
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Jan 2020
Tehran, (HCTV) – Dilka taliyahii ugu sareeyay Iran ee Qassem Soleimani oo weerar cirka ah oo Maraykanku qaaday lagu dilay ayaa kiciyay mowjado cadho ah isla markaana keentay jawaab celin wadajirka iyo aargudashada marka loo eego kala qaybsanaanta siyaasadeed oo Iran ka jirtay. Qassem Soleimani, ayaa ahaa Taliyaha Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee Islamic Revolutionary Guard […]
2 Jan 2020
Ceerigaabo (HCTV) – Kornayl Siciid Cawil Caarre oo bishii May ee sannadkii 2018-kii ka goostay Ciidammada Qaranka, ayaa Maanta Ciidankii la socday ku wareejiyey guddidii dhexdhexaadinta ee u kala dab-qaadaysey isaga iyo Xukuumadda. Munaasibad lagu qabtay duleedka Buurta Daalo ee Gobolka Sanaag oo ay Maalmihii u dambeeyay ku sugnaayeen Ciidamada kornayl Caarre oo dhawaan uu […]
2 Jan 2020
Lamu (HCTV) – Dablay la aamisan yahay inay ka mid yihiin Kooxda Al-shabaab ayaa saddex qof dilay, saddex kalena dhaawacay Khamiista Maanta. Dablayda ayaa saddexda qof dilay, ka dib markii ay weerareen bas siday Rakaab oo marayey deegaanka Nyongoro oo ka mid ismaamulka Lamu ee dalka kenya, sidaana waxa sheegtay Warbaahinta gudaha ee Kenya. Guddoomiyaha […]
Somali News1 Jan 2020
Idlib, (HCTV) – Ugu yaraan qof oo suuriyaan ah oo afar caruur tahay ayaa ku dhintay weerar maanta oo Arbaca ah ka dhacay dalka Suuriya kadib markii gantaal ay soo rideen ciidamada dawladda Suuriya uu ku soo dhacay Dugsi ku yaala gobolka Idlib oo ah meel ay ku xoogan yihiin Mucaaridka dawladda Suuriya. Dadka dhibaatadu […]
Somali News1 Jan 2020
Muqdisho, (HCTV) – War Qoraal ah oo mar kale ka soo baxay Ururka Al-shabaab ayay kooxdu kaga hadashay khasaaraha ka dhashay Qaraxii toddobaadkan ka dhacay Isgoyska Ex Koontarool Afgooye. Qoraalka Al-shabaab ayaa lagu sheegay baaritaan dheer oo ay ku sameeyeen khasaaraha dhimasho ee ka dhashay Qaraxan ku ogaadeen in guud ahaan tirada dadka ku dhintay […]
Somali News1 Jan 2020
Boosaaso (HCTV) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Maxkamad hor-geeyay Madax-dhaqameed la sheegay inay ka soo horjeedsadeen Mashaariicda Horumarineed ee Dawladda Imaaraadka Carabtu ka waddo Deegaannada Puntland. Odayaal dhaqameedka Maxkamadda Boosaaso la hor-geeyay Maanta ayaa marmar kala duwan Warbaahinta mariyey Hadallo ay ku muujiyeen inay ka soo horjeedaan Hawlaha Horumarineed ee Imaaraadku ka wado Gudaha […]
Somali News1 Jan 2020
Filibiin (HCTV) – Tirada dadka ku dhintay duufaano xoog badan oo ku dhuftay badhtamaha Filibiin xilli lagu jiray Ciidda Kirismaska ayaa kor u dhaaftay 50 qof, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AFP. Dabaylaha Typhoon Phanfone iyo roobab mahiigaan ah ayaa burburiyay dhismayaal ganacsi oo badankoodu ku yaallay jasiiradda Visayas, taas oo saameysay in ka […]
Somali News1 Jan 2020
USA (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Ciidamo u dirayo Dalka Ciraaq, ka dib markii la weerarray Safaaradda Maraykanka ee Baqdaad. Maraykanka ayaa sheegay in Ciidamo dheeraad ah oo gaadhaya 750 Askari inuu u dirayo Ciraaq, ka markii Mudaharaadeyaal Cadhaysani ay dhagaxaan ku weerarreen Safaaraddiisa Magaalada Baqdaad, sida uu soo tebiyey Telefiishanka Aljazeera oo […]
Somali News1 Jan 2020
Kenya (HCTV)- Dawladda Maraykanka ayaa ka digtay in Diyaaradaha isticmaala Hawada Dalka Kenya ay Kooxaha Argagixisadu Weerarro la beegsadaan. Waaxda Duulista Hawada ee Maraykanka ayaa soo saartay digniin ah inay labada Bilood ee soo socda ay suurto-gal tahay in Argagixisadu ay weerarro la beegsadaan Diyaaradaha Isticmaala Hawada Kenya, gaar ahaan kuwa Maraykanku markay ku jiraan […]
Somali News31 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shacabka Somaliland ugu hambalyeeyey curashada sanadka cusub ee 2020, sida lagu sheegay War-saxaafadeed qoraal ah oo maanta ka soo baxay Madaxtooyada oo u dhignaa sidan;- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, sannadka Hijriga 1441-ka kuna beegan […]
Somali News31 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Maanta oo bishu tahay 31 December 2019, Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay soo saartay warbixin sanadeedkeedii xuquuqal insaanka ee sanadka 2019. Warbixinta Xarunta Xuquuqal Iinsaanka madaxa banaan ee 2019 waxay koobsanaysaa arimo dhowra ah oo la xidhiidha tacadiyo xuquuqal insaan oo dhacay sanadka 2019, kuwaas oo ay diiwaangelisay Xaruntu. Xaalada xoriyatul qolwka oo […]
Somali News31 Dec 2019
Baqdaad, (HCTV) – Dibadbaxayaa cadhaysan ayaa weerar ku qaaday dhismaha safaarada dalka Maraykanku uu ku leeyahay magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq, iyagoo burburiyeen albaabada iyo qaybta hore ee Safaarada, waxaana laga maqlayey rasaasta dadka ka ilmaysiisa iyo rasaasta nool oo loo adeegsanayo dibadbaxyaaasha cadhaysan. Dad goobjoog ah ayaa warbaahinta u xaqiijiyey inay arkeen qiiq […]