
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 Dec 2019
Al-Dhalea, (HCTV) – Ugu yaraan shan Askari ayaa ku dhintay kadib markii weerar qarax loo adeegsaday lala bartilmaameedsaday guuto Milatariya oo ku qalinjabinaysay magaalada Koonfurta dalka Yemen ku taala ee Al-Dhalea, sida ay sheegeen ciidamada amaanka ee dalkaasi. Sidoo kale weerarkan dhacay Axada maanta ayaa waxa ku dhaawacmay sideed kal, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta caafimaadka […]
Somali News29 Dec 2019
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalatay qarixii argagixiso ee shalay ka dhacay magaaada Muqdisho ayaa soo gaadhsiiyey Gurmad Isugu jira Dawooyin iyo Dhakhaatiir. Waxaanay Diyaaradii sidday dhaqaatiir iyo dawooyinku ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan […]
Somali News29 Dec 2019
Hargaysa (HCTV) – Guddiga Wanaag-farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa ka digay in dalka laga sameeyo xaflado looga dabaal-degayo sanadka cusub ee Miilaadiga ee 2020-ka, kaasi oo Foodda innagu soo haya. Guddigu waxay Xukuumadda Somaliland iyo ciidamada ammaanka ugu baaqeen in laga hor tago in aanay dhallinyaradu qabsan xaflado loogu dabaal-degayo sanadka cusub ee 2020-ka. […]
Somali News29 Dec 2019
Moscow/ Kyiv, (HCTV) – Ciidamada dowlada Ukraine iyo kuwa gooni u goosadka ah ee bariga dalka Ukraine ee taabacsan Ruushka ayaa dhameystiray Iswaydaari dhamaystiran oo ku saabsan Maxaabiis la is-dhaafsaday, iyadoo la isweydaarsanayo dhamaan maxaabiistii xidhnayd mudada shanta sano ah ee dagaalku socday, sida uu sheegay madaxweynaha dalka Ukraine. “Siideynta labada dhinac ee maxaabiista ayaa […]
Somali News29 Dec 2019
Muqdisho (HCTV) – 16 Qof oo ka mid ah Dadkii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday Dalka Turkiga, si halkaa loogu soo daweeyo. Madaxweynaha Soomaaliya Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Madaarka Muqdisho ku soo sagootiyey dhaawacyada loo qaaday Turkiga, waxaanu eheladooda u xaqiijiyey in dowladdu ay ku bixin […]
Somali News29 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa Cambaareeyay Weerar Naxariis-darro ahaa oo Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu laayey Dad u badnaa Arday. Weerarka Muqdisho ka dhacay Sabtidii Shalay ayaa lagu dilay Dad gaadhaya 100 Qof, kuwaasi oo intooda badan ahaayeen Arday wax ka baran jiray Jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdish, […]
Somali News29 Dec 2019
Nigeria (HCTV) – Kooxo Mitidiin ah oo xidhiidh la leh Daacish ayaa baahiyey Muuqaal ama Fiidiyoow ay ku sheegayaan inay gawraceen 11 Qof oo kiristaan ah. Weerarka lagu laayey dadka Kiristaanka ah ayaa ka dhacay Waqooyi-bari dalka Nigeria. Muuqaalka oo la baahiyey xilli dambe oo khamiistii ah ayaa muujinaya kooxo xidhiidh la leh Daacish oo […]
Somali News28 Dec 2019
Saylac, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku guda jira Safarkii Kormeerka Mashaariicda Maamul daa-dejinta ee JPLG oo galay wajigii saddexaad ayaa safar shaqo ku tegay Magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salel halkaasi oo waftiga Madaxweyne ku xigeenka si balaadhan loogu soo dhaweeyey. Waftiga ayaa maray Deeganaada Qolujeed, […]
Somali News28 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – War-saxaafadeed; “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka dalka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cawl Cilmi Cabdalla oo ku geeriyooday maanta oo ay […]
Somali News28 Dec 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxii bahalnimada ahaa ee argagixisadu ay la beegsadeen Ex-kaantorool Afgooye. “Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Maanta waa maalin murugo badan oo muujineysa sida argaixisadu ay bartilmaameed uga dhigteen shacabkeenna. Waxaan tiiraanyada la wadaagayaa qoysaska dadkii […]
Somali News28 Dec 2019
Muqdisho, (HCTV) – Ugu yaraan 79 qof ayaa ku dhintay, halka ay ku dhaawacmeen tiro ka badan 100 qof qarax xoogle oo subaxnimadii hore ee saaka ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho. Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo goor dambe oo caawa ah xaqiijiyey tirada rasmiga ah ee ku dhimatay qaraxaasi ayaa sheegay in […]
Somali News27 Dec 2019
Makka (HCTV) – Afartan sano ayaa laga joogaa markii wadaad iyo dadkii taabacsanaa ay la wareegeen Masjidka barakeysan ee ku yaalla magaalada Makka oo ah halka ugu barakeysan dunida sida uu Islaamku qabo. Weriyaha BBC-da Eli Melki ayaa sheegtay in qabsashada masjidka ay ruxday dunida Islaamka isla markaana ay beddeshay taariikhda Sacuudiga. Subaxnimadii hore 20-kii […]