
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News4 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi) oo maanta hortagay guddida joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in guddida Wakiilada ay siiyeen daraasadd Baanka dhexe ee Somaliland uu sameeyey August 2019-kii oo muujinaysa inay wada-socdaan maceeshada iyo qiimaha dollarka ee hoos u dhacay. Waxa kale oo Gudoomiyaha Baanka […]
Somali News4 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland, Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi), waxaana kulankaasi labada dhinac ay kaga wadahadleen, arimo ku saabsan dhaqaalaha Somaliland oo ay ka mid tahay tabashooyinka dadweynuhu ay qabaan ee ku saabsan hoos u dhaca qiimaha dollarka, heerka sicir […]
Somali News4 Feb 2020
Entebbe, Uganda, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Israeli Benjamin Netanyahu ayaa la kulmay hogaamiyaha dawladda ku meelgaadhka ah ee dalka Sudan Abdel-Fattah Burhan, waxaana la sheegay in kulankan uu bilaw u yahay caadiyeynta xidhiidhka labada dhinac ee Israel iyo Sudan, waxaanay wadahadalku ka dhacay dalka Uganda. “Waxaanu isku waafaqnay in aanu bilawno wadashaqayn nagu hoggaamisa in […]
Somali News4 Feb 2020
Sheekh, (HCTV) – Shil gaadhi oo maanta ka dhacay meel u dhaxaysa Burco iyo Sheekh ayaa la sheegaya in ay ku dhinteen todoba qof, oo ay ku jiraan hooyo iyo laba hablood oo ay dhashay. Gaadhigan uu ka dhashay shilku ayaa noociisa lagu sheegay inuu ahaa Noho. Wariye Mahad Goodir, oo Burco ku sugan ayaa […]
Somali News4 Feb 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalbatay in loo soo gacan galiyo Wasiirkii Amniga Jubbaland oo dhawaan ka baxsaday meel ay ku xidhay dawladda Somalia. Dawladda Somalia ayaa dalabkeeda ku socodsiisay waaran caalami ah (international warrant) oo loogu soo gacan gelinayo Cabdirashid Cabdinuur (Janan), kaas oo ka baxsaday caddaaladda. Dowladda ayaa waxaa ay arintan […]
Somali News4 Feb 2020
Nairobi, (HCTV) – Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in saqdii dhexe ee xalay uu geeriyoodey Madaxweynihii hore ee dalka kenya Danial Arab Moi. Madaxweynaha ayaa bilihii ugu danbeeyayba la sheegay in uu xanuunsanaa kuna jirey Isbitaal weyn oo ku yaalla Magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo lagu daweeynaayey ,ugu dambeena uu xalay geeriyoodey. Waxaa uu […]
Somali News3 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xasan Yuusuf Ducaale oo guddida Doorashooyinka ee khilaafku ka taagan yahay ugu jiray xisbia Mucaaridka ah ee UCID ayaa daboolka ka qaaday inuu iska casilay xubinimada guddidaasi doorashooyinka. Xasan Yuuusuf ayaa is-casilaadiisa ku sababeeyey mid uu isagu go’aansaday oo uu ku badbaadinayo qaranka Somaliland. HORN CABLE TV, WAAXDA ONLINE-KA.
Somali News3 Feb 2020
Muqdisho/Nairobi, (HCTV) – Ayax tiro badan ayaa khatar galiyey isla markaana baabiiyey tobanaan kun oo qoodi ama hectares (acres) oo dhul beereed ah oo ku yaala dalalka Kenya, Somalia iyo Ethiopia, waxaanu Ayaxani uu caqabad weyn uu ku yahay helida cuno. Weerarkan uu soo qaaday Ayaxan dilaacay ayaa lagu tilmaamay kii ugu darnaa ee soo […]
Somali News3 Feb 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Shirkada Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa diiday inay joojiso duulimaadyada ay iskaga kala gooshto dalka Ethiopia iyo Shiinaha, xili dhawr shirkadood oo waaweyni oo aduunka ahi ay hakiyeen duulimaadyadii ay ku tagi jireen dalka Shiinaha ka dib markii uu dillaacay caabuqa coronavirus. Shirkadda Ethiopian Airlines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadka […]
Somali News3 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xisbiga Waddani ayaa kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee xisbiga Waddani uu ku leeyahay magaalada Hargeysa. Shirkan ayay ka soo qaybgaleen hoggaanka sare ee xisbigaasi iyo xubno ka tirsan fulinta xisbigaasi WADDANI, waxaana kulankaasi hagayay guddoomiye xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Shirkan maanta uu yeeshay xisbiga Waddani ayaa la iskaga xogwaraystay […]
Somali News3 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay booqday cusbitaalka gargaar gaar ahaan xarun lagu dabiibo, islamarkaana qalliinno loogu sameeyo carruurta yar yar ee soo dhasha iyaga oo wadnuhu daloolo oo Kharashka ku baxaya laga bixiyey qasnadda qaranka. Madaxweynuhu waxa uu farxadda iyo rayn-reynta la qaatay carruurta iyo waalidiinta dhashay ubadka […]
Somali News2 Feb 2020
Djibouti, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Cumar Ismacil Cumar Geelle, ayaa kulan qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay Raysal Wasaaraha cusub ee dalka Sudan Dr. Abdullah Hamdouk. Labada Masuul ayaa ka wadahadlay arrimo badan oo laba geesood ah, oo ay ka mid yihiin arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee si isku mid ah u […]