Somali News7 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaacil Jide ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland, waxaanu Guddoomiyahu madaxweyn Biixi ku dhaliilay in uu dad u xidhaayo inay hadleen isaga oo leh taariikh dheer oo dhaliilo uu u jeediyay hogaamiyayaashii Somaliland ee hore. Waxa uu ka […]
Somali News7 Jan 2020
USA (HCTV) – Koox sheegatay inay u dhasheen IRAN ayaa sheegay inay weerareen Mareegta (Website-ka) Dawladda Maraykanka isla-markaana ay jabsadeen. Kooxdan oo sheegay in weerarkoodu jawaab u yahay Dilkii Maraykanku u geystay Jeneraal Qaasin Sulaymaani oo ahaa Taliyihii Ciidammada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN, ayaa Website-ka ku baahiyey Farriin ay uu socdo Sawir muujinaya Madaxweyne […]
Somali News7 Jan 2020
Addis Ababa (HCTV) – Safiir Yuusuf Maxamud Guuleed ayaa shaaca ka qaaday inay aad u wanaagsan tahay xaaladda caafimaad ee Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi-Qani, Ilaahay mahadii, ducadii shacabka Somaliland-na Ilaahay aqbalay, isla-markaana, raaciyey in wakhtiga uu ka soo baxayo Cusbitaalka, jawaabteeda ka sugaynaa dhakhaatiirta gacanta ku haya daawayn tiisa. Safiirka JSL ee Itoobiya Amb. Yuusuf […]
5 Jan 2020
Kenya (HCTV) – Dagaalyahanno ka mid ah kooxda Al-shabaab ayaa Maanta weerarray Saldhig ku yaalla Gobolka Lamu ee dalka Kenya, kaasi oo ay wadaagaan Ciidammada Maraykanka iyo kuwa Kenya. Masuuliyiinta Amniga ee dalka Kenya ayaa laga soo xigtay in xooggaga Al-shabaab ee weerarray Saldhiggu ay burburiyeen diyaarad Maraykanku leeyahay oo Saldhigga la weerarray taallay iyo […]
Somali News5 Jan 2020
Lamu, (HCTV) – Ururka Al-shabaab ayaa weeraray saldhig milatari oo ku yaala Lamu oo ka tirsan Kenya, saldhigan milatari ayaa waxa isticmaalayey xubno milatari Kenyan iyo Maraykan isugu jira. Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa sheegay in afar dagaalyahan oo ka tirsan Al Shabaab ay dhinteen ka dib markii waabarigii saakay ay weerareen saldhiga ciidamada badda […]
Somali News5 Jan 2020
Tripoli, (HCTV) – Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay iyo 33 kale oo ku dhaawacmay weerar lagu qaaday Akadamiyad milatari oo ku taala caasimada dalka Libya, sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka ee dawlada fadhigeedu yahay Tripoli. Weerarka ayaa dhacay Sabtidii, xili ay isku soo urureen ciidamada la tababaray wax yar uun ka hor intii […]
Somali News4 Jan 2020
“Mudadii Golaha Deegaanka Hargeysa ninkaasi Hogaaminayey Shan Sanno Ayay Ahayd, Laba Sano Oo Qayrul Sharci Ah Ayuu Cashuurta Ummaddana Ku Qaataa” Afhayeenka Xisbiga Waddani, Barkhad Jaamac Batuun Burco, (HCTV) – Afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay in Maayar Soltelco shantii sano ee la doortay ay dhamaatay laba sano oo qayrul […]
Somali News4 Jan 2020
USA (HCTV) – Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in sababta uu Maraykanku u dilay Hoggaamiyihii ugu sarreeyay Ciidammada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN Qaasim Sulaymaani ay tahay inay joojiyaan dagaal, laakiin aanay ahayn inay Dagaal bilaabaan. Madaxweyne Trump oo ka hadlayey duqayn Ciidammada Maraykanku ku dileen Qaasim Sulaymaani oo Shalay ku dhintay gantaal ay ku […]
Somali News4 Jan 2020
Baqdaad, (HCTV) – Kumanaan qof oo u baroor-diiqaya Taliyihii Ciidamada qaybta Ilaalada Kacaanka ee Quds Force iyo taliyihii malleeshiyaadka Ciraaq Abu Mahdi al-Muhandis iyo lix kale oo shalay la dilay, ayaa isugu soo baxay magaalada Baqdaad ee Caasimada dalka Ciraaq. Dadkan Kumanaanka ah ayaa xidhnaa dhar madow iyagoo sitay calanka kooxda awooda ee Hashd al-Shaabi […]
Somali News4 Jan 2020
Baqdaad, (HCTV) – Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa ku booriday dhammaan muwaadiniinteeda inay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan dalka Ciraaq. Talaabadan ayaa timid ka dib markii Maraykanku duqeyn dhinaca cirka ah uu ku dilay Madaxii ilaalada kacaanka Iran Qassem Soleimani iyo taliyihii malleeshiyaadka Ciraaq Abu Mahdi al-Muhandis. Xiisadaha sii kordhaya […]
Somali News4 Jan 2020
Soomaaliya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ayaa Meel fagaare ah ku dilay Saddex Qof oo ay sheegeen in Maxkamadi ku xukuntay in la qisaaso. Fagaare ku yaalla degmada Buq Aqabla ee gobolka Hiiraan ee badhtamaha dalka Soomaaliya ayaa lagu dilay Eedaysanayaashaas oo Maxkamad Al-shabaab leedahay ku ridday xukunka ah in la dilo, sida ay Maanta faafiyeen […]
Somali News4 Jan 2020
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa ummada uga digay inaan qofka muslimka ah daadinta dhiigiisa lagaga qeybqaadan qowl, ficil, maal iyo fikir midnaba. Khudbadii Jimcaha maanta oo Sheekh Maxamed ku soo qaatay halista iyo cuqubada daadinta dhiiga islaamka iyo in qofka islaamka ah lagu dilo gardarro, ayaa sheegay inuu saddex qodob midba […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation