
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News16 Feb 2020
Nairobi, (HCTV) – Kooxda mayalka Adage ee Al-shabaab oo laba dhakhtar oo u dhashay Cuba ka afduubay waqooyi-bari dalkaasi Kenya ayaa xiligan dalbanaya madaxfurasho gaadhaysa Ksh150 million oo u dhiganta ($1.5 million) in laga bixiyo. Labadan digtoor oo la kala yidhaa Dr Assel Herera Corea, iyo Dr Landy Rodgiruez ayaa la rumaysan yahay in Al-shabaab […]
Somali News16 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Raysal Wasaaraha Itoobiya in badan ku celceliyey inuu Hargeysa imanayo isagoo uu la socdo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, taas oo dawladda Somaliland diidan tahay. Saleebaan Maxamuud Aadana ayaa xusay in madaxweyne Biixi mar walba ku celinayey inaanu madaxweyne Farmaajo soo raacin, […]
Somali News16 Feb 2020
Riyadh (HCTV) – “Rima waxay si deggan ugu fadhidaa Kursi yaalla Maqaaxi Bunka laga cabbo oo ku taalla Magaalada Riyaad ee Caasimadda Dalka Sucuudiga, hareeraha ayay si Taxadar leh u eegtay, laakiin ma arkin Qof ay garatay, waxay Nuugtay Sigaarkeeda Electaroonigga ah, waxayna siidaysay Qiiq faro badan.” Sidaa waxa lagu bilaabay War-bixin dheer oo ka […]
Somali News16 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa Warqad Rasmi ah u dirtay Dawladda Ethiopia, taas oo ay ku muujisay in aanay Ogolayn in uu Madaxweyne Farmaajo yimaaddo Caasimadda Somaliland ee Hargeisa. Warqaddaasi ayaa Nuxur ahaan loogu sheegay Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia, Abiy ahmed, in aanay Somaliland diyaar u ahayn in ay Hargeisa ku soo dhawayso Madaxweynaha Soomaaliya […]
Somali News16 Feb 2020
Muqdisho (HCTV) – Inta la ogyahay saddex Askari oo ka mid ah Ciidamada Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhintay Qarax Miino oo lagula beegsaday Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ka dhashay Miino lagu aasay Jidka ayaa la kacay Gaadhiga Ciidanka oo marayey Xaafadda Xoosh ee Degmada Dherkeenley ee Gobolka Banaadir ee Dalka Soomaaliya, sida ay sheegeen warbaahinta […]
Somali News15 Feb 2020
Juba, (HCTV) – Madaxweynaha Koonfurta Sudan Salva Kiir ayaa sheegay in hanaanka dalkiisa uu ku soo koobayo 10 maamul goboleed halkii markii hore ay ka ahaayeen 32 dawladd goboleed, taas oo ah arimo ay dalbanayeen mucaaridku oo wadada u xaadhi doonta dawladd midaysan iyo in ay soo afjarto dagaalka sokeeye ee dalkaasi. “Go’aanka aanu qaadanay […]
Somali News15 Feb 2020
Muqdisho, (HCTV) – Midawga Yurub ayaa bilaabay 5.7 Milyan oo Euros mashruuc ah oo lagu taageerayo Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Maamulada xubinta ka ah Dawladda Federaalka iyo sidii loo gaadhsiin lahaa waxbarasho tayo leh oo loo dhan yahay oo loogu talagalay dadka. Mashruucan waxaa lagu bartilmaameedsanayaa xoojinta awoodda maamulka waxbarashada si loo maareeyo loona habeeyo waaxyaha, […]
Somali News15 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa Madaxweynaha Somaliland iyo xukuumadiisaba ugu baaqay inay shacabka xogg ka siiyaan safarkii Madaxweynaha Somaliland uu dhawaanta ugu baxay caasimada dalka Ethiopia iyo kulankii uu la yeeshay Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo. Mr […]
Somali News15 Feb 2020
France (HCTV) – dhimashada uu sababay Caabuqa coronavirus ayaa kor u dhaafay 1,500 Qof, Maalin ka dib markii Markii Dadku ka soo laabteen Fasaxa. Iyadoo hore loo shaaciyey in Caabuqa coronavirus uu ku fiday illaa 20 waddan, ayaa haddana waxa soo baxaya in Dalal badan oo kuwaa ka mid ahi joojiyeen xidhiidhkii Ganacsi ee ka […]
Somali News15 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland, Md. Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inay hayaan Liis ay ku qoran yihiin Cuqaal xilligii la qaadanayey Kaadhka Muwaadinka damiintay Dad aan reer Somaliland, sidaasi Tallaabo laga qaadi doono. Wasiir Kaahin oo hadal ka jeediyey Munaasibad uu xadhigga kaga jaray dib u habayn lagu sameeyay Xarunta Qaadashada […]
Somali News13 Feb 2020
Hubei (HCTV) – Masuuliyiinta Komiishanka Caafimaadka ee Gobolka uu sida Ba’an ugu fiday Caabuqa Conoravirus ee Hubei ee Dalka Shiinaha ayaa Khamiista Maanta sheegay in Arbacadii Shalay oo keliya uu Xanuunkaasi dilay Dad gaadhaya 242 Qof. Dhimashadii ugu badnayd ee Hal Maalin gudahood uu sababo Caabuqa Coronavirus, waxayna laba jeer ka badan tahay tirada Dadkii […]
Somali News13 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arrimaha dibada Somaliland ayaa u mahadnaqday Raysal Wasaarada dawladda Ethiopia iyo Madaxda Midawga Afrika oo madaxweynaha Somaliland kulamo rasmi ah magaalada Addis Ababa kula yeeshay Ethiopia Raysal wasaaraha Ethiopia iyo Madaxda dalalka Afrika ee ka soo qaygalay shirkii Midawga Afrika. War-saxaafadeedka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland ayaa u […]