
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News7 Mar 2020
Quanzhaou, (HCTV) – Ugu yaraan 70 qof ayaa ku go’doonsan hotel Shiinuhu u isticmaalayey inuu ku karantiimeeyo dadka xanuunka Caabuqa Coronavirus qaba oo ku yaala magaalada Quanshaou ee dalka Shiinaha. Tirada kiisaska cusub ee caabuqa coronavirus ayaa ka sara martay 100,000 aduunka oo dhan, sida ay sheegtay xog cusub oo shiinuhu uu soo bandhigay, taas […]
Somali News7 Mar 2020
Kismaayo (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed-madoobe) ayaa ka hadlay Dagaalkii dhawaan Ciidammada Maamulkiisa iyo kuwa Dawladda Federaalka Soomaaliya ku dhex maray Magaalada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo. Madaxweyne Madoobe oo hadal ka jeediyey furitaankii Golaha Wakiillada Jubbaland ayaa Dawladda dhexe ee Soomaaliya ugu baaqay inay Ciidammada ka saaraan Gobolka Gedo, isagoo sidoo […]
Somali News7 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Iscasilaad ka diiday Xubintii uu hore ugu xulay Komiishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland, Xasan Yuusuf Ducaale, kaasi oo hore isaga casilay Komiishankii uu xubintii ka ahaa. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo soo saaray Qoraal uu arrintaa kaga hadlay ayaa sheegay in aanay Xisbi ahaan […]
Somali News7 Mar 2020
Riyaadh (HCTV) – Boqortooyada Sucuudiga ayaa xidh-xidhay laba xubnood oo ka mid ah Qoyska Boqortooyada Sucuudiga. Ragga la xidh-xidhay waxa ka mid ah amiir Ahmed bin Abdulaziz oo ah Walaalka ka yar Boqorka Sucuudiga Salaam Bin Cabdicasiis, Mohammed bin Nayef oo hore u ahaa Dhaxal-sugaha koowaad ee boqortooyada Sucuudiga iyo amiir Nawaf bin Nayef oo […]
Somali News7 Mar 2020
Lawyo-caddo (HCTV) – Wefti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Somaliland Md. Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid), oo ay weheliyo hoggaanka hawl-galinta ciidanka qaranka JSL iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta wasaaradda gaashaandhigga ayaa u kuur galay hanaanka iyo xaaladda ciidanka qaranka JSL ee fadhiisimadoodu yahay deegaanka xeebta ee dhaca dhanka waqooyi ee kaasi oo uu habeenimadii […]
Somali News5 Mar 2020
Moscow, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhigiisa dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xabadjoojin milatari oo ka dhaqan gasha gobolka Idlib, saqdii dhexe ee xalay, kadib markii ay kulan ku yeesheen Moscow lixdii saacadood ee u dambeeyey. Idlib ayaa ah meeshii ugu dambaysay ee maleeshiyaadka Suuriya ay ku xoogan yihiin […]
Somali News5 Mar 2020
Hargeysa(HCTV) – Toddoba maalmood ayaa laga jooga maalintii ay Madaxweyne Biixi iyo xisbiyada mucaaradku kala saxeexdeen heshiiska ay ka gaadheen khilaafkii siyaasadeed kaas oo uu ka soo shaqeeyay ergayga Midowga Yurub. Heshiiska oo ay sharci yaqaanadu ku tilmaameen mid ka baxsan sharciga dalka, ayaa ka kooban 7 qodob ayaa waxaana ugu muhiimsan inay doorashooyinka deegaanka […]
Somali News5 Mar 2020
New Delhi, (HCTV) – Waxa lagu soo waramayaa Kareena Kapoor barta Instagram-ka ay kala socdaan in kabadan 64 kun oo isticmaale oo ay kamid yihiin magacyada Manish Malhotra, Tamannah Bhatia, iyo Sonam Kapoor. Kareena Kapoor Khan waxay ruxday warbaahinta bulshada markii ay si lama filaan ah baraha bulshada ku faafisay barteeda Instagram-ka. Taageerayaasha Kareena Kapoor […]
Somali News5 Mar 2020
USA (HCTV) – Aqalka Koongarayska Maraykanka ayaa meel-mariyey $8.3 Bilyan Dollars oo loogu talo-galay in lagula dagaalamo Caabuqa Dilaaga ah ee coronavirus. Tallaabadan ayaa timid, ka dib markii Caabuqu uu gudaha dalka Maraykanka ku dilay 11 Qof, kuwaasi oo midkood ku sugnaa California oo ah Qofka koowaad ee cudurku ku dilay meel ka baxsan Washington. […]
Somali News5 Mar 2020
Washington, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa ugu baaqay dadka inay raacaan tilmaamaha Gacmo-maydhida ama faraxalka, balse aanay xidhan marada afka iyo sanka lagu xidho ee Maskaraha loo yaqaano si looga hortago caabuqa coronavirus. Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Barak Obama ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu soo dhigay Twitter-kiisa, waxaanu intaasi […]
Somali News5 Mar 2020
Muqdisho (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa khadka Telefoonka ku wada-hadlay, Maalmo ka dib dagaal Magaalada Beled-xaawo ku dhex maray Ciidammada Dawladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul-gobolleedka Jubbaland. Dagaalka ayaa sababay Ciidammada Maamulka Jubbaland u gudbaan xuduudka Kenya, gaar ahaan Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi-bari ee […]
Somali News5 Mar 2020
Moscow, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa magaalada Moscow kulan kula yeeshay dhigiisa dalka Ruushka Vladamir Punting, kaas oo ay kaga wadahadalayaan sidii loo joojin lahaa dagaalka iyo isku dhacdyada u dhexeeya Ciidamada dawlada Suuriya iyo Turkiga. Kulankan labada Madaxweyne ee Ruushka Iyo Turkiga ayaa la filayaa in heshiis xabad joojin ah ay ka gaadhaan dagaalka […]