
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News12 Mar 2020
USA (HCTV) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in xayiraad dhanka socdaalka ah uu ku soo rogay dadka dalkiisa uga imaanaya qaaradda Yurub. Arrintan ayuu madaxweynaha ku sababeeyay sidii looga gaashaaman lahaa faafidda xanuunka Corona. Khubad uu si toos ah Telefishenada uga jeediyay ayuu ku sheegay in muddo 30 cisho ah la hakiyay […]
Somali News12 Mar 2020
Hargeysa(HCTV) – Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolas Berlanga oo gadhwadeen ka ahaa heshiiskii ay wada saxeexdeen Madaxweyne Biixi iyo xisbiyada mucaaradku, ayaa dalka ka dhoofay, ka dib dhawr maalmood oo uu socdaal ku joogay Hargeysa. Ergayga oo uu weheliyay safiirka Sweden, ayaa socdaalkan ay ku yimaadeen Hargeysa wuxuu u muuqday mid culayskiisu ahaa dhinaca mashaariicda […]
Somali News11 Mar 2020
Baqdaad, (HCTV) – Laba Askari oo Maraykan ah iyo hal askari oo British ah ayaa lagu dilay weerar gantaal oo lagu soo ganay saldhig malatari oo ku yaala dalka Ciraaq, Sida ay xaqiijiyeen saraakiil Maraykan ah. Weerarkan ayaa lagu eedeeyey inay ka dambeeyaan maleeshiyo Ciraaq ku sugan oo ay taakulayso Iran, waxaanu noqonayaa weerarkii ugu […]
Somali News11 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka wasaarada Cadaalada Mustafe Maxamed Cali, ayaa shaaciyey in wasaaradooda laga hoos saaray awoodo badan oo ay lahaayeen, kuwaas oo ay ka mid yihiin awoodihii maxkamaddaha hoose iyo diyaarinta shuruucda dalka balse taasi badelkeeda ay awooda saari doonaan caddaalada, loona daadejin doono heer degmo ilaa heer gobol. Sidoo kale wasiirku waxaa uu […]
Somali News11 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Dr, Cabdiraxmaan Maxamed cabdillahi Cirro, ayaa Magaacabay Guddiga kala xulista murashaxiinta golaha wakiilada iyo golaha deegaanka ee doorashada 2020 ee Xisbiga Waddani. Guddoomiye Cirro ayaa saddex iyo toban xubnood u magacaabay guddigaasi oo soo xuli doona murashaxiinta u tartamaaya Xisbiga Waddani , waxaanu guddoomiye uga dhigay […]
Somali News11 Mar 2020
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Xoghayihiisa golaha xukuumadda, Fred Matiang u diray dalka Ethiopia si uu ula oo kulmo Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Wafdigaan ayaa ujeedadoodu tahay sidii ay Raysal Wasaaraha Ethiopia ay ugala soo hadli lahaayeen inuu qeyb ka qaato dedaallada lagu doonayo in lagu xasiliyo xiisadda u dhexeysa Kenya […]
Somali News11 Mar 2020
Gaarisa, (HCTV) – Gari Cad oo dhadig ah iyo dhasheedii oo dhif iyo naadir ku ah aduunka ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay Ishaqbini Hirola oo ka tirsan Ijara, Gobolka Gaarisa ee dalka Kenya. Garigan ayaa la sheegay inay dileen ugaadhsato sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan deegaankaasi, kuwaas oo tilmaamay in dhasha Garigani uu […]
Somali News11 Mar 2020
, (HCTV) – Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa magacaabay xubinta guddida doorashooyinka Somaliland u matali doonta. Sida lagu sheegay qoraal magacaabid ah oo ka soo baxday xisbiga UCID oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, kaas oo lagu sheegay in xisbiga UCID uu Cabdifataax Ibraahim Xasan usoo xulay inuu ku […]
Somali News10 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Ciidanka booliska Somaliland ayaa maanta gacanta ku soo dhigay nin Masri ah oo xayawaanka looyaqaan Caasho badhidda isagoo si qarsoodiya uga dhoofinayey madaarka Hargeysa. Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland Faysal Xiis ayaa sheegay inuu talaagado uu alaab kale dusha ka saaray ku hoos gurey si uu dalka qarsoodi uga dhoofiyo, taas oo ay […]
Somali News10 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Guddida fulinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye, ayaa ansixiyey wakhtiga la qabanayo shirweynaha 4aad ee xisbigaas iyo guddida qabanqaabada, sida uu sheegay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbigaas Axmed Cabdi Dheere oo shir-jaraa’id ku qabtay xafiiska guud ee xisbiga. Shirweynaha Xisbiga oo u muddaysnaa bisha April ee sanadkan, ayaa waxa loo muddeeyey bisha […]
Somali News9 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland oo shuruudo ku xidhay ganacsatada soo waarida dawooyinka. Sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay Xafiiska Agaasimaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland, oo u dhignaa sidan:-
Somali News9 Mar 2020
Nairobi, (HCTV) – Hay’adda Xuquuqda Aadamaha ee Human Rights Watch ayaa Dowladda Itoobiya ugu baaqday inay si degdeg ah u qaado xayiraada isgaadhsiinta Internetka iyo taleefoonka ee gobolka Oromada. Xayiraadan ayaa muddo laba bilood ah saarnayd waxaanay ka hor istaagtay qoysas badan inay wada-xidhiidhaan, iyo in xayiraadaasi ay khalkhal galisay adeegyo farabadan oo naf lagu […]