Somali News17 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddiga Qaran ee Madaxweynaha Somaliland u magacaabay u diyaar-garowga iyo Ka hor-tagga Cudurka Coronavirus ayaa soo saaray Awaamiir, kuwaasi oo dhammaantood la fulinayo 19-ka bishan March, 2020. Guddiga ayaa soo saaray Awaamiir faro badan oo ay ka mid yihiin in Dugsiyada Waxbarashada la xidho muddo 4 Toddobaad, inaan Dalka dibedda looga saari […]
Somali News17 Mar 2020
Marka hore aynu ku horrayno fayrusku wuxuu yahay. Ilma-aragtada nololayda ah waxa si kooban loogu qaybiyaa sadeex; Fungi, Backteria iyo Fayrus. Fayruska ayaa ugu sii yaryar saddexdaa oon xataa microscope-ka caadiga ah lagu arki karin, sidoo kale halka labada kale kelidood u tarmi karaan, faryusku keli ma tarmi karo, waxay u baahan yihiin inay unug […]
Somali News17 Mar 2020
Manila (HCTV) – Dawladda Philippines ayaa soo saartay amar lagu kaaraantinimaynayo Dadka ku dhaqan Jaziirrada Luzon, halkaasi oo ay ku nool yihiin Dad ka badan 57 Milyan oo Qof. Madaxweynaha Philippines Rodrigo Duterte ayaa soo saaray Amarka Kaaraantinimaynta oo soconaya illaa 12-ka dambe ee April, 2020, tallaabadaana waxa loo qaaday si loo joojiyo faafitaanka Cudurka […]
Somali News17 Mar 2020
Laascaanood (HCTV) – Magaalada Laascaanood waxa Xalay dablay hubaysan ku dileen Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Somaliland ee Gobolka Sool, Cabdiqani Guhaad Xasan. Illaa hadda lama oga Cidda ka dambaysa dilka Taliyaha Sirdoonka Somaliland, laakiin Taliyaha Booliska Gobolka Sool ee Somaliland Axmed Cabdullaahi Cabdi ayaa sheegay in ka dib dilka Taliyaha howlgal ay sameeyeen ciidamada Booliska magaalada […]
Somali News16 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Shacabka u diray farriin la xidhiidha sida looga digtoonaanayo Cudurka Coronavirus oo Bilihii u dambeeyay faro-baas ku hayey Dalalka dunida, isla-markaana Toddobaadkan soo gaadhay Dalalka Kenya iyo Itoobiya oo Somaliland xuduud la leh. Madaxweynaha oo ka hadlayey Shir-jaraa’id oo uu ku qabtay Qasriga Madaxtooyada ayuu […]
Somali News16 Mar 2020
Riyaad (HCTV) – Dawladda boqortooyada Sucuudiga ayaa xidh-xidhay Boqollaal Qof Masuuliyiinta Dawladda ah, Saraakiil Millatari iyo hay’adaha ammaanka ka mid ah. Dadka la xidhay ayaa tiradoodu tahay 298 Qof, sida uu ku dhawaaqay Xafiiska la dagaalanka Musuqmaasuqa ee Boqortooyada Sucuudiga. Dadkan ayaa lagu eedeeyay inay qaateen Laaluush iyo inay si khaldan uga faa’idaysteen awoodaha Xafiisyada […]
Somali News16 Mar 2020
Japan (HCTV) – Nin u dhashay dalka Japan ayaa lagu riday xukun dil ah, ka dib markii lagu helay inuu 19 Qof oo Naafo ah ku dilay Middi, kuwaasi oo lagu hayey Guri lagu daryeeli jiray. Satoshi Uematsu oo ah Ninka la xukumay ayaa sheegay in Dadka naafada ahi aanay lahayn Xuquuqda Aadamaha kale leeyihiin, […]
Somali News16 Mar 2020
India (HCTV) – Caasimadda Hindiya ee New Delhi, waxaa Sabtidii lagu qabtay munaasabad lagu cabbayo kaadida lo’da si looga hortaggo cudurka safmarka ah ee Coronavirus, waxaana xafladda soo agaasimay urur u doodo xuquuqda dadka Hinduuga ee dalkaas. Waxaana dadkii ku sugnaa goobtan loo qeybiyay koobab ay ka buuxaan kaadida lo’da si ay isaga ilaalinayaan cudurka […]
Somali News16 Mar 2020
Xasaradaha iyo xasillooni darrada Geeska Afrika waxa xuddun u ah sheegashada Soomaaliya ee gobollo ka mid ah dalalka Itoobiya, Kenya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti oo sida Axdiga (Charter) AU-du ka dhigayo sharci darro in la sheegto ama wax laga bedelo xuduudihii Isticmaarku ka tagay, hase yeeshee Soomaaliya waxay diiday in ay u hoggaansanto go’aankii dawladaha Afrika. […]
Somali News15 Mar 2020
Kuwait (HCTV) – Masuuliyiinta Dawladda Kuwait ayaa si ku meel-gaadh ah u Albaabada ugu laabay Masaajiddada, waxayna wax ka beddeleen sidii loo Aadaami jiray. Dawladda Kuwait ayaa xidhay Masaajiddadii ay Dadweynuhu Salaadda ku wada tukan jireen, waxaana xilliyada Salaadda Sameecadaha Masaajiddada ka baxa Aadaan la duubay, kaasi oo isaga laftiisa wax laga beddelay. Kalmadaha Aadaanku […]
Somali News14 Mar 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dawladda Soomaaliya ayaa caawimaad weydiisatay ciidamada la-dagaallanka budhcad-badeednimadu inay gacan ka gaystaan qabashada 43 doonyood oo ka soo kala jeeda Pakistan iyo Iran, kuwaas oo hawlo kalluumeysi oo sharci-darro ah ka sameeya biyaha Soomaaliya ee Geeska Afrika. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku eedaysay labadan dal inay sii wadaan kalluumeysiga sharci […]
Somali News14 Mar 2020
Tehran, (HCTV) – General Nasser Shabani, oo ahaa taliyihii ciidamada ilaalada kacaanka Iran ayaa u geeriyooday cudurka coronavirus, ama COVID-19, sida ay soo baahisay wakaalada wararka ee Fars. Mr Shabani, Taliyana Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ayaa qada ciidamada bilaabay sanadkii 1982, oo ah xilligii Dagaalkii Iran iyo Ciraaq dhexmaray. Ka sokow Shiinaha, Talyaaniga iyo Koonfurta […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation