Somali News31 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Maayarka Hargeysa iyo Taliyaha Ciidammada Asluubta ayaa sheegay inay Dacwad ka gudbinayaan Masuuliyiin ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka ah oo Maalintii Shalay booqday dhul ku yaalla Bariga Magaalada Hargeysa, kaasi oo lagu muransan yahay. Wasiirka Hawlaha guud Cabdirashiid-qambi, Taliyaha Ciidammada Asluubta iyo Maayarka Hargeysa oo si wada-jir ah […]
Somali News31 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa la fasaxay Maalinta Arbacada ah ee Berri, dhalashada Sannadka cusub ee 2020-ka ee Taariikhda Miilaadiga awgeed. Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu Maanta soo saaray Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Farxaan Aadan Haybe, kaasi oo soo gaadhay War-qabadka Telefiishanka HCTV. Halkan Hoose ka akhri War-saxaafadeedka Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha […]
Somali News31 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo loo bineeyey ciidanka dab-damiska Somaliland, kuwaas oo laga dhisay xarunta guud ee ciidanku ku leeyahay caasimadda Hargeysa. Munaasibad kooban oo loo qabtay xadhig-ka jariska dhismeyaasha cusub ee ciidanka, islamarkaana lagu soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay ciidanka Dab-damiska […]
Somali News30 Dec 2019
Tehra, (HCTV) – Dawladda Iran ayaa cambaaraysay weerar Maraykanku uu qaaday dagaalyahano ka tirsan kooxda Shiicada ah ee Kataib Hzbollar oo ku sugan Galbeedka Iraq iyo Bariga Suuriya, waxaanay Iran ay sheegtay in Maraykanku uu muujinayo “Taageeradiisa Argagixisada” isagoo weerar dhinaca cirKa ah ku qaaday Kooxda Hubaysan ee Shiicada ah ee Kataib Hezbollah. Xarunta Gaashaandhigga […]
Somali News30 Dec 2019
Khartoum, (HCTV) – Maxkamadd ku taala dalka Suudaan ayaa maanta xukuno ku riday 29 xubnood oo ka tirsan sirdoonka dalkaasi, kuwaas oo lagu eedeeyey inay dil iyo jidhdilo u gaysteen dad xabsiyada ku xidhan intii lagu gudo jiray dibadbaxyadii lagaga soo horjeeday hogaamiyihii mudada dheer ka talinayey dalka Sudan ee Cumar Xasan Al-bashiir, horaantii sanadkan […]
Somali News30 Dec 2019
Benin (HCTV)- Waxa jira habab badan oo Bani-aadamku ku muujiyaan dareenkooda farxadeed ee ka tarjumaya Guulaha ay ka gaadhaan Ahdaaftooda. Laakiin, in indhahaaga ay ilmadu ka qubato ayaa ah habka ugu fiican ee dareenka Farxadeed lagu muujiyo sida Wasiirka Beeraha ee dalka Benin Cossi Gaston Dossouhoui, kaasi oo ilmada xajin waayay markii loo sheegay in […]
Somali News30 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga UCID, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) uu u xidhan yahay Dacwad uu ka gudbiyey. Baashe-cadde oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Salaadiin iyo Odayaal ka codsadeen inuu ka noqdo Dacwadda uu ka gudbiyey […]
Somali News30 Dec 2019
Wardheer (HCTV) – Ciidammada ammaanka ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa Magaalada War-dheer ee Gobolka Doolo ku qabtay Gaadhi la sheegay in laga soo buuxiyey Walxaha Qarxa. Gaadhiga ayaa Ciidammada Amnigu sheegeen in la qabtay intii aanu gelin gudaha Magaalada Wardheer. Ciidammada Booliska ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay qabteen 4 […]
Somali News30 Dec 2019
Muqdisho (HCTV) – Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee magaceeda loo soo gaabiyo NISA ayaa War ay soo saartay ku sheegtay in Qaraxii doraad ka dhacay Magaalada Muqdisho ay ka dambaysay Dawlad shisheeye. Qaraxa oo ka dhacay Kantaroolkii Ex-Afgooye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhintay Dad gaadhaya 100 Qof, waxaana ku dhaawacmay Dad gaadhaya 80 Qof. […]
Somali News29 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa digniin u dirtay Dirawallada wada Gaadiidka qaada Ardayda Dugsiyada. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Axmed Abokor iyo Badhasaab ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex, Khadar Baaruud oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in loo baahan yahay in Dirawallada Basaska qaada Ardaydu ay Masuuliyad […]
Somali News29 Dec 2019
Badhan (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Md. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa ka hadlay saddex Arday oo uu sheegay in lagu dhaawacay deegaanka Middi-gale oo ka tirsan Gobolka Badhan. Wasiirka oo Maanta saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dhallinyarada Ardayda ah oo midkood dhaawaciisu culus yahay ay dhaawaceen Dad aan […]
Somali News29 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Hoggaamiye Muuse Biixi iyo qoyskiisa ayaa la sheegay inay ka damqadeen eedaymo uu guddoomiyaha xisbiga Ucid dhawaan u jeediyey. Guddoomiye Faysal ayaa eedaymaha uu u jeediyey qoyskiisa Muuse Biixi waxay salka ku hayeen inay waddankii ka dhigteen Tukaan ay leeyihiin oo kale. Eedaymihii Faysal Cali Waraabe u jeediyey Muuse Biixi iyo qoyskiisa […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation