa in Raashin yaraani dalka ka dhacdo, maaddaama oo Cudurka Coronavirus uu dunida kala Takooray. Maalmihii la soo dhaafay waxa Suuqyada Dalka laga dareemayey cidhiidhi dhanka Wax kala iibsiga ah, waxaana Dadweynuhu ay kuyuu ugu jireen Bakhaarrada Cuntada laga iibsado, iyagoo doonaya inay […]
Somali News19 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – 19-ka bisha March oo ku beegan Khamiista Maanta waxa qorshuhu ahaa inay fusho soo jeedintii Xukuumadda Somaliland ee ahayd inay Dadweynuhu yareeyaan isku imaanshiyaha, si looga gaashaanto Caabuqa Coronavirus. Laakiin, Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaanay waxba iska beddelin isku imaanshiyaha Dadweynuhu, waxaana Camiran Meheradaha Dadweynuhu ku kulmaan, sida Maqaaxiyaha laga Cabbo Shaaha, […]
Somali News18 Mar 2020
Jabuuti (HCTV) – Gudaha dalka Jabuuti, waxa laga helay Qofkii ugu horreeyay ee qaba Caabuqa Coronavirus. Sidaana waxa xaqiijiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf oo Qoraal ku baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka. Wasiirku wuxuu sheegay in Qofka laga helay Caabuqa Coronavirus uu u dhashay Dalka Spain isla-markaana uu Dalka […]
Somali News18 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Waxa Maanta Magaalada Burco lagu soo gebogabeeyay Shir-dhaqameed Saddexdii Maalmood ee u dambeeyay halkaa uga socday Beelaha Walaalaha ah ee Bariga iyo Galbeedka Burco. Shirkan oo ay labada beelood kaga wada-hadlayeen sidii ay u horumarin lahaayeen deegaannada ay wada degaan, is-laab-xaadhasho iyo in wixii hore ee dhex yaallay laga gudbo ayaa waxa […]
Somali News18 Mar 2020
USA (HCTV) – Cudurka sida deg-degga ah ugu faafaya dunida ee Coronavirus ayaa gaadhay guud ahaan Gobollada Maraykanka ee 50-ka ah. Gobolka West Vergina ayaa Qofkii ugu horreeyay ee qaba Caabuqa Coronavirus waxa laga helay Salaasadii Shalay. Badhasaabka Gobolka West Vergina oo Warbaahinta la hadlay markii la helay Qofka koowaad ee qaba Xanuunka, wuxuu sheegay […]
Somali News18 Mar 2020
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Go’aan ay ku xidhayso Dugsiyada Waxbarashada iyo Jaamacadaha ku yaalla Soomaaliya. Dawladda ayaa sheegtay in Dugsiyada Waxbarashada iyo Jaamacadaha la xidho muddo 15 Maalmood ah, oo ka bilaabanta Arbacada Maanta, si looga hor tago faafidda Cudurka Coronavirus oo soo gaadhay Soomaaliya. Sidaana waxa sheegay Raysal-wasaaraha Dawladda […]
Somali News18 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Kooxo Dilaaliin ayaa magaalada Hargeysa ka guray agabka caafimaadka iyo daawooyinka lagu faraxasho, kuwaas oo hadda cidhiidhi ku ah suuqyada Hargeysa, waxanaa la sheegay inay u daabuleen dalka Djibouti. Warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in kooxo dilaalin ahi ay dalka Djibouti u rareen maryaha afka lagu daboosho ee loogu tallo […]
Somali News17 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer isugu jira wacyigelin iyo kormeer ku tegay taliska guud ee ciidanka qaranka iyo xerada ciidanka ee Birjeex, isaga oo sidoo kale dhammaanba ciidamada kala duwan ee qalabka sidana geliyey heegan buuxa, xaaladda kasoo korodhay xanuunka CORONA […]