
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News2 Mar 2020
Balad-xaawo (HCTV) – Dagaal u dhexeeya Ciidammada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul-gobolleedka Jubbaland ayaa ka socda deegaannada Degmada Balad-xaawo. Dagaalkan oo aan illaa hadda la ogayn khasaaraha ka dhashay, ayaa dhex maraya Ciidammo Dawladda Federaalku maalmihii u dambeeyay ku daabushay Balad-xaawo iyo kuwa Jubbaland. War-saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in […]
Somali News1 Mar 2020
Kenya (HCTV) – Ugu Yaraan 20 Qof oo Shacab ah ayaa ku dhintay Weerarro sannadkan gudihiisa Al-shabaab ka fulisay gudaha Dalka Kenya. deraasad uu sameeyay Wargeyska Sunday Nation oo ka soo baxa Kenya ayaa muujinaysa in Al-shabaab ay sannadkan bilowga ah oo keliya ay gudaha Kenya ka fulisay 16 Weerar, kuwaasi oo dhammaantood ka dhacay […]
Somali News1 Mar 2020
Muqdisho (HCTV) – 8 Xildhibaan oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka Kenya ee laga soo doorto Wajeer iyo Mandheera ee Waqooyi-bari ee Kenya ayaa safar aan ujeeddadiisa la ogayn ku tagay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Safarka Xildhibaannadan reer Kenya ayaa ku soo beegmay xilli ay aad u kacsan yahay Xiisad u dhaxaysa Maamul-gobolleedka Jubbaland […]
Somali News1 Mar 2020
Hargeysa (HCTV) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa Guddi u saaray Xallinta dagaal laba beelood oo Walaalo ah ku dhex maray deegaanka Shidan ee Gobolka Sanaag. Fadhiga Maanta oo uu Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golahaasi Md. Saleebaan Maxamuu Aadan ayaa waxa lagaga dhawaaqay Magacyada Guddiga nabadeed ee Golahaasi Magacaabay, kuwaasi oo safar ku tagaya halka dhibaatadu ka dhacday. […]
Somali News1 Mar 2020
Washington (HCTV) – Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa xaalad deg-deg ah lagaga dhawaaqay ka dib markii qofkii ugu horreeyey ee qaba cudurka Coronovirus uu cudurka u dhintay. Qofkii ugu horreeyay ayaa cudurkaasi Coronavirus ugu dhintay dalka Mareykanka, gaar ahaan gobolka woqooyi galbeed ku yaal ee Washington, halkaasi oo haatan xaalad deg-deg ah looga dhawaaqay. […]
Somali News29 Feb 2020
Tukaraq, (HCTV) – Dagaal la isku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka ayaa Ciidamada Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Somalia ee Puntland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq. Sida uu ku soo waramayo Wariyaha HCTV ee magaalada Laascaanood Cabdirahman Olol ayaa sheegay in dadka ku sugan deegaanka Tukaraq oo uu la xidhiidhay ay u xaqiijiyeen in abaaro […]
Somali News29 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa qiimeyn ay ku sameysay caabuqa coronavirus ku tilmaantay inuu khatar sare ku hayo dunida. Balse, WHO ayaa sheegtay in weli ay jirto fursad wax lagaga qaban karo caabuqa haddii laga hor istaago faafitaanka. Madaxa WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sidoo kale sheegay in cabsi iyo xog […]
Somali News29 Feb 2020
Dhuuso-mareeb (HCTV) – Ka dib, dagaal socday 48 Saacadood oo u dhexeeyay Ciidammada Ahlu sunna Wal Jamaaca iyo kuwa Dawladda Federaalka Soomaaliya, waxa Magaalada Dhuusa-mareeb oo Xarun u ahayd Maamulka Ahlu Suna Wal Jamaaca ee Gal-mudug la wareegay Ciidammada Dawladda. Sidoo kale, waxa Ciidammada Dawladda isku dhiibay Hoggaamiyeyaashii Ahlu Sunna Wal Jamaaca, kuwaasi oo ka […]
Somali News29 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddiga fulinta ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Maanta caydhiyey Xoghayaha Arrimaha gudaha ee Xisbigaasi, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), waxayna shaqada ka joojiyeen Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbigaasi, Maxamuud Cali Muuse (Jiir). 3Fadhiga ay Saaka yeesheen Guddiga fulinta ee Xisbiga UCID oo uu Shir-Guddoominayey Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa go’aammada ka […]
Somali News29 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay in aduunyada waxa ku dhaca bani’aadamka yihiin laba qeybood, mid cuqubo oo kuwa caasiga ku dhaca, qeyb ixtixaan ah, oo dadka wanaagsan Ilaahay SW dembiga kaga rido. Khudbadii Jimcaha maanta oo Sh Dirir kaga hadlayey raadadka dunuubta macaasidu ku yeeshaan dalka iyo dalka ayuu ku […]
Somali News28 Feb 2020
Abuja, (HCTV) – Dalka Nigeria ayaa xaqiijiyey kiiskii ugu horeeyey ee caabuqa cudurka coronavirus ee soo gaadha dalkan saxaraha Afrika ka hooseeya. Saraakiil Nigerian ah ayaa xaqiijiyey in kiiskani uu la xidhiidho muwaadin u dhashay dalka Talyaanig oo soo qalay dalka Nigeria 24 February kaas oo la socday duulimaadka shirkadda diyaaradaha ee Turkish Airlines oo […]
Somali News28 Feb 2020
Idlib, (HCTV) – Ugu yaraan 33 Askari oo Turkish ayaa ayaa lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada dawladda Suuriya, waqooyi-bari ee gobolka Idlib, taas oo dawlada Turkigu ay wacad ku martay inay kaga jawaabi doonto weerarkaasi mid la mid ah. Xiisada ayaa durtaba cakiran maanta oo Jimce ah kadib markii warbaahintu […]