Somali News30 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa heegan gelisay Shaqaalaheeda Caafimaadka, waxayna Garoonka diyaaradaha dhigtay dhakhaatiir hubinaya Caafimaadka Dadka Dalka dibeddiisa ka yimaadda, si looga hor-tago Xanuunka Coronavirus oo dunida aad ugu faafaya. Kooxda Dhakhaatiirta ah ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland dhigtay Garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal ayaa waxa Maanta kormeeray isla-markaana halkaa kaga dhawaaqay in dalku […]
Somali News30 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta kormeeray qaybaha uu ka kooban yahay Garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal. Sidaana waxa lagu sheegay War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada JSL, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaybaha […]
Somali News29 Jan 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wakiilka dawladda Ingiriiska u fadhiya caasimada Somaliland ee Hargeysa, Stuart Brown oo hadal ka jeediyey kulan sare oo lagaga hadlayey xoojinta xoriyadda saxaafada Somaliland oo ay ka soo qaybgaleen dhinacyo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen saraakiisha booliska, wasiirka warfaafinta Somaliland, guddida xuquuqal insaanka iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayuu […]
Somali News29 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Isu-duwaha Arrimaha Bani’aadanimo ee Soomaaliya ayaa booqasho ku yimid Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ku leedahay Hargeysa, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Md. Adam […]
Somali News29 Jan 2020
Wuhan (HCTV) – Waxaa Maanta dalka Shiinaha laga furayaa Cisbitaalkii ugu horeeyay ee loogu talagalay in lagu daweeyo dadka uu haleelay caabuqa Corona ee ka dilaacay dalkaas. Cisbitaalkan oo laga dhisay meel aan ka fogeyn halka uu xanuunka ka dilaacay markiisi hore ee Magaalada Wuhan ayaa shaqaalihii ka shaqeeynayay waxay ku qaadatay maalmo, si loo […]
Somali News29 Jan 2020
Afghanistan (HCTV) – Ciidammada Maraykanka ee ku sugan dalka Afghanistan, sannadkii tagay waxay dalkaa ka fuliyeen duqayn ka badan Duqaymihii ay fuliyeen tobankii sanadood ee ka horreeyay 2019-kii. Sidaana waxa laga soo xigtay Xarunta dhexe ee Maamulka Ciidammada Maraykanka, sida uu Maanta baahiyey Telefiishanka Al-jazeera oo HCTV uu ka soo xigtay. Ciidammada Cirka ee Maraykanku […]
Somali News29 Jan 2020
Jubbaland (HCTV) – Ka dib, markii Shalay Taliska Ciidammada Booliska ee Soomaaliya sheegay in Wasiirkii hore ee Amniga ee Jubbaland oo ku xidhnaa Muqdisho uu baxsaday, waxa Jubbaland sheegtay inay ka wer-wersan tahay bed-qabkiisa. Jubbaland oo War qoraal ah soo saartay ayaa sheegtay inay Dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu u xidhnaa Cabdirashiid Xasan Cabdi-Nuur (Janan) […]
Somali News29 Jan 2020
Chine (HCTV) – Tirada Dadka Shiinaha ee u Geeriyooday Xanuunka coronavirus ayaa gaadhay 132 Qof, halka Dadka u jiifaana gaadhayaan 5,974. Masuuliyiinta Shiinaha ayaa sheegay in Dadka cusub ee u Geeriyooday coronavirus ay ku dhinteen Magaalada Wuhan oo ah Caasimadda Gobolka Hubei. Xanuunkan ayaa Gudaha Shiinaha illaa hadda ku dhacday 5,974 Qof, halka waddamada kale […]
Somali News28 Jan 2020
Addis Ababa (HCTV) – Afar Qof oo looga shakiyey inay qaadeen xanuunka Neef-mareenka ku dhaca ee coronavirus ee Xilliga Dunida aadka ugu faafaya ayaa lagu Kaaraantimeeyay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Laga soo bilaabo Arbacadii Toddobaadkii hore, dhammaan Dadka ka imanaya Dalka Shiinaha waxa lagu baadhayey Xaaladdooda Caafimaad Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Addis […]
Somali News28 Jan 2020
Muqdisho (HCTV) – Wasiirkii hore ee Amniga ee Maamul-gobolleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdi-Nuur (Janan) ayaa ka baxsaday Gacanta Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo dhowrkii bilood ee u dambeeyay u xidhnaa, ka dib markii laga qabtay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo lagu eedeeyay dambiyo kala duwan. Baxsashadiisa ayaa waxa xaqiijisay Taliye ku-xigeenka Ciidammada Booliska Soomaaliya […]
Somali News28 Jan 2020
Burco (HCTV) – Inta la ogyahay laba Carruur ah oo Walaalo ahaa ayaa ku Geeriyooday dab ka kacay Gurigooda oo ku yaalla Magaalada Burco. Labada Carruur ah ee ku dhintay dabka ka kacay Gurigooda ayaa ahaa Wiilal. Dabkan oo ka kacay Guriga oo ku yaalla Xaafadda Balaasa ee Magaalada Burco ayaa waxa sidoo kale dhaawac […]
Somali News28 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas xabaalaha Xaraf ee duleedka Caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi Abu-site oo xalay geeriyooday. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxa Aaska Marxuum Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi Abu-site kala qayb-galay shir-guddoonka golaha wakiillada, hoggaanka axsaabta qaranka, wasiirro, xildhibaanno, ganacsato iyo boqollaal ka mid […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation