
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News11 Jan 2020
Tehran, (HCTV) – Safiirka UK u fadhiyey Iran ayaa la xidhay intii uu socday dibadbax ka dhacay caasimada Iran ee Tehran oo lagaga soo horjeeday ku lug-lahaanshihii Iran ay si khalad ah ugu soo riday diyaaradii rakaabka siday. Rob Macaire ayaa la xidhay mudo ka badan saacad sida ay ku waramayaan warbaahinta maxaliga ah ee […]
Somali News11 Jan 2020
Tehra, (HCTV) – Kooxo dibadbaxayaal ah oo reer Iran ah ayaa ka dalbaday Hoggaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei inuu Is-casilo kadib markii Tehran sheegay in millaterigoodu uu si khaldan u duqeeyeen diyaarad Ukraine, taas oo ay ku dhinteen 176 qof oo saarnaa diyaaradda. “Hoggaamiyaha guud [Khamenei] is-casilay, is-casilay,” ayay ku dhawaaqayeen dadka oo […]
Somali News11 Jan 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay kulan magaalada Asmara ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo dhigiisa dalka Eritrea Asaias Afwerki. Madaxweynaha Somalia ayaa maalintii shalay socdaal rasmi ah ku tagay dalka Eritrea kadib markii uu Martiqaad ka helay Madaxweynaha dalka Eritrea, kuwaas oo magaalada Asmara uu kulan ku dhexmaray. Warka […]
11 Jan 2020
Ka dib, markii 13-kii bishii Novamber ee 2017-kii Mudane Muuse Biixi Cabdi loo doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa si tallaabo-tallaabo ah u soo xoogaysanaya adeegyada ay bixiyaan Laamaha kala duwan ee Hay’adaha Dawladda. Wasaarad iyo Hay’ad kasta oo Dawladeed waxay si gaarkeeda ah isagu hawlaysaa inay hagaajiso ama tayeyso Adeegyada ay Bulshada Somaliland u […]
Somali News11 Jan 2020
Tehran, (HCTV) – Dowlladda Iiraan ayaa sheegtay in aanay si ula kac ah ciidamadeedu u soo rideen diyaarad laga lahaa dalka Ukraine ee ay ku dhinteen dhamaan rakaabkii saarnaa. War laga sii daayay ama laga baahiyay saakay Warbaahinta dalka Iran ayaa lagu sheegay in falkani uu ku dhacay si kama’ ah ama burburka diyaarada uu […]
Somali News11 Jan 2020
Hargeysa, (HCTV) – Abaaro Labadii Duhurnimo ee maanta ayaa Nin ku hubaysani Mindi waxa uu ku weeraray Arday 14 jir ah oo ka soo baxay Imtixaanka Dugsiga Xaafada Sheekh Nuur ee Magaalada Hargeysa, sida ay HCTV u sheegeen dad goobjoog ah. Ninka Mindida sitay ayaa laba jeer Ardayga kaga dhuftay Misikta iyo Bawdada, waxaana Ardayga […]
Somali News11 Jan 2020
Hargeysa, (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun ku riday Tifaftiraha HCTV Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday) oo mudo laba bilood ah ku xidhnaa xarunta dambi baadhista ee magaalada Hargeysa ee CID-da loo yaqaano. Maxkamaddu waxa ay ku xukuntay Tifaftire Cabdiqaadir Coday, Hal sano oo xadhig ah iyo saddex milyan oo Somaliland Shiling ah oo […]
11 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta xukun ku ridday Tifaftiraha Telefiishanka HCTV, Cabdiqaadir Saleebaan Casayr. Maxkamadda ayaa Tifaftire Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday) ku xukuntay Hal sano oo Xadhig ah iyo 3 Milyan oo ganaax ah. Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) oo ka hadlay xukunka tifaftiraha HCTV ayaa sheegay […]
Somali News9 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Fadhigoodii Khamiista Maanta waxay ku ansixiyeen Xeerar kala duwan. Sidaana waxa lagu sheegay War Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Fadhigii 52aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka […]
Somali News9 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan oo socdaal ku jooga Hargeysa. War-saxaafadeed Madaxtooyadu ka soo saartay kulanka dhex maray Madaxweynaha iyo Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi […]
Somali News8 Jan 2020
Tehran (HCTV) – 176 Qof ayaa dhintay, ka dib markii diyaarad ay la socdeen oo ka duushay Magaalada Tehran ee Xarunta Jamhuuriyadda IRAN ay burburtay. Diyaaraddan oo laga lahaa Dalka Ukrain isla-markaana ku sii jeeday Caasimadda Dalkaasi ee kiev ayaa dhacday wax yar uun ka dib, markii ay ka duushay Garoonka diyaaradeed ee Imam Khomeini […]
Somali News8 Jan 2020
Muqdisho (HCTV) – Qarax ayaa ka dhacay Gelinkii hore ee Maanta isgoyska sayidka ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey Saddex qof ayaa ku dhintay, 6 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaadhi lagu soo xidhay waxyaabaha qarxa uu ku qarxay isgoyska sayidka ee magaalada Muqdisho. Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxay ahaayeen dad shacab […]