
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News2 Feb 2020
Kismayo/Muqdisho, (HCTV) – Bilihii u dambeeyey waxa isa-soo tarayay tirada saraakiisha kasoo goosanaysa ururka Al-shabaab, kuwaas oo badankoodu isu soo dhibeen ciidamada Somalia ee ku sugan gobolka Jubbaland. Siday ku warameen qaar ka mid ah xubnaha isa soo dhiibay waxa ilaa sanadkii 2019-ka dhex aloosnaa ururka Al-shabaab khilaaf xoog leh oo ku saabsan dhimashada iyo […]
Somali News2 Feb 2020
London, (HCTV) – Ciidamada Booliska ee magaalada London ayaa toogtay nin dad ku weeraray wado mashquul badan oo ku taala koonfurta magaalada London. Weerarka Mindida ah ayuu ku dhaawacay saddex qof, waxaanay ciidamada bileysku ay ku sifeeyeen oo ay la xidhiidhiyeen fal Argagixiso. Mid ka mid ah saddexda qof ee dhaawacmay ayaa xaaladd culus ku […]
Somali News2 Feb 2020
Istanbul, (HCTV) – Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo xukunka haysay muddo laba Sannadood oo keliya, ayaa Dekeda Caalamiga ah ee Berbera usoo iibisay Taagii labaad oo Casriya, isla markaana la Mataano ah kii hore ee sanad iyo badh ka hor dawlada Somaliland usoo Iibisay Marsada Caalamiga ah ee Berbera. Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan […]
Somali News2 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wariye Xasan Galaydh oo ka tirsan Telefishanka HCTV ayaa maanta looga yeedhay Xarunta Dambi-baadhista ee magaalada Hargeysa, kaas oo su’aalo la waydiiyey kadibna la sii daayey. Wariye Xasan Hassan Galaydh ayaa tagay xarunta CID-da kadib markii looga yeedhay, waxaanay mudo saacado ah Saraakiisha Xarunta Dambi-baadhista ee CID-du ay waydiinayeen su’aalo, waxaana sidoo […]
Somali News2 Feb 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha dawladda Federalka Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka cusub ee loo doortay Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Mudane Cali Daahir Ciid oo maanta ku guuleystay doorashadii Madaxtinimo ee Galmudug. Sida lagu sheegay dhambaal hambalyo ah oo kooban oo la soo dhigay […]
Somali News2 Feb 2020
Dhuusa-Mareeb, (HCTV) – Safaarada Maraykanka ee Somalia ayaa sheegtay in ay si dhow ula socdeen hanaanka siyaasada ee Galmudug, waxaanay tilmaantay in doorashada Galmudug ay tahay hanaan dib u heshiisiineed oo sal-balaadhan, waxaanay ugu baaqday cid kasta inay uga qaybqaadato si nabadgalyo ah. War-saxaafadeedkan ka soo baxay Safaarada Maraykanku uu ku leeyahay Somalia ayaa ku […]
Somali News2 Feb 2020
Galmudug (HCTV) – Baarlamaanka Maamul-gobolleedka Puntland ayaa doortay Madaxweyne cusub oo Maamulkaasi yeelanayo. Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo ka mid ahaa Musharraxiinta u tartamayey Madaxweyne-nimada Gal-mudug ayaa si rasmiya loogu doortay Madaxweynaha Maamulkaasi, ka dib markii uu helay 66 Cod. Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad-goboleedka Galmudug oo natiijada ku dhawaaqay ayaa shaaciyey in xilka madaxweynaha Galmudug uu […]
2 Feb 2020
Shabeele, (HCTV) – Ugu yaraan 18 askari oo ay ku jiraan 8 askari oo ciidamada dawlada Somalia ka tirsan iyo 10 ka tirsan dagaalyahan ayaa ku dhintay, halka 13 kalena ay ku dhaawacmeen markii ay Al-shabaab ay weerar ku qaaday ciidamada dawladda Somalia iyo Ciidamada Midawga Afrika ee Nabad-ilaalinta u jooga Somalia. Weerarkan oo ka […]
Somali News2 Feb 2020
Addis Ababa (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa diiddan inay ku dhawaaqdo tuhun la tuhmayo inuu ka dillaacay dalkeeda Cudurka daacuunku. 684 qof ayaa cudurkan ugu geeriyooday dalkeeda wax ka yar sanad, sidoo kale waxaa haatan u jiifa 60,000. Iyadoo laga baqayo inay saameyn ku yeelato dakhliga ka soo xerooda dhoofinta cuntada iyo dalxiiska, ayay dowladdu […]
Somali News2 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Xus ballaadhan oo loo sameeyey Sannad-guurada 26-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynuhu intaanu gaadhin goobta xafladdu ka qabsoontay waxa uu kormeer iyo xadhig ka jarid ku maray miiska saraakiisha ciidanka qaranka oo lagu soo kordhiyey xarumo muhiima oo […]
Somali News2 Feb 2020
Phlippines, (HCTV) – Nin ayaa dalka Philippines ugu geeriyooday Virus-ka coronavirus, waxaana la xaqiijiyey in kiiskani uu yahay dhimashadii ugu horaysay ee ka dhacda meel dibada ka ah dalka Shiinaha oo markii hore uu ka bilaabmay. Bukaanka geeriyooday ayaa da’diisa lagu sheegay 44-jir u dhashay dalka Shiinaha oo ka yimid magaalada Wuhan, ee gobolka Hubei […]
Somali News2 Feb 2020
Baqdaad, (HCTV) – Laba bilood ka dib degenaansho la’aan siyaasadeed oo ka jirtay dalka Ciraaq, waxa uu Madaxweynaha Ciraaq Barham Salih uu maalintii shalay magacaabay Mohammed Allawi inuu bedelo Raysal Wasaarihii hore Adel Abdul Mahdi, oo is casilay dabayaaqadii bishii November kadib markii uu wajahay dibadbaxyo lagaga soo horjeedo dawlada. Waxaana la filayaa in Raysal […]