
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News16 Dec 2019
Muqdisho, (HCTV) – Axmed Cali Abuukar oo ka mid ah Saraakiisha ururka hubaysan ee Al-shabaab oo lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshiyaha Ururka Al-shabaab gaar ahaan inuu kooxda u qaabilsanaa kiraynta guryaha magaalada Muqdisho kuwooda xanuunsan iyo in uu uga wakiil ahaa xarumaha caafimaad ee magaalada Muqdisho oo uu ku lahaa wakaalad iyo kor joogtayn […]
Somali News15 Dec 2019
Nairobi, (HCTV) – Haweenay saynisyahanadd dhinaca deegaanka ah oo magaalada badhtamaha Kenya ku taala ee Gilgil kala shaqaysa ururinta caagadaha iyo quraaradaha ay dadku wax ka isticmaaleen ee hadhaagooda la soo daadiyo, ayaa agab guryaha lagu dhiso ka farsamaysay caagado iyo quraarado dadka deegaanka gaar ahaana hotellada, dukaamada iyo dugsiyadu ay isticmaaleen. “In aynu caaga […]
Somali News15 Dec 2019
Gaalkacayo, (HCTV) – Koox hubaysan ayaa caawo fiidkii weerar ku qaaday saldhig ciiddan oo ku yaala waqooyiga magaalada Gaalkacyo, waxaanay kooxdani weerarkooda u adeegsadeen bambo gacmeedyo iyo rasaas. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaaladu ayaa tilmaamay in weerarkaan oo socday daqiiqado kooban ayay ku dhaawacmeen askar ka tirsan ciidanka bilayska maamul goboleedka Puntland iyo […]
Somali News15 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Yuusuf Kayse Cabdilaahi oo ka mid ah Saraakiisha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa dhaliilay waxqabad la’aanta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, waxaanu wax lala yaabo ku tilmaamay in xukuumaddu ay waxqabadkeedii sanadka ku darsatay inay la kulantay gudoomiyeyaasha warbaahinta madaxa banaan, halka sanadkii hore ku darsatay inay la kulantay xisbiyada mucaaradka ah. […]
Somali News15 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka digay Calaf xoolaad ay Hay’adi Dalka keentay, kaasi oo Xisbigu sheegay inuu sun yahay oo la doonayo in Xoolaha Somaliland lagu dabar-gooyo. Xoghayaha Xanaanada Xoolaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Dr. Axmed Cabdillaahi Cige (Shugri) oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa isagoo sharraxaya arrintaasi […]
Somali News15 Dec 2019
London (HCTV) – Dawladda Ingiriiska ayaa Dalkeeda ka Mastaafurisay Nin ay Walaalo yihiin Orodyahanka Caanka ah ee Mo Farah, kaasi oo Magaciisu yahay Axmed Faarax, sida uu qoray Wargeyska Daily Mail. Ninka la Mastaafuriyey ayaa muddo 4 sanadood iyo Badh ah ku soo qaatay Jeelka oo uu galay sannadkii 2010-kii, ka dib markii lagu eedeeyay […]
Somali News14 Dec 2019
Boorama, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku guda jira Safarkii Kormeerka Mashaariicda Maamul daa-dejinta dawladaha hoose ee JPLG oo galay wajigii saddexaad ayaa maanta gaadhay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal halkaasi oo waftiga Madaxweyne ku xigeenka si balaadhan loogu soo dhaweeyey. Madaxweyne ku xigeenka ayaa kulan la qaatay […]
Somali News14 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Dr Maxamed Axmed oo ah Digtoor ka hawlgala cusbitaalka ugu weyn Turkiga ee dawliga ah ayaa maanta deeq Dawooyin ah ku wareejiyey ururka dhaqaatiirta Somaliland. Weftigan uu horkacayey Dr Maxamed Axmed oo ay wehelinayey Dakhaatiir u dhashay dalka Turkish ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed […]
Somali News14 Dec 2019
Doha, (HCTV) – Wefti uu horkacayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galaya kulanka madasha Dooxa oo maanta furmay dalka Qadar. Kulanka Madasha Dooxa oo socon doona Laba maalmoodo ayay ka soo qaybgaleen madaxda qaar kamid ah dowladaha caalamka iyo hay’adaha caalami ah, kaas oo uu furay amiirka Qatar, Tamim bin Hamad […]
Somali News14 Dec 2019
Doha, (HCTV) Raysal Wasaaraha dalka Malaysia Mahathir Maxamed oo hadal ka jeediyey shirka Doha 2019 (Doha Forum 2019) oo ka dhacay dalka Qatar ayaa sheegay in cunaqabatayna Maraykanku ku soo rogay dalka Iran ay xadgudub ku tahay shuruucda caalamiga ah, waxaanu tilmaamay in Qaramada Midoobay oo kaliyii ay cunaqabatayn karo dal. “Malaysia ma taageerayso cunaqabataynaha […]
Somali News14 Dec 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Manhajka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee dalka Soomaaliya, waxaanu tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay dib u soo nooleynta, mideynta iyo tayeynta nidaamka waxbarasho ee dalka Soomaaliya. Daahfurka Manhajka Dugisiyada Soomaaliya ayaa ka dhacday Dugsiga Maxamuud Mire ee magaalada Muqdisho, waxaana loo […]
Somali News14 Dec 2019
Khartoum, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa lagu xukumay laba sanadood oo xadhig ah kadib markii lagu eedeeyey musuqmaasuq iyo lacago uu si khaldan u isticmaaay. Cumar Xasan Al-bashiir ayaa dalka Sudan xukumayey mudo ku dhow sodon sanadood. Waxaanay Maxkamadd ku taala Caasimada Khartoum ay maanta oo sabti ah ku […]