
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Jan 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore oo hadal ka jeediyey kulan maanta lagaga tashanayey xeerka Saxaafada Somaliland ee la doonayo in la horgeeyo golayaasha dalka ayaa waxa uu ka dalbaday Wasiirku ururada Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ka midka tahay inay keenaan xogta dambiyada ay suxufiyiintu ka galaan dadweynaha, isla markaana aanay ku […]
Somali News19 Jan 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha xidhiidhka dawladaha Carabta iyo wadamada Islaamka u qaabilsan xisbiga Waddani, Ambassador Axmed Safiina ayaa iska casilay xisbiga Waddani. Qoraal is-casilaad ah oo Ambassador Axmed Safiina uu u qoray Gudoomiyaha xisbiga Waddani ayuu ku sheegay inuu doonayo inuu u madaxanaanaado arimo gaar ah oo ay ka mid yihiin dhamaystirka waxbarashada Jaamacadda ee […]
Somali News19 Jan 2020
Marib, (HCTV) – Weerar lagu qaaday xero lagu tababaro militariga oo ku taal gobolka Marib ee dalka Yemen ayaa lagu dilay ugu yaraan 70 askari oo ka tirsan ciidamada dowlada halka lagu dhaawacay tobaneeyo kale, sida ay sheegeen ilo wareedyo dhanka amaanka ah. Weerarka oo dhacay xili dambe oo Sabtidii “Ayaa lagu geystay saddex gantaal”, […]
Somali News18 Jan 2020
Muqdisho, (HCTV) – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay tiro ka badan 20 kalena waxa ka soo gaadhay dhaawac kadib markii Qarax Gaadhi loo adeegsaday oo lagu qaaday kolonyo ay la socdeen shaqaale Turkish ah oo ku howlanaa dhismaha Waddada xidhiidhisa Muqdisho iyo Afgooye lala beegsaday. War lagu baahiyay Wakaallada Wararka ee Turkiga ee […]
Somali News18 Jan 2020
S/Afrika (HCTV) – Wiil uu dhalay Wadaadkii caanka ahaa ee Sheikh Ahmed Deedat ayaa lagu toogtay Dalka Koonfur Afrika. Ninka uu Dhalay Sheikh Ahmed Deedat oo Magaciisu yahay Yuusuf Axmed Deedat ayaa laga toogtay Madaxa, xilli uu ku sii jeeday Maxkamad ku taalla Magaalada xeebta ah ee Durban, sida ay baahisay Wakaaladda Wararka Turkigu. Kornayl […]
Somali News18 Jan 2020
Qardho (HCTV) – Cisbitaalka Magaalada Qardho waxa Saaka la dhigay 8 qof, kuwaasi oo la sheegay inay ku sumoobeen Caano ay cabbeen. Dadka sumoobay oo ka kooban 2 Qoys ayaa waxa ku jira Carruur yaryar kuwaas oo midkood uu markii danbe geeriyooday sida ay Xaqiijiyeen maamulka Cisbitaalka gacanta ku hayo xaaladda caafimaad ee bukaannadaasi. Masuuliyiinta […]
Somali News18 Jan 2020
Somaliya (HCTV) – In ka badan 40 ka mid ahaa Mitidiinta Al-shabaab ayaa waxa dilay Ciidammada Dawladda Federaalka Soomaaliya, sida laga soo xigtay Masuuliyiin. Janaraal Mohamed Ahmed Taredishe ayaa Warbaahinta u sheegay in dagaalyahannada Al-shabaab ka midka ahaa la dilay, ka dib markii ay soo weerarreen Saldhig Ciidan oo ku yaalla Shabeelaha dhexe ee Dalka […]
Somali News18 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa uga digay bulshada sixroolayaasha, soona jeediyey in awooda lagu isticmaalayo qolyaha argagaxisada loo adeegsado sixroolayaasha, iyagaa argagxiso dhab ahe, qofka marka loo sheego ee looga digo haduu isticmaalo diinta wuu kaga baxayaa. Khudbad Jimcaha maanta Sh Maxamed ayaa sheegay in hore looga soo hadlay Ilaalinta Nafta […]
Somali News17 Jan 2020
Baqdaad, (HCTV) – Maraykanka ayaa 11 ka mid ah ciidamadooda ka daweeyay astaamo miyir-beel ah ka dib markii gantaalo ay Iran ay la beegsadeen saldhig Ciraaq oo ay ku sugnaayeen ciidamada Maraykankanku, sida ay sheegeen saraakiil ka mid ah militariga Maraykanka, inkastoo markii hore Maraykanku uu sheegay in aanay jirin cid waxyeelo ka soo gaadhay […]
Somali News17 Jan 2020
Baligubadle, (HCTV) – Ciidamada bileyska ee gobolka Hawd ayaa gacanta ku xidhay gaadhi weyn oo siday laba taangi oo nooca biyaha ah. Taangiyadan oo ay sheegeen ciidanka Booliska gobolka Hawd in ay soo xadeen niman dhalinyaro ah oo ka soo jeeda gobolka Hawd, kuwaas oo taangiyadaasi biyaha kala soo talaabay dhinaca Dawadd Deegaanka Soomaalida Itoobiya. […]
Somali News17 Jan 2020
Galguduud, (HCTV) – Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee Maamul gobolleedka Galmudug oo ay ku tartameen musharax xildhibaan Cabdinaasir Aadan Cismaan. Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa helay 54 Cod guud ahaan tirada xildhibaannadii 89 xildhibaan ee Baarlamaanka Galmudug halka musharaxa kale ee la tartamayay Cabdinaasir Aadan Cismaan uu helay […]
Somali News16 Jan 2020
Idlib, (HCTV) – Ugu yaraan 21 qof ayaa lagu dilay, 82 kalena way ku dhaawacmeen weerar ka dhacay gobolka maleeshiyaadka Suuriya ay ku xoogan yihiin ee Idlib, kadib markii ciidamada dawladda Suuriya iyo Isbahaysigooda Ruushku ay weerar dhinaca cirka ah ay ku bartilmaameedsadeen Waqooyi-galbeed ee dalkaasi, sida ay sheegeen kooxaha gargaarka degdega ah ee ka […]