
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News9 Mar 2020
Tehran, (HCTV) – Dawladda Iran ayaa sii daysay ku dhawaad 70,000 maxbuus, taas oo ay sababtay xanuunka Caronavirus ee ku fidaya dalkaasi, sida uu sheegay Maxada Garsoorka dalka Iran Ebrahim Raisi. Dalka Iran waxa jira 49 kiis oo cusub, halka tirade xanuunka caronavirus u dhimatayna ay gaadhayaanayaan 194. Dalka Iran ayaa ka mid ah dalalka […]
Somali News9 Mar 2020
Jakarta (HCTV) – Magaalada Jakarta ee caasimadda dalka Indonesia oo ah magaalo xeebeed ayaa sanadihii dambe waajaheyesay khatar aan horay loo arag oo keentay in dadka iyo dowladdaba ay bilaabaan sidii looga guuri lahaa. Magaaladan oo ah xarunta looga taliyo dalkaas ayaa waxaa ka sare maraya biyaha badda, oo waxaa sare u kacaya heerka biyaha […]
Somali News9 Mar 2020
Khartoum (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dalka Suudaan Cabdalla Xamduuk ayaa ka bedbaaday isku day la doonayey in lagu khaarajiyo. Telefishinka dowladda Suudaan iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay in kolonyo uu la socday ra’iisal wasaaraha lagu weerarray caasimadda Khartuum. Illaa hadda lama oga in dhibaato soo gaadhay Raysal-wasaaraha iyo in Masuuliyiintii kale […]
Somali News8 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland iyo Midawga Yurub ayaa kala saxeexday mashruuc ay iska kaashanayaan oo lagu ilaalinayo Laasgeel iyo goobaha taariikhda dalxiiska ee Somaliland, . Mashruucan ayaa waxa Somaliland iyo Midawga Yurub waxa u kala saxeexay Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan iyo Ergayga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Ambassador Nickolas Berlanga. Mashruucan oo […]
Somali News8 Mar 2020
Muqdisho (HCTV) – Wefdi ka socda dawladda Kenya ayaa maanta tagay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya Fred Matiang’i ayaa sheegay in Madaxweyne Uhuru Kenyatta uu u diray magaalada iyagoo amar ku haysta inay la kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Wefdigan Kenya ayaa ka kooban shan xubnood, waxaana ay […]
Somali News8 Mar 2020
Sakow, (HCTV) – Bashiir Maxamed Qoorgaab oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada al-shabaab ayaa lagu dilay weerar duqayn ah oo ka dhacday deegaanka Saakow oo ka tirsan gobolka Jubada Dhexe. Taliska milatariga dalka Maraykanka ee qaaradda Afrika ayaa maanta xaqiijiyey in hoggaamiyahan sare ee ka tirsan ururka Alshabaab lagu dilay duqayn bishii hore. […]
Somali News8 Mar 2020
Italy (HCTV) – Tirada Dadka uu ku dhacay Caabuqa Halista ah ee Coronavirus ayaa kor u dhaaftay 106,000 Adduunka oo dhan, xilli Dawladaha Adduunku xadidayaan socdaalka, lana xidhay Dugsiyada Waxbarashada, shaqaalahana la fasaxay meelaha qaarkood. Illaa hadda dadka Dunida oo dhan ugu Geeriyooday Xanuunka Coronavirus ayaa gaadhay 3,500 Qof, sida la soo weriyey. Dhanka kale, […]
Somali News8 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay inay hakintii ka qaadeen Xubintii ay hore ugu Magacaabeen Komiishanka cusub ee Doorashooyinka Somaliland. Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Md. Cabdiraxmaan-Cirro oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka oo Sannad kasta Adduunka oo dhan laga xuso 8-da Bisha […]
Somali News8 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka sare ee ururka sarriflayaasha Somaliland ku bahoobeen ee WADA-JIR. Kulanka uu madaxweynuhu la qaatay hoggaanka sare ee ururka sarrifleyaasha Somaliland, ayaa waxa goob-joog ka ahaa wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyadda, Dr. Sacad Cali Shire, madaxda sare ee Baanka dhexe iyo […]
Somali News7 Mar 2020
Hargeysa, (HCTV) – Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo saaray go’aan meesha looga saarayo qodobkii kootadda loogu xidhay shirkadda SOMCABLE keenista xadhiga Fiber Optic ee badda hoos mara oo sanadkii 2011-kii shirkadaasi kooto loogu xidhay. In Wax ka bedel lagu sameeyo xeerka boostada iyo Isgaadhsiinta waxa soo gudbiyey 75 xildhibaan, kuwaas oo sheegay in cid gaar […]
Somali News7 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa wax laga xumaado ku sheegtay hadal uu Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan ku sheegay in Xafiiskiisu ka shaqaynayo qorshaha geddi-socodka nidaamka doorashooyinka Soomaaliya oo Somaliland-na ku jirto. War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa u […]
Somali News7 Mar 2020
Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa xaqiijisay in Tirada Dadka uu ku dhacay Caabuqa Coronavirus ay gaadhayso 6,000 Qof, illaa haddana ay dhimashadu Dalkaa ka marayso 145 Qof. Sidaana waxa xaqiijiyey Masuuliyiinta sare ee dalka IRAN oo ka hadlay xaaladdan halista ah ee ay waajahayaan Shacabka Dalkaasi. Xilligan Iran ay dhimashadu gaadhay […]