
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Feb 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo maanta hadal ka jeediyey shir Garsoorka Somalia ay yeesheen ayaa raaligalin iyo cudur-daar ka bixiyey Xasuuqii shacabka Somaliland ay u gaysatay dawladdii Talidii Taliyihii Somalia ee Maxamed Siyaad Barre. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu ka garaabayo wixii xumaa ee dhacay in la iska cafiyo, isla markaana […]
Somali News13 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo saaka kormeer ku tegay xarun loogu talo-galay in lagu tartan siiyo Geela ugu caanaha badan Somaliland ee halkaasi ku sugnaa, waxaana arrintaasi geelayda ka caawiyey Xukuumadda Somaliland iyo Imaaraadka carabta oo u qabtay tartankan si loo helo caqabadaha keena caano yaraanta geela. Waxaana maalmaha […]
Somali News11 Feb 2020
USA (HCTV) – Rakaab u dhashay Dalka Shiinaha ayaa mid ka mid ah Boorsooyinkooda oo la baadhay laga helay Bac ay ku jiraan Shimbiro yaryar oo Bakhtiya. Boorsooyinka laga helay Bakhtiga Shimbiraha ayaa waxa lagu baadhay Garoonka diyaaradaha ee Dulles, ka dib markii ay 27-kii bishii hore ee January uu Rakaabka ka yimid Shiinuhu halkaa […]
Somali News11 Feb 2020
Khartoum, (HCTV) – Golaha Ku-meelgaadhka ah ee xukuma dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay maanta oo Salaaso ah inay hoggaamiyihii laga tuuray talada dalka Sudan ee Omar al-Bashir ay u gudbinayaan maxkamada Caalamiga ah ee Dambiyada dagaalka ee (ICC). Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Omar al-Bashiir ayaa loo haystaa dacwado ka dhan ah aadanaha, dambiyada dagaalka […]
Somali News11 Feb 2020
Nigeria (HCTV) – Kooxo Xagjir ah ayaa dilay ugu yaraan 30 Qof, waxayna dumar iyo Carruurna ku qabsadeen ama ka afduubeen Waqooyi-bari Dalka Nigeria, gaar ahaan Gobolka Borno. Sidaa waxa Warbaahinta u Xaqiijiyey Afhayeenka Ismaamul Gobolleedka Borno Ahmad Bundi oo Isniintii Shalay Hadlay. Weerarkan ayaa Habeenkii Axadda ka dhacay Waddo gaadiid badan isticmaalo oo ku […]
Somali News11 Feb 2020
Washington, (HCTV) – Wasaarada Arrimaha Dibada Maraykanka iyo Hay’adda FBI-da Maraykanka ayaa iska kaashaday sidii ay dalka Kenya uga caawin lahaayeen “Abuurista Howlgalka Wadajirka ah ee Argagixisada (JTTF)” oo markii ugu horaysay laga samaynayo meel ka baxsan dalka Maraykanka. Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanku waxa ay intaasi ku dartay in hay’addan JTTF-ka ay Kenyanku uu hoggaamin […]
Somali News11 Feb 2020
Washington, (HCTV) – Wasiirada Arimaha dibada ee dalalka Masar, Ethiopia iyo Sudan ayaa dib ugu noqon doona todobaadkan magaalada Washington ee caasimada dalka Maraykanka si wareeg kale oo wadahadalo heshiis dhaliya lagaga gaadho arinta khilaafka dhaamka Ethiopia. kadib markii lagu guuldaraystay xiligii kama dambaysta ahayd in heshiis la gaadho oo ku beegnayd bishii January ee […]
Somali News11 Feb 2020
Ghana (HCTV) – Tababbarihii Xulka kubadda Cagta Soomaaliya Bashir Hayford ayaa iscasilay. Iscasilaaddiisa ayaa timid, ka dib 11 bilood oo uu Tababbare u ahaa Xulka kubadda Cagta ee Dalkan ku yaalla Bariga Qaaradda Afrika ee Soomaaliya. Sida ay sheegeen xogo hore, Bashir Hayford ayaa go’aansaday inuu iska casilo Xilka Tababarnimo ee Xulka kubadda Cagta ee […]
Somali News11 Feb 2020
China (HCTV) – Sida la soo weriyey Caabuqa coronavirus ayaa 108 Qof oo cusub ku dilay Dalka Shiinaha 10-kii bishan February oo Shalay ahayd. Waa dhimashadii ugu badnayd ee Hal Maalin dhacda, tan iyo markii uu Dalkaasi ka dillaacay Caabuqa coronavirus, marka la eego Tirada Dadka sida Maalinlaha ah ugu dhimanayey Magaalooyinka Dalka Shiinaha, gaar […]
Somali News11 Feb 2020
Boosaaso (HCTV) – Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland, waxaa maanta dil lagu fuliyey 2 nin oo ka mid ahaa Raggii loo xukumay kiiskii dilka iyo kufsiga ahaa ee Caasha Ilyaas Aadan oo bishii February ee 2019 ka dhacay Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dige ayaa la toogtay […]
Somali News11 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ay labadooduba ku suganyihiin. Ma jiro war rasmi ah oo kulankaas laga soo saaray, laakiin warar xogogaala ah ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in Madaweyne Biixi iyo […]
Somali News10 Feb 2020
Idlib, (HCTV) – Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sheegtay in shan askari oo ka tirsan ciidamadooda ku sugan gudaha dalka Suuriya lagu dilay weerar ciidamada dawladda Suuriya ay ku qaadeen Idlib. Waxa sidoo kale lagu dhaawacay weerarkan shan askari oo kale kadib markii duqayni ay ka dhacday Isniinta maanta saldhig militari oo kuyaala gobolka Idlib, oo […]