
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News1 Feb 2020
Qahira, (HCTV) – Dalalka Jaamacada Carabta ayaa si buuxda u diiday qorshaha Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ee ku wajahan Bariga Dhexe kadib markii ay kulan degdeg ah ay ku yeesheen caasimada dalka Masar, waxaanay sheegeen in horsed ka noqon doonin heshiis nabadeed. War-murtiyeed ka soo baxay maanta oo Sabti ah ayaa lagu sheegay in […]
Somali News1 Feb 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday hay’adda UNCDF oo u qaabilsan adduunka horumarinta dhaqaalaha ee dawladda hoose oo uu hoggaaminayey David Jackson oo ah agaasimaha guud ee 39-ka dawladdood ee ka soo koraya dhinaca dhaqaalaha. Waxaana kulankaasi lagaga […]
Somali News1 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa beeniyey inuu iska Casilayo Xilka Guddoomiyaha Guurtida. Toddobaadkii u dambeeyay ayaa waxa soo baxay War sheegaya in Guddoomiyaha Golaha Guurtidu uu is casilayo, laakiin Guddoomiyaha oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in aanu is casilayn, sabab uu xilligan kursigiisa u banneeyaana […]
Somali News1 Feb 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalalka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Nicolas Berlanga Martinez, kaasi oo Maalmihii u dambeeyay Safar ku joogay Dalka. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo u qornaa sidan “Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Midowga […]
Somali News31 Jan 2020
Washington, (HCTV) – dalka Maaraykanka ayaa si kumeelgaadh ah u joojiyey duulimaadyada laba diyaaradood oo iskaga kala gooshi jiray Maraykanka iyo Shiinaha. Duuliyeyaasha iyo rakaabkii raaci lahaa ayaa lagu wargaliyey in la joojiyey. Shirkadaha Delta Air Lines Inc iyo American Airlines Group Inc ayaa go’aansaday Jimcaha maanta in si kumeel gaadh ah loo joojiyey duulimaadiyadii […]
Somali News31 Jan 2020
London, (HCTV) – Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa xaqiijiyey labadii kiis ee ugu horeeyey ee xanuunka cusub Coronavirus, maalin ka dib markii hay’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) ay ku dhawaaqday Xaaladda degdega ah ee fiditaanka Viruskan. Ugu yaraan dalka Shiina waxa ugu geeriyooday 213, halka dalal farabadan ay ku dhawaaqeen qorshe ay muwaadiniintooda ay kaga daadguraynayaan […]
Somali News31 Jan 2020
Moscow, (HCTV) – Saraakiil Ruush ayaa la sheegay inay isha ku hayaan inay saldhig milatari ay ka samaystaan Xeebaha Somaliland gaar ahaana magaalo dekedeeda Berbera, oo xuduud dhinaca badda ah la leh gacanka Cadan, sida ay ku warameen saraakiil ka tirsan waaxda Difaaca ee dalka Maraykanka. Ruushka ayaa u arka saldhig uu ku yeesho magaalada […]
Somali News31 Jan 2020
Shilaabo, (HCTV) – Saddex Caruur ah oo walaalo ah ayaa ku geeriyooday degmada Shilaabo ee dowladd deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia kadib markii ay ku dhaceen barkadd biyood ay dadku ka cabaan. Wararka ka imanaya deegaankaasi uu shilka caruurtan barkadda ku dhacday uu ka dhacay ayaa sheegaya in Carruurta geeriyootay ay isku dayeen inay ku […]
Somali News31 Jan 2020
Kismaayo, (HCTV) – Wasiirkii Amniga ee maamul goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo maalintii salaasadii ee todobaadkii hore ay dowladda Somalia ay sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii uu ku xidhnaa ayaa ugu danbeyntii maanta gaadhay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Masuuliyiin ka tirsan Maamul goboleedka Jubbaland ayaa warbaahinta u sheegay in Cabdirashiid Janaan uu doon […]
Somali News31 Jan 2020
Berbera, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo qaar kamida Golaha Wasiirada ayaa maanta kormeer iyo booqasho ugu tegay Markab kamida kuwa Ilaalada Xeebaha oo ay leeyihiin Midowga Yurub, waxaana uu halkaasi Shir kula yeeshay Safiirka Midowga Yurub iyo Admiral kii Markabkaasi waday oo uu Madaxweyne ku xigeenku ka […]
Somali News30 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – War-bixin dheer oo ay soo saareen komiishanka xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa lagu faahfaahiyey xaaladaha ay ku sugan yihiin Maxaabiista ku xidhan guud ahaan Xabsiyada Somaliland. Komiishanka Xuquuqal iisaanka Somaliland oo baahiyey War-bixinta sannadkii dhammaaday ee 2019-ka ayaa sheegay in guud ahaan ay Xabsiyada Dalka ay ku jiraan Maxaabiis tiradoodu dhan tahay 2,317, […]
Somali News30 Jan 2020
Muqdisho (HCTV) – Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay burburisay shabakad ay sheegtay inay kooxda Al-shabaab u qaabilsaneyd Qaraxyada. War Qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada ku burburiyeen kooxo isku xidhan oo u qaabilsanaa Qaraxyada iyo Farsameyntooda. Sidoo kale, Qoraalka ka soo […]