
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News22 Feb 2020
South korea (HCTV) – Dawladda Koonfur Kuuriya ayaa sheegtay in caabuqa coronavirus oo dalkeeda ka dillaacay ay faafiddiisu laba jibbaarantay hal Maalin Gudaheed. Masuuliyiinta Koonfur Kuuriya ayaa Sabtida Maanta sheegay in 229 qof oo cusub uu coronavirus ku dhacay Illaa Jimcihii oo keliya, taasina waxay tirada Dadka reer Koonfur Kuuriya ee uu caabuqani haleelay ka […]
Somali News22 Feb 2020
Balcad, (HCTV) – Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa shaaciyey inay howlgal ay ka fuliyeen cdeegaanno hoostaga degmada Balcad ay ku dileen xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab. Ururka Al-shabaab ayaa fadhiisimo ku leh deegaanno hoostaga degmada Baclad ee gobolka Shabeellaha Dhexe iyaga oo dhowr jeer oo hore weerarro kala duwan […]
Somali News22 Feb 2020
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeedhay Safiirka u fadhiyey Dalka Suudaan, ka dib markii Gudaha Safaaradda Soomaaliya ee Khartoum uu ka dhacay dhacdo lagu sheegay ‘Nasiib-darro’. Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa amray in Safiirka Soomaaliya ee Suudaan Osman Ahmed Mohamed iyo La Taliyihiisa koowaad ay muddo afar maalmood gudahood […]
Somali News22 Feb 2020
London, (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha Dibada ee dalka UK, Dominic Raab ayaa cadeeyey in dawladdiisu ay dib ugu soo celisay guryahooda 32 muwaadin oo isugu jira British iyo Yurubiyaan, kuwaas oo si amaan ah loo keeenay. Talaabadan dawladda Britain ay dalka Japan kaga soo daadguraynayso muwaadiniinteeda ayaa timid kadib markii cudurka coronavirus ee Shiinuhu uu […]
Somali News22 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI Iyo UCID ayaa Maanta yeeshay shir deg-deg ah, waxay sheegeen inay ka wada-hadleen Xaaladda Dalku marayo, waxayna soo saareen Go’aamo. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo Saxaafadda u akhriyey Go’aammada ay soo saareen ayaa sheegay inay go’aamiyeen in sannadkan gudihiisa la […]
Somali News22 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka hadlay Hadal ka soo yeedhay Maxamed Cabdi Yuusuf oo Mar Soomaaliya ka noqday Raysal-wasaare. Maxamed Cabdi Yuusuf oo Waraysi bixiyey Toddobaadkii hore ayaa sheegay in awood Ciidan loo adeegsado Somaliland, haddii Dawladda xilligan ka jirta Soomaaliya ay […]
Somali News21 Feb 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xidhitaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxeexay Sharciga Doorashooyinka oo saldhig u ah geeddi socodka dimuqraadiyeynta dalka. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay khubarada Soomaaliyeed ee soo diyaariyey sharcigan, doodihii miro dhalka ahaa ee laga galay oo ka soo bilowday […]
20 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ay Sabtida toddobaadka dambe shir ka yeelanayaan xaaladda dalku marayo. Faysal oo Maanta ka soo noqday socdaal uu dalka dibeddiisa ugu maqnaa ayaa markii uu Madaarka Cigaal ee Hargeysa ka soo degay […]
20 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Ka dib, markii Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi uu Toddobaadkan ku dhawaaqay in la furayo Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka, ayaa waxa Maanta Hargeysa lagaga dhawaaqay Ururkii u horreeyay. Xildhibaan Saleebaan Daahir (Dogox) oo ka mid ah Golaha deegaanka Hargeysa ayaa ku dhawaaqay in isaga iyo Dadka ay isku aragtida yihiin ay […]
Somali News19 Feb 2020
Somali News19 Feb 2020
Nairobi, (HCTV) – Saraakiil ka tirsan maamulka deegaanka ee dawlada dalka Kenya ee (NEMA) ayaa xidhay saddex qof oo khudrada ku iibiyaha badhtamaha magaalada Nairobi, kuwaas oo lagu helay inay bacaha la mamnuucay ay u isticmaaleen iibinta khudradooda. Saddexdan ganacsade ayaa la xidhay Isniintii markii Askar ku jirtay hawlgal ay ku qabteen in ka badan […]
Somali News19 Feb 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dagaal culus oo ku bilaawday Qaraxyo ayaa Al-shabaab ay ku qaaday saldhigyo ciidamada dowladda Somalia ay ku leedahay degmada Qoryooley gobolka Shabeellaha Hoose. Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose oo war ka soo saaray dagaalka ayaa sheegay in ay iska difaaceen sida ay hadalka u dhigeen weerar uga yimid dhinaca xoogagga Ururka Al-shabaab. Ibraahim […]