
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News4 Mar 2020
Tennessee (HCTV) – Duufaanta Tornadoes ayaa ku dhufatay Badhtamaha Gobolka Tennessee ee dalka Maraykanka Xilli hore oo Salaasadii Shalay ahayd. Duufaanta ayaa waxyeelo baaxad leh gaadhsiisay Magaalada Nashville oo Magaalo Madax u ah Gobolka Duufaantu ku dhufatay. Wakaaladda Maamulka Adeegyada Gurmadka deg-degga ah ayaa sheegtay in ugu yaraan 24 Qof ku dhinteen Duufaanta, waxaana jirta […]
Somali News4 Mar 2020
Suuriya (HCTV) – Ciidammada Millateriga ee Dalka Turkiga ayaa Salaasadii Shalay soo riday Diyaarad dagaal oo ay lahayd Suuriya. Turkiga ayaa diyaaradda ku soo riday Gobolka Idlib ee Waqooyi-galbeed ee dalka Suuriya, sidaana waxa xaqiijiyey Wasiirka Difaaca ee Dawladda Turkiga. Wasiirku wuxuu sheegay in diyaaraddani tahay tii saddexaad ee uu Turkigu ka soo rido Suuriya […]
Somali News3 Mar 2020
Telaviv, (HCTV) – Doorashada ka dhacday Israel Isniintii waxa hoggaaminaya tirada codadka ilaa iyo hadda la tiriyey oo gaadhaya boqolkiiba 90, xisbiga Likuud ee Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu, oo isagu durtaba u dagaabl dagay guusha. Doorashadan oo noqonaysa tii saddexaad oo mudo sanad ka yar ka dhacday Israel ayaa Raysal wasaare Netanyahu waxa uu la […]
Somali News3 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Hoggaanka Madax-dhaqameedka Beelaha Habar Jeclo iyo Gar-xajis ayaa shaaciyey inuu 15-ka bishan Magaalada Burco ka qabsoomayo Shir dhaqameed u dhexeeya labadaa beelood. Shirkan oo ay Gogoshiisa fidisay Beesha Habar Jeclo ayaa waxa muddo uu qabsoomayo iyo ujeeddada laga leeyahay shaaciyey Suldaanka guud ee Beesha Habar Jeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali, kaasi oo […]
3 Mar 2020
Gedo, (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 56,000 qof oo ku sugan Koonfurta Soomaaliya ay ku barakaceen dagaalo ka dhacay Gedo, waxaanay ku baaqay in la badbaadiyo dadka shacabka. Warbixino hordhac ah oo ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa tilmaamayaa in ilaa 9,000 oo qoys oo u dhiganta qiyaas ahaan 56,000 qof inay ku […]
Somali News3 Mar 2020
S/A (HCTV) – 25 Qof ayaa Geeriyooday, ka dib markii bas siday Rakaab uu ku qalibmay Gobolka Xeebta ah ee Cape ee Dalka Koonfur Afrika, sida uu xaqiijiyey Wasiirka Gaadiidka Dalkaasi. “Wararka ayaa sheegaya in Dirawalku uu gaadhiga Maamuli waayey, ka dibna uu qalibmay Basku, taasina waxay keentay inay dhintaan 25 Qof, waxaana qiyaas ahaan […]
Somali News3 Mar 2020
Tehran (HCTV) – 23 ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa laga helay Caabuqa dilaaga ah ee coronavirus. Sidaana waxa Salaasada Maanta Warbaahinta ka hor sheegay ku xigeenka Guddoomiyaha Aqalka Baarlamaanka IRAN, Abdolreza Mesri. Abdolreza Mesri mid mid uma sheegin Magacyada Xildhibaannada laga helay Caabuqa coronavirus, balse wuxuu xaqiijiyey in 23 […]
Somali News3 Mar 2020
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa ka hadlay dagaal Isniintii Shalay degmada Beled-xaawo ku dhex maray Ciidammada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland. War qoraal ah oo ka soo baxay Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Magaalada Muqdisho waxa loogu baaqay dhinacyadii Shalay dagaalamay inay joojiyaan Dagaalka, iyadoo ay wax laga xumaado tahay in Dadka Shacabka lagu […]
Somali News2 Mar 2020
Laascaanood, (HCTV) – Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool ee Somaliland Xasan Sheekh ayaa ku geeriyooday qarax loogu xidhay gaadhigiisa, sida uu noo xaqiijiyey Cabdiraxmaan Olol oo HCTV uga soo warama Laascaanood. Ilaa iyo hadda ma jiro warar dheeraad ah oo ku saabsan Qaraxan gaadhiga loogu xidhay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool ee Somaliland, balse warka oo intaa […]
Somali News2 Mar 2020
Djibouti, (HCTV) – George Bougioukas, waxa uu ahaa Injineerka koowaad ee markabka Ptolemaios (Ptolemy), waxa uu dalkiisii hooyo ee Greece uu ku noqday maalintii Sabtidii kadib markii lagu haystay 168 maalmood dalka Djibouti oo ka mid ah dalalka Qaarada Afrika, sida ay qorayso warbaahinta the Greekreporter.com. Wasiirka Dekedaha ee dalka Giriiga, Giannis Plakiotakis ayaa u […]
Somali News2 Mar 2020
Nairobi, (HCTV) – Dowladda Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyn dhawaan uga timid dowladda Soomaaliya oo sheegtay in dawladda Kenya ay fara-galin ku hayso Qarannimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya. Kenya ayaa sheegtay in eedeyntaasi tahay mid aanay waxba ka jirin oo la doonayo in bulshada lagu marin habaabiyo, iyadoo lagu qarinayo hormar la’aanta dhinacyada […]
Somali News2 Mar 2020
USA (HCTV) – Nin Soomaali ah ayaa maxkamad lagu soo taagay dalka Maraykanka, isagoo lagu soo oogay dacwad ku saabsan in uu xaaskiisa dilay. 4-tii March ee sanadkii 2019, ayaa Muna Kuri oo ahayd xaaska Cabdicasiis Kerow waxaa maydkeedii ayaa laga helay guri ku yaal xaafadda City Heights ee magaalada San Diego ee dalka Maraykanka. […]