
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News25 Feb 2020
Cairo (HCTV) – Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarik ayaa ku Geeriyooday Magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalkaasi. Maxamed Xusni Mubaarik ayaa Geeriyooday isagoo Da’diisu tahay 91 Sano jir. Maxamed Xusni Mubaarik ayaa muddo 30 sanadood ah xukumayey Dalka Masar, illaa sannadkii 2011-kii oo uu Dalka Masar ka dhacay Kacdoonkii Caanka ahaa ee sababay […]
Somali News25 Feb 2020
Waa marag-ma-doon in dhibaatooyin aad u culculus ay soo gaadheen dadka iyo dalka Somaliland xilligii taliskii keligii taliye Maxamed Siyaad Barre. Dhibaatooyinkaasi keliya kuma koobna xasuuq ama dad iyaga oo nool raabo-raabo la iskugu xidhay oo la laayay, laakiin, waxa la hilmaamay oo aan inta badan qorshaha lagu darsan riiqda iyo saamaynta taban ee ay […]
24 Feb 2020
Nairobi, (HCTV) – Hay’add dawladda Turkigu ay leedahay ayaa dalka Kenya ka bilawday tababarka la siinayo booliska dalka Kenya, kaas oo ujeedadiisu tahay casriyeynta hay’adaha sharci fulinta ee Kenya. Tobobarkan oo ay bixinayaan saraakiil ka tirsan booliska Turkiga ayaa ka bilaabmay caasimada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana isku xidhka barnaamijkan wada hay’adda TIKA ee dalka […]
Somali News24 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Casho sharaf u sameeyay Wafti ka socda Hay’adda iskaashiga horumarka caalamiga ah ee Waddanka Taiwan oo lagu magacaabo International Cooperation Development Fund (ICDF) Waftigan oo muddo toddobaad ah kusugnaa dalka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxa uu qayb ka yahay iskaashiga labada dal […]
Somali News24 Feb 2020
Baqdaad, (HCTV) – Cururka Caabuqa coronavirus ayaa ku fiday todoba wadan oo ka tirsan Bariga dhexe, kuwaas oo ay ka mid yihiin dalalka Kuwait, Bahrain, Afghanistan iyo Ciraaq oo maanta oo Isniin ah lagu waramayo in lagu arkay kiisaskii u horeeyey ee caabuqa coronavirus. Xanuunkan ayaa markii ugu horaysay ka dilaacay dalka Shiinaha waxaanu ilaa […]
Somali News24 Feb 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Dad tiradoodu ku dhawdahay 30 qof ayaa ku dhaawacmay qarax bam oo ka dhacay meel ay isugu soo baxeen taageerayaasha Raysal Wasaaraha Ethiopia, sida ay ku waramayaan saraakiisha Boolisku. Dhacdadan ayaa ka dhacday magaalada Ambo, oo qiyaastii 100 kiiloomitir (60 mayl) dhinaca galbeed ka xigta magaalada Addis Ababa. Arasa Merdasa, oo […]
Somali News23 Feb 2020
Maxaas (HCTV) – Ciidammada Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay kooxda Al-shabaab kala wareegeen Xoolo gaadhaya 400 neef, kuwaasi oo dhamaantood Adhi ah. Hawl-galkan oo ahaa mid qorshaysan ayaa Ciidammadu ka sameeyeen tuulada Muuse-geel iyo kuwa kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan sida ay warbaahinta Dawladda Soomaaliya baahisay Axadda Maanta. Saraakiisha ciidamada […]
Somali News23 Feb 2020
Turkey (HCTV) Ugu Yaraan 7 Qof ayaa ku geeriyooday, 5 kalena way ku dhaawacmeen Dhul-gariir ka dhacay Gobolka Xuduudka ku yaalla ee Van. Dhul-gariirkan ayaa ka dhacay Axadda Maanta, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha gudaha ee Turkiga. Dhul-gariirkan oo Cabbirkiisa lagu sheegay 5.7 Higtar ayaa ka dhacay Gobolka Van ee Turkiga, kaasi oo saaran xuduudka […]
Somali News23 Feb 2020
Kuwait (HCTV) – Dawladda Kuwait ayaa ku dhawaaqday inay 750 Muwaadiniinteeda ah ka soo daad-guraynayso Dalka IRAN, ka dib markii laba Qof ay xanuunka coronavirus ugu Geeriyoodeen gudaha Iran. Diyaaraddii ugu horraysay ee Dadka Reer Kuwait ka soo qaadday Dalka IRAN ayaa Sabtidii gaadhay Kuwait, taasi oo sidday Dad tiradoodu dhan tahay 130. Wasiirka Caafimaadka […]
Somali News23 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Xarun Caafimaad oo ku taalla Magaalada Hargeysa ayaa Xalay Saqdii dhexe uu dab ka kacay, waxaana ka dhashay khasaare Hantiyeed. Sidaana waxa lagu sheegay War Qoraal ah oo ka soo baxay Ciidammada Dab-damiska Caasimadda Hargeysa, kaasi oo u qornaa sidan “Abaaro 2:45 ee habeenimadii xalay ayaa dab xooggan ka kacay goobta sawirrada […]
Somali News22 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa markii u horaysay si rasmi ah u bilawday guddida la dagaalanka Mukhaadaraadka ee Somaliland. Sida lagu sheegay war-qoraal ah oo ku qornaa Af-Ingiriisi oo Agaasimaha guud ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Aadan Cabdilaahi uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka. Guddidan ayaa masuul […]
Somali News22 Feb 2020