
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 Feb 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxeexay Sharciga Baatroolka dalka Soomaaliya, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanku ay soo dhammeystireen hannaankii sharci ee kaga aaddanaa dhaqan galka sharcigaasi. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tilmaamay muhiimadda uu shacabka iyo Dowladnimada Soomaaliyeed u leeyahay sharcigan oo hagaya xuquuqda muwaadiniinteennu ay u leeyihiin in looga faa’iideeyo khayraadka […]
Somali News6 Feb 2020
Jabuuti (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Dacwad dhaxaysa Dalkiisa iyo Shirkadda DP World. Madaxweyne Geelle oo Waraysi siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA ayaa sheegay in Dacwadd ay Shirkadda DP World ka gudbisay Dawladda Jabuuti aanay ahayn mid macno leh oo waxyeelo u geysan karta. Madaxweyne Geelle […]
Somali News6 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Maanta oo ay taariikhdu tahay February 6, 2020 waxa Adduunka laga suxay maalinta loo asteeyey maalinta dulqaadka ugu hooseeya loo moojiyo Gudniinka Gabadhaha (International Day of Zero Tolerance for FGM. Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in Gudniinka Habluhu aanu sababin dhibaato dhaqaale oo kaliya balse ay ka dhalato gaboodfalo bani’aadanimo, […]
Somali News6 Feb 2020
Nugaal, (HCTV) – Weriye Cumar Maxamed Soomane oo ahaa suxufi katirsan madaxtooyada Puntland, ayaa dib u helay xoriyadiisii, kadib maanta la horgeeyay maxkamada dajarada koowaad ee gobolka Nugaal ee Puntland. Cumar Soomane ayaa lagusii daayay damanaad sida uu sheegay xeer ku xigeenka Punrland Maxamed Xareed Faarax, kaasoo warbaahinta uga waramay xarriga weriyaha iyo dambiyada lagusoo […]
Somali News6 Feb 2020
Garoowe (HCTV) – Maamul-gobolleedka Puntland ayaa soo saartay amar lagu xidhayo xarumaha Guddiga doorashooyinka ee Dawladda Federaalku ku leedahay Puntland. Amarkan oo uu soo saaray Wasiirka Arrimaha gudaha ee Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan (Dhaban-cad) laguma sheegin Sababta keentay in la xidho Xafiisyada Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee ku yaalla Puntland. Halkan Hoose ka Akhri War-saxaafadeedka ka soo […]
Somali News6 Feb 2020
Somali News6 Feb 2020
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka badbaaday xil ka xayuubin kadib markii aqalka Senate-ka dalka Maraykanku uu cod u qaaday. Fadhigii Aqalka Sanadka ee dalka Maraykanka ayaa 52 mudane oo aqalka Sanadka ahi ay diideen maamuus ka xayuubinta, halka 48-ka kalena ay ogolaadeen qododkii 1-aad ee maamuus xayuubinta. Qodobkii labaad ee […]
Somali News6 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa lagaga hadlay Arrimo kala duwan, sida Mashruuca Maamul daadejinta Dawladaha hoose ee JPLG, kaasi oo uu Madax ka yahay Madaxweyne ku-xigeenka JSL. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, kaasi oo u qornaa sidan “Fadhigii 54aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha […]
Somali News5 Feb 2020
Somali News5 Feb 2020
Khartoum, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu wuxuu Isniintii kulan kale la yeeshay Abdel Fattah al-Burhan, madaxa golaha guud ee Suudaan xukumayay tan iyo bishii August ee sanadkii hore ka dib markii uu xukunka laga tuuray madaxweyne Omar al -Bashiir. Kulankaasi labada hoggaamiye ee qarsoodiga ahaa oo ka dhacay dalka Uganda kadibmarkii Raysal Wasaaraha […]
Somali News5 Feb 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xuntahay faragelinta siyaasadeed iyo mid amni oo ay ka wado dowladda Kenya gudaha Soomaallya, taasoo aan u wanaagsanayn xidhiidhka labada dal iyo labada shacab ee Walaalaha iyo deriska ah. iyo xal u helida mushkiladaha gobolka ee ay kamid tahay la dagaalanka Argagixisada. War-saxafadeed […]
Somali News5 Feb 2020
Bern, Swiss, (HCTV) – Wargeys ka soo baxa dalka Switzerland ayaa warbixin uu daabacay maalintii shalay waxa uu Somaliland ku tilmaamay rajo dhalaalaysa, marka loo eego dalalka dariska lah. Warbixinta Wargeyska Swiss International Newspaper ayaa u qornayd sidan:- Somaliland waxay ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya 1991-kii, laakiin waddanna adduunka kama aqoonsana. Si kastaba ha […]