
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News25 Dec 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerk ayaa socdaal ku tagay caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa, kaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey markii uu soo gaadhay dalkaasi Ethiopia. Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa Madaxweynaha dalka Eritrea kaga hortagay Garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa […]
Somali News25 Dec 2019
Arbinda, (HCTV) – Ugu yaraan 35 qof oo shacab ah oo dhamaantoodb Haween ah ayaa lagu dilay weeraro qaraxyo ah oo lala beegsaday dalkan ku yaala Galbeedka Afrika oo dagaalo ay ka socdeen shantii sanadood ee u dambeeyey. Sidoo kale todoba Askari iyo 80 dagaalyahan ayaa lagu dilay weeraro lamaane ah oo lala beegsaday saldhig […]
Somali News25 Dec 2019
Isreal (HCTV) – Ciidammada Dawladda Isreal ayaa sheegay in Duqayn diyaaradahoodu ay ku dileen 9 Qof oo isku qoys ah ay u dhacday si khalad ah. Ciidammada Isreal ayaa sheegay in Duqayntu dhacday, markii la bixiyey Amar iyadoo la xaqiijin halka la beegsanayaa inay tahay halka ay ku sugan yihiin Dad ay ku sheegeen inay […]
Somali News25 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray carwo ballaadhan oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka wershahada waddaniga ah oo lagu qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Munaasibadda lagu soo bandhigayo wax soo saarka wershadaha dalka, ayaa waxa madaxweynaha kala qayb-galay wefti ballaadhan oo ay hoggaaminayso madaxweyne ku-xigeenka […]
24 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Caawa kormeer kedis ah ku tagay Cisbitaalka guud ee Hargeysa. Sidaana waxa lagu sheegay War Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa Kormeer kedis ah ku tegay Cusbitaalka guud […]
Somali News24 Dec 2019
Abidjan, (HCTV) – Dacwad-oogaha dalka Ivory Coast Nichard Adou ayaa soo saaray waaran lagu xidhayo Guillaume Soro oo ah Musharax Madaxweyne oo u tartamaya Madaxtinimada, kaas oo doonayey inuu dalkiisa ku soo noqdo ayaa diyaaradii siday loo diiday inay soo qaado, waxaana go’aankani ku soo beegmayaa xili ciidamada amaanku ay qabsadeen Xarunta Guud ee xisbigiisa. […]
Somali News24 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada ku soo dhaweeyay Ciyaaryahannada Kooxda SINDO UNITED oo ka dhisan Dalka Kenya, kuwaasi oo Ciyaaro Saaxiibtinimo Maalmihii u dambeeyay la yeeshay Kooxaha ka dhisan Somaliland qaarkood. Sidaana waxa lagu sheegay War ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo u qornaa sidan […]
Somali News24 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciidanka Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyey saddex dhacdo oo ay hawlgallo ka sameeyeen, kuwaas mid walba laga qaaday talaabo ku haboon. Saddexdan dhacdo ayaa kala ahaa askari muwaadin ku dilay magaalada Wajaale, askar gacan saaray qof dumar ah iyo gaadhiga lagala baxsaday magaaladda Hargeysa. Taliyaha ciidanka Dambi-baadhista Faysal Xiis oo falalkan dhacay […]
Somali News24 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Guddiga cusub ee doorashooyinka Qaranka, kuwaasi oo khilaaf ka dhashay soo xulistooda ka dib lagu heshiiyey in laga noqdo, isla-markaana la soo celiyo Guddigii hore ee Doorashooyinka ee wakhtigu ka dhamaaday. Madaxweyne Biixi ayaa xubnaha cusub ee Komiishanka doorashooyinka […]
Somali News24 Dec 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in la xidho dhammaan Akoonnada ay Soomaaliya ku leeyihiin Dadka ku shaqaysta Sarrifka lacagaha qalaad ee loo yaqaano (Forex), kaasi oo lagaga dhex shaqeeyo Internet-ka. War ka soo baxay Baanka dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu amray in la xidho Akoonnada Soomaaliya ka furan ee lagaga […]
Somali News23 Dec 2019
Muqdisho, (HCTV) – Faah faahinno dheeraad ah iyo sheegashooyin kala duwan ayaa ka soo baxeysa dagaal culus maanta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Ururka Al-shabaab ku dhaxmaray dulleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in weerar culus ku qaaday saldhigyo ciidamada militariga Dowladda Soomaaliya ku lahaayeen deegaanka Goofguduud ee […]
Somali News23 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ururada VOSOMWO iyo hay’adda SIHA Newtowk ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay shir dhalinyarada hablaha ah lagaga wacyigainayo dhibaatada ay tahriibtu leedahay. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen dhalinyaro ku bahoobay shabakado maxali ah oo ay ka mid tahay Danjire Network oo ay ku bahoobeen dhalinyaro iskaga kala yimid degmooyinka Caasimada ee Hargeysa […]