
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News27 Dec 2019
Garoowe (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Shil baabuur ku geeriyooday Afar Dhallinyaro ah. Dhallinyarada Geeriyooday oo saddex ka mid ahi ahaayeen Dumar ayaa uu gaadhi la dhacay Xalay Saqdii dhexe, ka dib markii ay ka soo laabteen Aroos ka dhacay deegaan Baadiye ah oo ka mid ah deegaannada hoos taga Magaalada Garoowe. Dhallinyaradan […]
Somali News27 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay Xadhigga Xoghayaha Arrimaha gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), kaasi oo Shalay Ciidammada Boolisku ku xidheen Xarunta Ciidammada dambi-baadhista ee Magaalada Hargeysa. Afhayeenka Ciidammada Booliska Faysal Xiis Cilmi oo Shalay Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Ramaax la xidhay ka dib, markii […]
Somali News27 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday Culimada Islaamku way isku waafaqsan yihiin inay xaaraan tahay isu-ekeysiinta nimanka gaalada iyo in ciidahooda la xaadiro. Sheekh Maxamed oo khudbadii Jimcaha maanta kaga hadlay ciidaha Gaalada iyo waxa shareecada Islaamku ka qabto ayaa ku bilaabay, Waxaynu ka hadlaynaa Ciidaha Gaalada, ayaamahan aynu […]
Somali News26 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga UCID, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), Sida uu cadeeyey Afhayeenka Bileyska Somaliland. Gaashaanle Sare Faysal Xiis oo ah Afhayeenka Ciidamada Bileyska Somaliland ayaa sheegay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland uu si shakhsi ah uu u soo dacweeyey Maxamuud Cali Ramaax oo lagu […]
Somali News26 Dec 2019
Berbera, (HCTV) – Maareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa soo dhaweyn mug weyn Ku qaabilay waftigii balaadhnaa ee ay hoggaaminaysay madaxweyne ku xigeenka dawladd deegaanka Oromada ee dalka Itoobiya, Chaltu Sani Ibraahim, oo Maanta booqasho ku tagtay Dekeda Caalamiga ah ee Berbera. ugu horayn Maareeyaha Dekedaha Somaliland waxa uu si xeeldheer […]
Somali News26 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Fadhigii 51-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta lagaga dooday laguna ansixiyey xeerar kala duwan. Golaha wasiirradu waxay dood dheer ka dib ansixiyeen siyaasadda qaran ee maalgashiga, sidoo kale waxa golaha loo […]
Somali News26 Dec 2019
Bitlis, (HCTV) – Todoba qof ayaa ku dhintay halka 64 kalena laga soo badbaadiyey doon siday Muhaajiriin ka yimid dalalka Pakistan, Bangladesh iyo Afghanistan oo kula dagtay Haro ku taala dalka Turkiga, gaar ahaana gobolka Bitlis. Doonta ayaa degtay xili ay ku sii jeedday degmada Adilcevaz ee gobolka Bitlis, oo ku taal xeebta waqooyiga harada […]
Somali News26 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulankii labaad maanta qasriga madaxtooyada kula qaatay gudoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani, Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Markii kulankaasi laga soo baxayna waxa saxaafada la […]
Somali News26 Dec 2019
Nairobi, (HCTV) – Kenya iyo Soomaaliya ayaa la filayaa inay yeeshaan kulan xuduudeed ka dib weeraradii argagixiso ee ka dhacay Gobolka Wajeer saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Wakiilka Gobolka Wajeer Jacob Narengo iyo kooxda amniga ee gobolka ayaa soo noolayn doona shirar wada-jir ah oo u dhexeeya bulshooyinka ku nool Kenya iyo xadka Soomaaliya, […]
Somali News26 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulankii labaad maanta qasriga madaxtooyada kula qaatay gudoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani, Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Markii kulankaasi laga soo baxayna waxa saxaafada la […]
Somali News26 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay kulan salaan ah la qaatay weftigii ballaadhnaa ee ka socday maamullada Soomaalida iyo Oromada ee dawladda Federal-ka Itoobiya ee booqashada shaqo ku joogay Somaliland. Weftiga ka socda maamullada Soomaalida iyo Oromada oo ay hoggaaminayo madaxweyne-ku-xigeenka is-maamulka Oromada Mrs Chaltu Sani Ibraahim, ayaa kulankooda […]
Somali News26 Dec 2019
Ankara, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu ciidamo milatari uu u dirayo dalkan Libya oo ku yaala waqooyiga Afrika si ay u taageeraan dawladda la aqoonsan yahay ee taagta daran. Madaxweyne Erdogan ayuu dhawaaqani ka soo baxay maanta oo Khamiis ah, kaas oo sheegay in ciidamadan Turkiga ah ee […]