
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News14 Mar 2020
Berbera, (HCTV) – Hay’adda Badaha Adduunka (IMO), ayaa Tabobar usoo xidhay shaqaale-weynaha Dekeda Berbera, sidoo kalena waxay Haayaddu Shahaado nooceedu cusub tahay gudoonsiisay Dekeda Berbera. Hay’adda Nordic Crisis Management oo ka Wakiil ahayd, Hay’adda Badaha Adduunka (IMO) ayaa Maamulka Dekeda Berbera gudoonsiiyey Shahaado shantii Sanno-ba mar ay bixiso Hay’adda Badaha Adduunka (IMO), isla markaana lagu […]
Somali News14 Mar 2020
Minnesota, (HCTV) – Timothy mynett oo ah nin cadaan ah oo dhawaan ay is-guursadeen Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ayaa qaatay diinta Islaamka. Arbacadii todobaadkan ayay ahayd markii Ilhan Omar, ay ku shaacisay barta Instagram ay ku leedahay inay ku guursatay Timothy Mynett, oo ah la-taliyaheedii dhinaca siyaasada oo […]
Somali News14 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray Maanta waxa uu ku magacaabay Guddida Heer Qaran Ee U-diyaargarawga Iyo Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus. Sida lagu sheegay Wareegtadaasi Madaxweynaha oo u dhignayd sidan:- WAREEGTO MADAXWEYNE: 14/03/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/083-488/032020, […]
Somali News14 Mar 2020
Baqdaad, (HCTV) – Tiro kale oo gantaalo ah ayaa lagu weeraray saldhig milatari ee Taaj oo Maraykanku uu ku leeyahay dalka Ciraaq. Weerarkan ayaa noqonaya kii labaad ee Saldhiga Milatariga Maraykanka ee Taaji oo 20 kiiloo mitir waqooyi kaga began caasimada Ciraaq lagu qaado mudo todobaad ah, inkastoo aan wali la soo sheegin wax khasaare […]
Somali News14 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Shirweynaha xisbiga KULMIYE ayaa la mudeeyay inuu qabsoomi doono bisha June ee sannadkan. Shirweynahan KULMIYE ayaa la filayaa in lagu doorto hoggaanka xisbiga ee shanta sannadood ee soo socota oo ah guddoomiye, afar guddoomiye-xigeen oo kala hoseeya iyo xoghayaha guud ee xisbiga. Waxa kale oo la dooran doona guddiga fulinta ee xisbiga. […]
Somali News14 Mar 2020
USA (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay Xaalad deg-deg ah, ka dib markii la arkay sida Xawliga ah ee uu u faafayo Caabuqa Coronavirus. Madaxweynaha ayaa Xaalad deg-deg ah geliyey guud ahaan Dalka Maraykanka, si looga tigtoonaado in cudurku sii faafo, waxaana la fasaxay dhammaan Dugsiyada Waxbarashada, waxaana la joojiyey isku imaanshiyaha […]
Somali News12 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa lagu soo kordhiyey qaybta adeega dhaawac muujinta sharciga ah ee ciidanka booliska Somaliland u sameeyaan bulshada magaalada Hargeysa. Adeegan ayaa ahaa mid bulshadu baahi weyn u qabeen, maada marka qofka dhaawac soo gaadho dib loogu celin jiray halka saldhig boolis ugu dhaw ee uu ka yimid. […]
Somali News12 Mar 2020
Minnesota, (HCTV) – Xildhibaan Ilhaan Cumar oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, kana mid ah aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ayaa shaacisay inay la aqal gashay saygeeda cusub ee Tim Mynett. Warbaahinta Fox News ee dalka Mareykanka ayaa ku soo warrantay in xildhibaanad Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, lagana soo doorta […]
Somali News12 Mar 2020
Berbera, (HCTV) – Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa xilalkii u kala wareejiyey Maareeye ku xigeenka cusub ee Dekeda Cumar Abokor iyo Maareeye ku xigeenka hore ee dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Biixi Cabdi ka qaaday Xilkii Cabdilahi. Munaasibada Xil wareejinta, ayaa ahayd mid si heer-sare ah loo soo […]
Somali News12 Mar 2020
Muqdisho, (HCTV) – Maxkamadda ciidamada Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Maxamed Cali Maxamed oo loo haysto dilka askari ka tirsan ilaallada deegaanka Xamar. Maxkamaddu waxay sheegtay in ninkani uu katirsanaa ururka Daacish, kaas oo kaga soo biiray buuraha Calmadow ee maamul goboleedka Puntland islamarkaana uu kamid ahaa jabhad Daacish oo uu ka soo […]
Somali News12 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Fadhigii Golaha Wasiirrada ee Khamiista Maanta ka qabsoomay Xarunta Qasriga Madaxtooyada ayaa lagaga dooday qodobbo ay ka mid yihiin Caabuqa Coronavirus. Sidoo kale, fadhigan waxa guddi loo saaray Shaqada iyo Shaqaalaha Dawladda iyo sidii loo horumairin lahaa isla-markaana shaqo-buur loo samayn lahaa. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed u qornaa sidan […]
Somali News12 Mar 2020
Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa ogolaatay inay dalka Ukrain u dirto Sanduuqa Madow ee diyaarad Ukrain lahayd oo sannadkii hore soo rideen Ciidamada IRAN, xilli ay ka duushay Magaalada Tehran. Sidaana waxa Arbacadii Shalay sheegay Masuul sare oo ka mid ah Dawladda IRAN, kaasi oo intaa ku daray in sababta Sanduuqa […]