
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News28 Feb 2020
Dhuusa-Mareeb, (HCTV) – Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusa-Mareeb ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in xiligan uu halkaa ka soconayo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna Waljameeca. Dagaalka ayaa qarxay kaddib markii sida goobjoogayaal sheegeen ciidamada dowladda Soomaaliya weerar ku qaadeen xarunta INJI oo ay deggan […]
Somali News27 Feb 2020
Akram Rashiid Cabdi, khadar Aadan Abokor, Siddiiq Maxamed Burmad, Xasan Dhuxul Laab-saalax, C/laahi Xasan Ganey, Marwaan Sulub Cabdi Maxamed Ismaaciil Xandule, Ayaanle Axmed Herer, Maxamed C/laahi Qaalib, Khadar Maxamed Cakule, Xasan Maxamed Yuusuf, C/qaadir Dacar, Xamse Caydiid, Xawaadle Axmed, Mustafe Maxamuud Axmed Xamse Maxamed C/laahi, Sakariye faysal, Maxamed C/laahi Sh Cismaan Jimcaale Aw Cali, Cabdi […]
27 Feb 2020
Muqdisho (HCTV) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo digniin culus u dirtay dowladda Kenya War saxafaadeed ku saabsan faragelinta la sheegay in Kenya ku hayso Madax-bannaanida Soomaaliya oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kenya Faro-gelin ku hayso Soomaaliya isla-markaana ay falal xasillooni daro ah ka waddo xuduudaha ay […]
27 Feb 2020
Tehran (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, Masoumeh Ebtekar, ayuu haleelay caabuqa coronavirus. Sidaana waxa weriyey Maanta Wargeyska Dawladda Iran leedahay. Iran ayaa ah waddanka uu Coronavirus ku dilay dadka ugu badan, marka laga yimaaddo Shiinaha. Ugu yaraan 26 Qof ayuu illaa hadda caabuqa Coronavirus ku dilay Iran, iyada oo uu haleelay […]
27 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID, ayaa heshiis ka gaadhay khilaaf muddo soo jiitamay oo ku saabsanaa Guddiga cusub ee doorashooyinka Somaliland, kuwaasi oo Mucaaradku diidanaayeen xubno ku jira. Shir Maanta ka dhacay xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa waxa ku kulmay Madaxweyne Muuse […]
Somali News26 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa raali gelin siiyay shirkadda Hass ee shidaalka oo uu maalinti shalay ku eedeeyay in ay maalgeliso Jabhadda SSC ee Buuhoodle. Shirkadda ayaa shalay sheegtay in ay Maxkamad la tiigsanayso wasiirka. Markuu raali gelinta bixinayay waxa dhinac fadhiyay guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland. La soco Warkan oo dhamaystiran […]
Somali News26 Feb 2020
Yubbe (HCTV) – Subaxdii hore ee Saaka waxa dagaal deegaanka Kadhada ee Sanaag-bari uu Dagaal ku dhex maray Ciidammada Somaliland ee halkaa ku sugan iyo kuwa Maamul-gobolleedka Puntland. War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidammada Qaranka Somaliland oo soo gaadhay HCTV ayaa sheegay in dagaalkaa ay guulo ka soo hooyeen isla-markaana ay Ciidammada Puntland ka furteen Hub, […]
Somali News25 Feb 2020
Dubai, (HCTV) – Imaaraadka Carabta ayaa hakiyey dhamaan duulimaadyada taga iyo kuwa ka yimaadan Iran ugu yaraan todobaad, kadib markii caabuqa xanuunka coronavirus uu ku faafay dalal badan oo bariga dhexe ka tirsan oo ka yimid dhinaca Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran. Imaaraadka Carabtu waxa uu leeyahay diyaaradaha ay ka midka yihiin Emirates iyo Etihad, […]
Somali News25 Feb 2020
New York (HCTV) – Qaramada Midoobay iyo Dawladda Maraykanka ayaa ka hadlay Ciidamo Dawladda Federaalka Soomaaliya geysay Gobolka Gedo, kuwaasi oo laga cabsi qabo inay isku dhacaan Kuwa Maamul-gobolleedka Jubbaland. Isuduwaha arrimaha siyaasadda ee Maraykanka u qaabilsan Qaramada Midoobey Rodney Hunter oo Shalay hadal ka jeediyey fadhi ay yeesheen Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa farriin […]
Somali News25 Feb 2020
Iran (HCTV) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN Iraj Harirchi ayaa laga helay Caabuqa coronavirus. Wakaaladda Wararka IRAN ee Fars ayaa Twitter-ka ku baahisay Muuqaal uu ka hadlayo Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka IRAN oo xaqiijinaya inuu Haleelay Caabuqa coronavirus. Sidoo kale, Wasiir ku-xigeenka ayaa Isniintii ka soo muuqday Shir-jaraa’id isaga aan […]
Somali News25 Feb 2020
Laasqoray, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Laasqoray oo ka tirsan Badhan in uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwo ka socday maamul goboleedka Puntland. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Sahal Maxamed Jaamac oo qaar ka mid ah warbaahinta ka hawlgasha Somaliland ay wax ka waydiiyeen inuu wax kaga kordhin […]
Somali News25 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa Shirkadda Shidaalka ee HASS Petroleum ku eedaysay inay Maalgeliso Maleeshiyo beeleed ka dhaqdhaqaaqda deegaanka Buuhoodle. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud ee Somaliland, Cabdirashiid Ducaale Qambi oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Dad asalkoodu reer Buuhoodle yahay iyo Shirkadda HASS Petroleum ay Maalgeliyaan Jabhad ka soo horjeeda […]