
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News25 Jan 2020
Turkey (HCTV) – Ugu yaraan 18 Qof ayaa ku dhintay Dhul-gariir ka dhacay Dalka Turkiga, kaasi oo sababay in Guryo badan dumaan. Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Sulaymaan Soylu ayaa sheegay in shan boqol oo qof oo kale ay dhul-gariirka ku dhaawacmeen. Waxa uu sheegay in kooxaha gurmadka deg-degga ah ay baadi-goobayaan 30 qof oo […]
Somali News25 Jan 2020
Chine (HCTV) – Xanuunnka ku dhaca Neef Mareenka ee Coronavirus oo dhawaan ka dillaacay Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa ku faafaya Dunida oo dhan. Xanuunkan, waxa illaa hadda Dalka Shiinaha ugu Geeriyooday 41 Qof, waxaana uu soo ritay oo u jiifa Dad tiradoodu ka badan tahay 1,287 Qof, inkasta oo la joojiyey in laga […]
Somali News25 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daaf-furay shirka dib u hubinta tirada qaxoontiga ka diiwaan gashan Jamhuuriyadda Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada, kaasi oo u qornaa sidan “Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daaf-furay […]
Somali News22 Jan 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddida Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa la wadaagay warbixin ku saabsan deegaannada Dowladdu ay ka xoreysay argagixisada Alshabaab, qorshaha dib u habeynta Ciidamada Xoogga Dalka iyo dagaalka lagu dabar-gooynayo fikirka xagjirnimada. Madaxweynaha ayaa u soo jeediyey Guddiga Qaramada Midoobey […]
Somali News22 Jan 2020
Washington, (HCTV) – Safaaradda Sacuudi Carabiya ay ku leedahay magaalada Washington, DC ayaa meesha ka saartay war ay saxaafadu baahisay oo sheegaya in boqortooyada Sucuudi Carabiya ay ka dambeysay jabsashada taleefanka gacanta ee mulkiilaha Washington Post iyo aasaasaha Amazon, Jeff Bezos. Ilo wareedo aan la magacaabin oo uu soo xigtay Wargeyska maalinlaha ah ee Ingiriiska […]
Somali News22 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Mette Knudsen oo ay wehelinayso ku xigeenkeedu Nina Berg, kuwaasi oo booqasho ku yimid Hargeysa. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]
Somali News21 Jan 2020
Ankara (HCTV) – Madaxweynaha Turkiga Rejab Teyib Erdogan ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ka dalbatay inuu Shidaal ka baadho Dalka Soomaaliya. Wakaaladda Wararka Reuters ayaa sheegtay in Madaxweyne Erdogan uu sheegay in Dawladda Soomaaliya ku marti-qaadday in Turkigu uu shidaal ka baadho Soomaaliya. “Waxaa jira dalab nooga yimid Soomaaliya, waxaana ay yidhaahdeen shidaal ayaa ku […]
Somali News21 Jan 2020
Boosaaso (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegay inay ka hor tageen Miino nooca dhulka lagu aaso ah oo la doonayey in lagu waxyeeleeyo Shacabka Puntland. Ciidammada Booliska oo kaashanaya kuwa Argagixiso la dirirka ah ee PSF ayaa sheegay in Miinada la doonayey in lagu aaso mid ka mid ah Jidadka […]
Somali News21 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta Cisbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa ku booqday Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo Xaalad Caafimaad-darro la soo deristay. War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada oo soo gaadhay HCTV ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu […]
Somali News20 Jan 2020
Beijing, (HCTV) – Fayras cusub ayaa ka dilaacay dalka shiinaha Shiinaha, kaas oo durtaba laga helay dad tiradoodu gaadhayso 136 qof, xaaladahan cusub ee Fayraska ayaa saamayn ku yeelanaya habka neef-mareenka. Magaalada caasimada ah ee Beijing ayaa lagu soo waramayaa in laga helay laba kiis, halka Shenzhen la xaqiijiyey hal kiis. Tirada guud ee uu […]
Somali News20 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa isku-shaandhayn ku sameeyay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Dawladda Qaarkood. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Somaliland, kaasi oo u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno […]
Somali News19 Jan 2020
Muqdisho, (HCTV) – Prof. Cismaan Abuukar Dubbe, oo si wanagsan looga yaqaano deegaanada Somaliland isla markaan si dhaw ula shaqayn jiray Xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye ayaa maanta Magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay Xisbi Siyaasadeed cusub oo lagu magcaabo, Xisbiga Nabbada Barwaaqada iyo Midnimada ee (HILOW). Prof. Cismaan Abubakar Dubbe, ayaa sidoo kale ka mid […]