
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo ku-xigeenkiisu ayuaa Maanta kulan la yeeshay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo madaxweyne ku […]
Somali News21 Dec 2019
USA (HCTV) – Masuuliyiinta ayaa sheegay in Ciidammada amniga ee Gobolka Arizona ee dalka Maraykanka ay toogteen Nin u dhashay Dalka Qadar. Ciidammada Amniga ayaa toogtay Ninka u dhashay Qadar Jimcihii, ka dib markii isagoo Cabsan uu weerarray Askari Boolis ah oo ku amrayey inuu Beerka dhulka dhigo si loo qabto. Askari Booliska Maraykanka ayaa […]
Somali News21 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaa-reebista ayaa sheegay inay xidheen 9 Guri oo loo kiraystay Faafinta Diinta Kiristaanka isla-markaana ay Mastaafuriyeen Dadkii hawshaa ku jiray. Sheekh Cali Maxamuud oo ka mid ah Xubnaha Guddiga wanaag-farista iyo Xumaan reebista Somaliland oo ka hadlayey Munaasibad Guddigu ku soo bandhigeen waxqabadkooda ayuu ku sheegay inay wax weyn […]
Somali News21 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa ka laabtay Go’aankoodii ahaa in aanay wax kulan ah la yeelanayn Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi illaa uu Dalka doorasho ka qabto. Labada Xisbi Mucaarad oo Maanta Shir-jaraa’id ayaa sheegay inay ka noqdeen Go’aankoodii hore isla-markaana la kulmayaan Madaxweynaha, si looga wada-hadallo qabsoomidda doorashooyinka Goleyaasha […]
Somali News21 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa ugu baaqay bulshada in kelmada Alle ka cabsigu tahay kelmad Ilaahay SW uu faray Gaal iyo Islaam-ba sida aayad quraanka kariimka Ilaahay SW inoogu sheegay ‘Dadyahow Ilaahay SW ka cabsada. Sheekh Maxamed oo ka hadlayey khudbadii Jimcaha maanta oo ku saabsanayd muhiimada Alle ka cabsiga ayaa […]
Somali News21 Dec 2019
Muqdisho (HCTV) – Waxa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya lagu soo dhaweeyay Wefti ka socda Somaliland, kuwaasi oo sida Qaadhaan ay ugu talo-galeen Dadka reer Beledweyne ee Webiga shabeelle ku fatahay isla-markaana ka barakiciyey Magaaladoodii. Weftigan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland, Jamaal Caydiid ayaa waxa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo […]
Somali News20 Dec 2019
Caynaba, (HCTV) – Deegaanka Gawso Weyn oo ka tirsan Gobolka Saraar ayaa waxa ka dilaacay xanuun ay dadka deegaankaasi u yaqaanaan Calool Xanuunka. Isu-duwaha Wasaarada Caafimaadka ee gobolka Saraar Maxamed Abokor Suudi oo baaqa xanuunkaasi ka jawaabaya ayaa waxa uu deegaankaasi gaadhsiiyey daawooyin kala duwan. Socdaalka uu Isu-duwaha Wasaarada Caafimaadku uu ku tagay deegaanka Gawso […]
Somali News20 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu soo dhaweeyey koox ka socota heerka 1aad ee Naadiyada ka dhisan dalka Kenya, kuwaas oo ciyaar saaxiibtinimo la ciyaari doona laba kooxood oo ka dhisan magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama. Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland ayaa Kooxdan Kubadda Cagta ee ka socota dalka Kenya ku […]
Somali News20 Dec 2019
New York, (HCTV) – Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa ayaa Maraakiib dagaalka oo laga leeyahay India u dirtay xeebaha Afrika gaar ahaana Somalia, iyagoo ilaalo ka ah maraakiibta gargaarka sida ee u raran hay’adda Barnaamijka Cuntada Aduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo (WFP). Arrintan ayaa timid ka dib markii Qaramada Midoobay ay sheegtay in Budhcad baddeeda […]
Somali News19 Dec 2019
Algeria (HCTV) – Algeria ayaa u dabaal-dagaysa doorashada Madaxweyne cusub oo loo doortay Dalkaasi. Madaxweynaha cusub ee Algeria loo doortay ayaa ah Abdelmadjid Tebounne ayaa da’diisu tahay 73. Mr Tebounne oo mar soo noqday Raysal-wasaaraha Algeria, ayaa beddelaya Abdelaziz Bouteflika oo Dibed-baxyo ka dhacay Guud ahaan dalka Algeria ku khasbeen inuu Iscasilo, ka dib markiii […]
Somali News19 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Hay’adda Lacagta Adduunka ee Magaceeda loo soo gaabiyo IMF ayaa la hadashay Qorshaha Deyn Cafiska ee Soomaaliya. Agaaismaha maamulka ee hay’adda IMF Kristalina Georgieva oo Shir-jaraa’id qabatay ayaa amaantay dedaalka socda ee Habka Deyn Cafiska ee Soomaaliya, waxayna tidhi “Guddiga fulinta hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) wuxuu meel mariyey qorshe maaliyadeed oo Gacan […]
Somali News19 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland ayaa Maanta kooxaha la dagaalanka Ayaxa u kala dirtay Gobollada Bariga iyo Galbeedka Dal. Kooxahan oo Wata 8 Gaadhi oo ay ku rakiban yihiin Qalabka lagula dagaalamo Ayaxa ayaa waxa Saaka kala diray Wasiirka Wasaaradda Beeraha Axmed Muumin Seed. Wasiirka oo Saxaafadda la hadlay ka hor intii aanay […]