
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wefti ka socda Beesha Caalamka, kuwaasi oo uu hoggaaminayey safiirka midowga yurub Amb. Nicolas Belanga Martinez. War-saxaafadeed laga soo saaray Kulanka dhex maray Madaxweynaha iyo Weftiga Beesha Caalamka ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa […]
Somali News18 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ku soo saaray La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka (Circulation Book) iyo Summadda Tirsiga Gaadiidka (Plate Number). Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markaan Arkay: Qodobka 14aad, faqraddiisa 1aad […]
Somali News18 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Weftigii balaadhan oo ka socday Beesha Caalamka ayaa galabnimadii maanta Kulano gaar gaar ah magaalada Hargeysa kula yeeshay saddexda xisbi Siyaasadeed ee Somailand iyo Ucid iyo ururkada Bulshada rayidka ah. Kulankan oo diirada lagu saaray Arinta Doorashooyinka iyo Go’aamadii Guddida Dhexdhexaadintu ay soo saareen ayaa xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo UCID ay u […]
Somali News17 Dec 2019
Laascaanood (HCTV) – Xildhibaannada Golaha deegaanka ee Laascaanood ayaa ka hor-yimid biyo-gelin la doonayo in laga sameeyo Magaalada Laascaanood. Xildhibaannada ayaa sheegay in shirkadda la siiyey Mashruuca biyo-gelinta Laascaanood doonayso inay Magaalada Biyaha uga soo jiiddo Ceelka Goojacade oo ay sheegeen in biyihiisa aanay Xooluhu Cabbin karin, sidaasi darteedna waxay ugu baaqeen Dawladda Somaliland inay […]
Somali News17 Dec 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Md. Maxamed Kaahin Axmed oo ah Oday Xilkas ah waxaan ka codsanayaa inuu iga qabto dulmiga ay igu hayso Dawladda Hoose ee Hargeysa, gaar ahaan Maayarka Hargeysa iyo Guddoomiyaha Guddiga dhulka ee Golaha deegaanka Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (Xasan-Shahar). Haddaba, anigoo ah Muwaadin Isaxaaq Cumar Bullaale, Mudane Wasiir marka hore waxaan […]
Somali News17 Dec 2019
Nairobi (HCTV) – Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun wuxuu ka mid yahay ka qeyb galeyaasha Kulanka Culumada Soomaaliya, oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna markii ugu horreysay madashaas uga hadlay taariikh nololeedkiisa. Mu’tamarka uu ka qeybgalayay waxaa ka qeybgalay 12 culimo oo Soomali ah oo ay ka mid yihiin Sheekh cabdirashiid Sheekh […]
Somali News17 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Hay’adda OXFAM oo ka mid ah Hay’adaha Caalamiga ah ayaa ka hadashay Shirkii Cimilada Adduunka ee lagu soo gebogabeeyay Magaalada Madrid ee Dalka Spain, kaasi oo Dawladaha ugu tunka weyni aanay ka soo saarin wax natiijo ah. War-saxaafadeed ay Hay’adda OXFAM ka soo saartay Shirkaa natiijo la’aantu soo dhamaaday ayaa sheegtay inay […]
Somali News16 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in Madixii hore ee Sirdoonka Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo magaciisa la yidhaa Mukhtaar Suubane loo gacan galiyey dawladd deegaanka Soomaalida Itoobiya. Mukhtaar Suubane ayaa in muddo ah ku xidhnaa Xarunta CID-da ee Magaalada Hargeysa, waxaana lagu eedaynayaa intii Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar (Ilay) ay ka talinaysay […]
Somali News16 Dec 2019
Harare, (HCTV) – Dawladda dalka Zimbabwe ayaa xidhay xaaska Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi Constantino Chiwenga oo magaceeda la yidhaa Marry Mubaiwa, taas oo loo xidha iskudayga dilka Saygeeda iyo arimo kale oo la xidhiidha musuqmaasuq, sida ay sheegtay waaxda la dagaalanka musuqmaasuqa ee dalkaasi. Marry Mubaiwa, oo ahayd Xaaska Madaxweyne ku xigeenka dalka Zimbabwe ayaa […]
Somali News16 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Hooyo Nadiifiso ah ka ahayd meherad Dukaan ah oo dhawaan maamulihii meheradaasi ka eryey ayaa shaqo ka heshay hay’adda Barakacayaasha qaranka. Hooyadan oo shaqadaasi markii laga eryey si weyn sheekadeedu ay baraha bulshada u dhex xulaysay ayaa soo jiidatay indhaha dad tiro badan oo reer Somaliland. Gudoomiyaha hay’adda Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed […]
Somali News16 Dec 2019
Boorama, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaaada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa sheegaya in maanta uu ka dhacay banaanbax lagaga soo horjeedo xadhiga Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo ay ciidamada Boolisku xabsiga dhigeen shalay. Dibadbaxan ayaa ka dhacay saaka xaafada Sisibta ee magaalaa Boorama, waxaanay dadkaasi shacabka ahi ay dalbadanyaan in xuriyadiisa dib loogu […]
Somali News16 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Guddidii dhexdhexaadinaysay Xukuumada Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland oo ka koobnayd ganacsato, Madaxdhaqameed iyo culimaa’udiin ayaa maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxaanay shaaciyeen go’aamo ay ka soo saareen khilaafkaasi. Go’aamada ay soo saareen guddidani ayaa waxa ka mid ah in la soo celiyo Guddii hore ee doorashooyinka Somaliland ee Mudadoodu dhamaatay […]