
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News28 Jan 2020
Afghanistan (HCTV) – Ciidammada Millateriga ee Maraykanka ayaa xaqiijiyey in mid ka mid ah diyaaradahoodu ay ku burburtay Buuralayda Dalka Afghanistan. Diyaaradda oo markii hore la rumaysnaa inay ahayd diyaarad Rakaab oo laga leeyahay Afghanistan, ayaa Ciidammada Maraykanku Maanta Sheegeen inay ahayd mid ka mid ah diyaaradahooda. Diyaaradda ayaa ku dhacday Shalay Gobolka Ghazni ee […]
Somali News28 Jan 2020
Soomaaliya (HCTV) – Hawl-galka Ciidammada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay inay duqayn ku dileen xubno ka mid ah Al-shabaab. Taliska ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya ciidamada dowladda Soomaaliya ay 27-kii bishan oo shalay ahayd y duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen agagaarka degmada Jilib oo ka tirsan gobolka Jubbada […]
Somali News27 Jan 2020
Badhan, (HCTV) – Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magalaada Badhan ee xarunta Gobolka Sanaag. Weftiga Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa waxa kamid guddida dib u habaynta ciidamada oo kala ah Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Amniga Cabdisamad Maxamed Gallan, Taliyaha Ciidanka Difaaca […]
Somali News27 Jan 2020
Asmara, (HCTV) – Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea ayaa waxa ka furmay shir saddex geesood ah oo ay wadayeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea kadib gallinkii hore ee maanta uu halkaa gaadhay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerk ayaa iyaguna qeyb ka ah kulankan oo […]
Somali News26 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Xanuun ka dilaacay Dalka Shiinaha, kaasi oo illaa hadda sababay Geerida tobanaan Qof, isla-markaana ay Cisbitaallada u jiifaan Boqollaal kale Dalkaasi. Xanuunkan Corona Virus oo ah Caabuq ku dhaca Neef-mareenka Bani-aadamka ayaa Xukuumadda Somaliland u soo jeedisay Shacabka Somaliland inay ka feejignaadaan. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka […]
Somali News26 Jan 2020
Garoowe (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cismaan (Karaash) ayaa sheegay in Puntland leedahay Taariikhda Daraawiishtii Sayid Maxamed Cabdalle Xasan. Madaxweyne ku-xigeenka oo Maanta hadal ka jeediyey Magaalada Garoowe ayaa isagoo daba socda hadal uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ku sheegay in Taariikhda Daraawiishta ay Somaliland leedahay, wuxuu sheegay in sheegashada Wasiirka […]
Somali News26 Jan 2020
Balli-calanle (HCTV) – Sida la xaqiijiyey Saddex Carruur ah ayaa ku Geeriyooday deegaanka Balli-calanle oo ka mid ah Gobolka Togdheer ee Somaliland. Saddexda Carruurta ah oo laba ka mid ahi hablo yihiin ayaa Geeriyooday, ka dib markii ay ku dhaceen isla-markaana ay liqday Barkad-biyood ku taallay deegaanka Balli-calanle. Sidaana waxa xaqiijiyey Weriyeyaal ku sugan Magaalada […]
Somali News26 Jan 2020
Soomaaliya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ayaa Fagaare ku dilay Saddex Nin oo ay ku eedeeyeen Basaasnimo. Saddexda Nin ayaa gelinkii dambe ee Shalay lagu toogtay Fagaare ku yaalla degmada Kamsuuma ee gobolka Jubbada Hoose ee Dalka Soomaaliya, ka dib Markii maxkamad Al-shabaab leedahay sheegtay inay ku heshay Dambi ah inay Basaasiin u ahaayeen Dawlado Shisheeye. […]
Somali News26 Jan 2020
Saudi (HCTV) – Wasiirkii hore ee Cadaaladda ee Boqortooyada Sucuudiga Mohammed Bin Abdul-Karim Issa, ayaa sheegay in Dalkiisu joojinayo Maalgelinta Masaajidada ka dhisan Dalalka shisheeye ama dibedda. Sida laga soo xigtay Wargeyska Le Matin Dimanche oo ka soo baxa Switzerland, Sucuudiga ayaa qorshaynaya in Masaajiddadii dhaqaalaha ku Maalgelin jiray uu Maamulkooda ku wareejiyo Guddiyo ama […]
Somali News25 Jan 2020
Hargeysa, (HCTV) – Kulan ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland iyo xubno ka socday Warbaahinta Somaliland iyo ururka suxufiyiina Somailand ee SOLJA ayaa lagu lafa-gurayey doorka ay saxaafadu ka qaadan karto nabadda Somaliland. Kulankan oo ka dhacay Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland, waxa hadal ka jeediyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin […]
Somali News25 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Ugu yaraan 3 Carruur ah ayaa Xanuun iyo Gaajo ugu Geeriyooday Magaalada Muqdisho. Wakaaladda Wararka ee Turkiga ee Magaceedu yahay Anadolu ayaa iyadoo soo xiganaysa Warbaahinta Maxaliga ah ee Soomaaliya waxay sheegtay in Saddex Carruur ahi ay baahi daran ugu Geeriyoodeen Xero Barakacayaal oo ku taalla Magaalada Muqdisho. Carruurtan oo Da’doodu u […]
Somali News25 Jan 2020
USA (HCTV) – Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka ee The Pentagon, ayaa sheegtay in 34 ka mid ah Ciidammadeeda ku sugan Ciraaq laga helay dhaawac dhinaca Maskaxda ah, ka dib markii IRAN ay weerartay Saldhigyada Maraykanka ee gudaha Ciraaq. Wasaaradda Difaaca ee Maraykanku waxa kale oo ay sheegtay in illaa hadda baadhitaan dhinaca Maskaxda ah lagu […]