
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Ururka Geellayda Somaliland ayaa walaac ka muujiyay geella ay dawladda Australia ku laynayso dalkeeda, iyagoo ugu baaqey dhammaan madaxda iyo bulshada Soomaaliyeed in laga wada shaqeeyo sidii geelaas loo badbaadin lahaa. War-saxaafadeed ay Maanta soo saareen Ururka Geelayda oo Fadhigoodu yahay Hargeysa ayaa waxay ku bilaabeen sidan “Ururka dhaqashada Geela iyo soo […]
Somali News7 Jan 2020
Hargeysa, (HCTV) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen maanta waxa ay kaga dayriyeen xaaladda caafimaad ee wariye Cabdiqaadir Coday oo ah Tifaftiraha Telefishanka HCTV, oo mudo xidhan. Ururka Suxufiyiinta Somailand ee SOLJA waxa uu ku baaqay in la sii daayo saxafiga xidhan, sida lagu sheegay War-saxaafadeedka ka soo baxay Ururkaasi […]
Somali News7 Jan 2020
Kerman, (HCTV) – Tirada dadkii ku dhintay Is-jiidh ka dhacay Aas loo sameeyay Maanta Taliyihii Ciidammada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, Qasem Soleimani oo dhawaan Maraykanku uu duqayn ku dilay ayaa gaadhay 56 qof, sida ay baahisay warbaahinta dalka Iran. Aaskan loo samaynayey Taliyihii ugu awooda badnaa dalka Iran ayaa sidoo kale waxa ku dhaawacmay […]
Somali News7 Jan 2020
Brussels, (HCTV) – Isbahaysiga Gaashaanbuurta NATO ayaa sheegay inay xubno saraakiil tababarayaal ah ay kala baxayaan dalka Ciraaq, sida lagu sheegay war ka soo baxay saraakiil ka tirsan NATO. Talaabadan NATO ay ciidamadeeda ku sugan Ciraaq ay kagala baxayso ayaa daba-socota cabsi xoogle oo ka soo fool-leh gobolka kadib markii Maraykanku ay weerar cirka ah […]
Somali News7 Jan 2020
Damascus, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa kulan la yeeshay dhigiisa dalka Suuriya Bashar al-Assad intii uu ku gudo jiray socdaal uu ku tagay caasimada dalka Suuriya, xili aduunku uu eegayo dagaal dhexmara Maraykanka Iyo Iran oo gobolkaasi looga cabsi qabo. Booqashadan uu Putin ku tagay Damascus oo noqonaysa booqashadii ugu horaysay iyo […]
Somali News7 Jan 2020
Hurghada, (HCTV) – Ciyaaryahanka Sadio Mane ayaa loo magacaabay inuu yahay ciyaaryahanka sanadka 2019-ka ee kubadda Cagta ee Afrika, kadib markii ay ku guulaystay Champions League kooxdiisa Liverpool iyo inuu ku hogaamiyo Senegal finalka Koobka Qaramada Afrika. Mane ayaa ku guuleystay abaalmarintan markii ugu horeysay salaasada, ka dib markii uu ka guulaystay tartamihii ay isku […]
Somali News7 Jan 2020
Hargeysa, (HCTV) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xirgeeye ayaa shaacisay in 10 qof maalmihii u dambeeyey ay Shuban Biyood iyo Oof-wareen ugu geeriyoodeen deegaamo ka tirsan Buuhoodle. Agaasime Xergeeyo oo maanta warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dhakhaatiir iyo hawlwadeeno ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Somaliland xaaladaha caafimaad daro ee […]
Somali News7 Jan 2020
Canberra, (HCTV) – Dawladda Australia ayaa amartay in la laayo 10,000 (10 kun) oo neef oo Geel ah oo ku nool kaymaha dalkaasi, sida lagu sheegay warbixin uu daabacya wargeyska The Australia. Dawladda ayaa amarkan ku sababaysay in Geelaasi uu dhibaato ku hayo bulshooyinka ku dhaqan deegaanada fogfog ee dalka, kadib markii abaar ba’ani ay […]
Somali News7 Jan 2020
Hargeysa, (HCTV) – War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland ayaa lagu sheegay in “Jamhuuriyadda Somaliland waxay si toos ah ugu celineysaa mowqifkeedii hore ee ahaa inay ka fiirsato oo aanay iskaashi la yeelan siyaasadaha, barnaamijyada iyo howlaha wadamada xubnaha ka ah Carabta/Afrika ee xaduudda la leh Badda Cas. Somaliland ayaa […]
Somali News7 Jan 2020
USA (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa Dal ku-galka u diiday Wasiirka Arrimaha dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN, Javad Zarif. Wasiirka Arrimaha dibedda ee IRAN, Mr. Javad Zarif ayaa doonayey inuu dhammaadka Toddobaadkan tago Xarunta Qaramada Midoobay ee New York ee dalka Maraykanka, laakiin Warar soo baxay ayaa sheegay in loo diiday Fiisaha Maraykanka, […]
Somali News7 Jan 2020
Ciraaq (HCTV) – Ugu yaraan 30 Qof ayaa ku dhintay Is-jiidh ka dhacay Aas loo sameeyay Maanta Taliyihii Ciidammada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN, Qasem Soleimani, sida ay Baahisay Warbaahinta IRAN. Sidoo kale, 40 Qof ayaa ku dhaawacmay is-jiidhka ka dhacay deegaanka Kermin oo uu ka dhacayo Aaska Qasem Soleimani, Salaasada Maanta. Qasem Soleimani ayaa […]
Somali News7 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in 10 qof maalmihii la soo dhaafay ay Shuban Biyood iyo Oof-wareen ugu geeriyoodeen deegaamo ka tirsan gobolka Buuhoodle. Dadka ayaa kala ah 8 Carruur ah iyo laba qof oo waa weyn. Dadka intooda badan waxa ay ku dhinteen degmada Widhwidh oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle. Agaasimaha […]